Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy mortar exchanges start in capital

Recommended Posts

Muqdisho: Madaafiicda oo si kulul uga socota Caasumada Soomaaliya.

13. april 2009

 

 

Muqdisho(AllPuntland )- Madaafiic culculus ayaa si xawli ah uga socota magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, markii ay soo gaareen magaaladaasi xubno sar sare oo ka socda dawladda Mareykanka, waxaana jawaab kulul ay ka soo baxaysaa ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & kuwa AMISOM.

 

Kooxaha diidan dawladda Soomaaliya ayaa madafiic culus ku weeraray garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho oo ay joogto diyaarad weyn oo laga leeyahay dalka Mareykanka, ayna wateen Xildhibaano udhashay dalka Mareykanka, oo shir la qaadanayay Madaxweynaha dawladda Faderaalka Shariif Sheekh Axmed iyo Raysalwasaarihiisa.

 

Jawaabaha ka imaanaya ciidamada dawladda Soomaaliya ee ka soo dhacay Madaxtooyada iyo Garoonka Muqdisho ayaa taabanaya oo khasaarooyin ka geystay ilaa hada deegaanada kala ah African Vilage, Suuqa Bakaaraha Qeybta Qudaarta iyo Bagaashka, Bangaariyo, Isgoyska Bakaaraha, Balaagsii iyo Al-baraka, waxaana ilaa hada geeriyooday dad ka badan 5 qof.

 

Dad jooga meelaha aadka ugu dhaw garoonka Muqdisho ayaa lasheegay in ay cabsi daran heysato oo ku aadan in dagaal caadi ah uu bilowdo, ciidamada AMISOM waxa ay aad imika sugayaan amaanka Madaxtooyada, waxaana Madaxtooyada ka soo dhaceysa hubka waa weyn qaar ka mid ah, ayadoo ay joogaan Ajaaniib udhalatay dalka Mareykanka.

 

Wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa diiday in ay ka hadlaan dagaaladan, ayagoo sheegay in lugu soo qaaday ciidamadooda iyo kuwa AMISOM weerar culus, ayna difaac ku jiraan ilaa hada, waxaana aan la garan karin halka ay xaalad ku dambeyso.

 

Warar hada soo gaaray AllPuntland warqabadkeeda Puntland ayaa sheegaya in ay magaaladaasi ka baxeen oo ay hada ka dhoofeen, ayadoo ay madaafiic socoto Xildhibaanadii ka socday Maamulka Barack Xusen Obama.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hoobiyaal lagu garaacey Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho & Jawaab laga baxshey

 

Monday, April 13th, 2009 at 4:29 pm

 

Horseed Media

News Desk

 

War hadda naga soo gaarey Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in hoobiyaal gaaraya 6 lagu garaacay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde.

 

 

Donald Payne Waxa uu soo gaarey maanta Muqdisho

Waxaa Garoonka ku sugnaa nin ka socdey Aqalka Kongoresska maraykanka magiciisana la yiraahdo Donald Payne, waxa uu gaarey maanta gelinkii hore Muqdisho, si uu wada hadal ula yeesho xukuumadda Soomaaliya arimaha ku saabsan Burcad Badeeda.

 

Warka ayaa intaas ku daraya in mid kamid ah Hoobiyaashu in uu ku dhacay gudaha Garoonka markii uu duulayey Ninkan ka tirsan Aqalka Kongoresska Maraykanka, shanta kale ayaa soo dhacay markii uu duuley kadib, ma cadda khasaaraha ay geeysteen, Laakiin Sarkaal la yiraahdo Abukar Xassan oo ku sugan Garoonka ayaa wakaaladaha wararka u sheegay inaan cidna ku dhaawacmin.

 

Muddo yar kadib ayaa jawaab ka timid Ciidmada AMISOM waxa ayna madaafiic jawaab celin ah ku soo garaaceen Suuqa Bakaaraha halkaas oo ay rumeysan yihiin in laga soo tuurey weli ma cadda khasaaraha ka dhashey Duqeyntii Bakaaraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah: Duqeymo xoog leh oo lagu soo beegay imaanshaha Senatorka Mareykanka oo ka bilowday qeybo ka mid ah Muqdisho

 

Duqeyn xoog leh ayaa ka bilaabatay Magaalada Muqdisho, daqiiqado kadib markii uu soo gaaray Mareykanka Senator ka tirsan Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Saraakiil kale.

 

Hugunka Madaafiicda ayaa aad loo maqlayaa, iyadoona Madaafiicdu tahay mid la si weydaarsanayo, waxaana Madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Xarunta Madaxtooyada halkaasoo lagu tuuray.

 

Jawaabo ka yimid dhanka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa iyana ku habsanaya qeybo ka mid ah Magaalada haba ugu badnaatee Suuqa Bakaaraha oo dhowr Madaafiic ay ku dhaceen.

 

War qabadka Xafiiska Jowhar.com ee Magaalada Muqdisho ayaa soo gaaraya warar kala duwan oo ku saabsan duqeymaha ka socda Magaalada Muqdisho oo lagu soo beegay Senatorka Mareykanka oo wada hadalo Madaxtooyada kula yeeshay Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha.

