Sign in to follow this  
QabiilDiid

Hussein Aydiid

Recommended Posts

A study case of immaturity in politics and life skills! This guy stumbled in a simple business contract, the consequence of which he was jailed in foreigner land and milked out of thousands of dollars. Never the less he is fighting to the teeth to be the crowned president for 9million plus Somalis.

 

Check the personal observation about Hussein Aydiid by a Mogadishu resident:

http://www.midnimo.com/Opinion/16_08_xuseen_caydii_la_mood_noqon_waayey.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

i would have taken this face value if i wasnt a nomad! sure hes younger than most killers out there! but whats the other side of this story!

 

a coin has 2 sides, all i am reading is one side .. namean! how we come that we always run around with one person's point of neview!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by rudy:

a coin has 2 sides, all i am reading is one side .. namean! how we come that we always run around with one person's point of neview!!

I’ve not met an objective Somali having a positive comment on the Warlords, or for that matter, foreigners heaping honours upon them. For these killers as you rightfully called them, there isn’t other side of the coin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nairobi:Xuseen Maxamed Caydiid iyo Cabdicasiis Sh.Yuusuf oo maanta u dhaartay xubinimada baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya iyo warar kale

- Friday, September 03, 2004 at 15:14

 

Nairobi(Allpuntland)-Tan iyo intii ay bilaabantay gudbinta liiskii xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliyeed iyo dhaartii 22kii iyo 29kii bishii hore lagu dhaarinayey intii badnayd xubnihii baarlamaanka ayaa waxaa jirey mas'uuliyiin ka tirsan xildhibaanadu inay ka biyo diideen gudbinta liisaskaas ,taasoo sababtay inaysan xubno ka tirsan xildhibaanadu aanay ka soo qaybgelin xafladihii kala danbeeyey ee dhaarinta xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay xarunta Qarammada Midoobey ay ku leedahay Nairobi-Gigiri .

 

Xildhibaan Maxamed Faarax Caydiid iyo Xildhibaan Cabdicasiis Sh.Yuusuf oo ka tirsanaa xildhibaanada aan dhaaran ee ka biyo diidanaa xulitaanka iyo qaabka loo maareeyey liiska xildhibaanada ee beelaha ay ka tirsanaayeen,isla markaana dhowr jeer qabtay shirar jaraa'id oo ay ku canbaaraynayaan Guddigii Fududaynta IGAD ee waqtigiisii dhammaaday ,oo iminka kor kala socda shirka ka dib markii shir guddoon Soomaali ah lagu wareejiyey xilkoodii ,ayaa ugu danbyantii maanta ka soo qaybgalay dhaartii xubnihii dhimmanaa qaar ka tirsan lagu dhaarinayey.

 

Xildhibaan Caydiid oo saxaafadda u warammayey ayaa maanta sheegay inuu ugu danbayntii go'aansaday inuu u dhaarto xubinimada baarlamaanka KMG ah ee loo soo doortay,isagoo sheegay in sababta uu dhaarta u diidanaa markii hore ay ahayd isagoo doonayey in la soxo qaladaad jirey oo dulmi ah oo ay ku keceen Guddiga Fududaynta IGAD.

 

Xildhibaan Xuseen Caydiid waxa uu intaa ku daray in isaga oo u danaynaya ummadda Soomaaliyeed oo dhibaato muddo badan ku soo jirtey ,loona baahan yahay in lagu dedaalo in laga saaro iyo Guddiga Fududaynta IGAD oo sheegay in la xallin doono waxyaabihii ay tabanayeen ay keentay ugu danbayntii inuu go'aanka ah ka qaybqaadashada dhaarinta ku dhaqaaqo.

 

Dhaarinta labadan mas'uul Xuseen Caydiid iyo Cabdicasiis Sh.Yuusuf ayaa waxay soo afjaraysaa ka maqnaantii qaar ka tirsan hoggaamiyeyaashii kooxaha Soomaalida iyo maamulada,oo waxay haatan intoodii badnayd ka mid yihiin Xildhibaanada KMG ah ee Soomaaliya ,marka laga reebo Gen.Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo isagu soo haleeli kari waayey ka qaybqaadashada shirka dib u heshiisiinta Soomaalida iyo ka mid noqoshada xubnaha baarlamaanka KMG ah ee Soomaalida ,arrintaasna ay sababtay sida uu sheegay afhayeen u hadlay Jananka ka dib markii loo diri waayey gaadiidkii soo qaadi lahaa iyo dalkugalkii(Visa) uu ku soo gali lahaa dalka Kenya.

 

Waxana uu sarkaal u hadlay SPM/SRRC oo ku sugan Nairobi uu u sheegay Allpuntland.com,inaysan waxba ka jirin eedaymaha sheegaya in ciidammo uu wato Gen.Morgan ay ku hawlan yihiin guluf colaadeed oo ay ku qaadaan jubbooyinka,waxana uu intaa ku daray inuu Jananku weli ku sugan yahay goobtii uu ku sugnaa markii hore,isagoo taageersan ayuu yiri geeddi socodka nabada iyo dhaarinta xubnaha baarlamaanka KMG ah,balse waxaa eedaymahaas aan salka iyo raadka lahayn wada ayuu yiri kooxaha iyagu xaqdarada ku haysta deegaanno aysan lahayn oo weliba ku doodaya in la soo weerarayo.

 

Iimaan Cali Cabdi

 

Allpuntland,Nairobi,Kenya

----------------------------------------------------------------------------------------------------

********taada cabudhista ay ku hayaan dadka reer Muqdisho ee doonaya in ay u soo bannaan baxaan si ay u taageeraan barlamaanka cusub ee soo nooleynta midnimada Soomaaliyeed, waa in ay si deg deg ah u joojiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

I always wanted to get an anwswer for why USC supporters don't like Caydiid junior. Is it because he is a shame to the family? Something tells me he is hated by his own USC because he couldn't carry on his father's legacy of massacring more women and childern or being ruthless. I don't think he is hated becuase he is a warlord. :D

 

They call him "nacaas". Just look at Saxardiid's comment and Otali's one. Otali is someone who considers Caydiid senior to be a hero. Make the connection. :D

 

In my opinion, if he killed more of the other tribes, he would have been "wiil belo ka dhacday" na'mean. A hero, a great man. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this