 

Lama lga qasaaraha ay geysanayaan duqeymaha, iyadoona wadada dheer ee Maka Al-Mukarama iyo Isgoyska KM4 ay xiran yihiin, waxaana nawaaxigaas laga soo sheegayaa isku hor imaadyo u dhaxeeyo dhinacyada iska soo horjeeda.

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deg Deg : Ciidamada AMISOM oo madaafiic ku duqeeyey Suuqa Bakaaraha

 

 

Wararka Ku Soo Dhacaya Warqabadka SBC-International E Magalada Bosaso Ayaa Waxaa Ay Ku Soo Waramayaan In Ciidanka Midowga Africa Ay Duqaymo Xoogan Ka Gaysten Suuqa Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho Ee caasimadda Dalka Somalia.

 

 

 

Wararku waxaa Ay Intaasi Ku Darayaan In Duqaymahasi Ay Gaysteen Khasaare Nafeed Oo Dhaawac Iyo Dhimasho Isugu Jira Kuwaasi Oo Ku Sugnaasi wallow aan sic d loo qeexin tirade rasmiga ah ee ay gaysteen duqaymahaasi.

 

 

 

Waxaa Sidoo Kale Dad Ka Agdhowaa Meesha Duqayntu Ay ka Dhacday Ay SBC-U Xaqiijyeen In Duqaymahaasi Ay Ahaayeen Kuwo Xoogan Oo Aan Horay loo Arag.

 

 

 

Akhristayasha Sida Tooska Ah Ugu Xiran Wep-ka SBC Waxaa Ay Noqon Doonaan Dadka Ugu Horeeya Ee Hela Wararka Dhabt Ah Ee Duqaymhaasi ka Soo Kordha.

 

 

 

SBC-News-Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Report: U.S. Considers Attacks on Somali Pirates' Land Bases

Monday, April 13, 2009

 

 

Print ShareThisDefense officials said the U.S. military is considering attacks on Somali pirate bases on land and aid for the people there to help stop the hijacking of ships off Africa's coast, Bloomberg.com reported.

 

The plan would include helping Somalia create their own coast guard and train security forces, the officials, who requested anonymity, told Bloomberg.com.

 

Officials said the plan would be submitted to the Obama administration as they decide how best to tackle the increase in pirate attacks off the Somali coast.

 

The only way to make shipping routes safe from pirates would be to disrupt their support network on land, security analysts have said.

 

Any actions against the pirates, defense officials said, would require the support of the Somali people, who are usually not in favor of foreign intervention.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shabelle   

Amisom can not get out until there is a stable government security force.

 

If Amisom leave now, Shariff's adminstration will be eaten for breakfast by the 20 or so Al-somethings.

 

The Shariff adminstration has already authorized the implementation of Sharia Law and the Ethiopians are long gone. Why are these opposition morons still fighting other than the evil need for power?

 

I blame the Islamist factions for not laying down their weapons or refusing to join a national army as the cause for instability in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

the rebels get their legitamcy from opposing foreign forces. ask anyone in mogadishu and they will tell you they hate amisom.

 

amisom has killed alot of civilians.

 

they need to be out of the country. then the rebels will have no excuses and then we will have country governed by somalis not by amisom.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The visit of the American official has to do with the piracy. Which means the ´´Puntland admin´´ has been bypassed and they went straight for the centre (Mogadishu).

Share this post


Link to post
Share on other sites

wahabi fundamentalists?you' re sure about that?

 

and you need to set your prioritites straight. being ruled a somali fundamentalist is alot better than being rulled by african troops.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryee Meiji quqdad ha u dhimman. Puntland is Somalia.

-------------------- -------------------- --------

(CNN) – The airport in Mogadishu, Somalia came under attack Monday as a member of the U.S. Congress visited the city, a journalist in Somalia reported.

 

The sound of mortar rounds and gunfire echoed around a community near the airport not long after Democratic Rep. Donald Payne of New Jersey concluded a news conference with the Somalia's prime minister, Omar Abdirashid, the journalist said.

 

It was not immediately clear whether Payne was near the airport when it came under attack.

 

Payne's spokeswoman, Kerry McKenney, said she and others in Payne's Washington office would be asking the State Department for news on Payne's status.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shabelle   

Originally posted by Meiji:

The visit of the American official has to do with the piracy. Which means the ´´Puntland admin´´ has been bypassed and they went straight for the centre (Mogadishu).

lol, that's because everyone knows Mogadishu is the central authority for all Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shabelle   

Originally posted by Somali Pirate:

wahabi fundamentalists?you' re sure about that?

 

and you need to set your prioritites straight. being ruled a somali fundamentalist is alot better than being rulled by african troops.

Yes, I am sure about that. Al-Shabaab take their orders straight from the sickening wahaabi brand of Islam. I don't want our children to be poisoned by their nonsense.

 

Brother, we are not going to be ruled by African troops. Sheikh Shariff would have no problem telling them to go home if he was safe in the knowledge that his government would enjoy the necessary security to go about its tasks. The no.1 enemy of Somalis are these Islamist factions that oppose the government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meiji: Thus the point of the Mortars was to prove to the visiting dignitries there is no centre?

 

Anyhow Puntland does not have a foreign office since it is a state that is part of Somalia...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this