Sign in to follow this  
MoonLight1

Sh.Indhacade oo IFTOODAY.

Recommended Posts

Yuusuf Indhacade “Dad Islaam ah ayaan nahay, dawladda Sheekh Shariifna waa dawlad Islaam ah, ma ahan dawlad lagu jihaadayo”

 

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ahaa saraakiishii garab ka mid ahaa ururka xisbul Islaam ee dhowaan ku biiray DF Somalia oo shalay la hadlayay ciidamo loo tababarayo inay noqdaan ciidamada mariineeska Soomaaliya ee ku sugan dekeddii hore ee magaalad Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dawladda federalka ay jihaad la geli doonto xoogagga Mucaaradka ee ka soo horjeeda dawladda federalka oo uu ku tilmaamay inay yihiin khawaarijta, haddii ay gacanta ku dhigaan ciidamadoodana aysan dili doonin oo ay ku samayn doonaan dhaqan gelin.

 

“Dad Islaam ah ayaan nahay, dawladda uu hoggaaminayo Sheekh Shariifna waa dawlad Islaam ah, ma ahan dawlad lagu jihaadayo oo shuhada laga helyo, balse cidda la dagaalamaysa ayaa mudan in lala jihaado, cidda Islaamka difaacaysa ayaa Mujaahidka dhabta ah” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ugu baaqay dhamaan ciidamada dawladda federalka inay u diayar garoobaan difaaca dawladda Islaamka ah.

 

“Rasuulka (CSW) ayaa horay noogu sheegay in la gaari doono waqti fowdo oo ay soo bixi doonan dhallinyaro yaryar oo dadka Muslimiinta ah gaalaysiiya oo dhiiggooda, maalkooda iyo sharaftooda bannaysto, hadda ayaa la joogaa waqtigaasi oo ay soo baxeen rag Al-shabaab la baxay oo dadka laynaya, waxa wax dila waxaa ugu kheyr badan ninka iyaga dila iyo ninkii ay dilaan” ayuu yiri Sheekh Yuusuf Maxamed Indhacadde oo intaasi ku daray in kooxahan uu ku tilmaamay khawaarijta aysan daqiiqado la dagaalami karin ciidamada Itoobiya, Uganda ama Burundi oo ay cararayaan, balse markii ay la dagaalamayaan iyaga aan la jeedin karin.

 

Dayniil.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

War waxaan maqli jiray marka la yirahdo (Xaabil iyo naabil baa isku darsamay), qashinkii iyo quruxdii baaba la kala garan la'yahay hada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

This is a bad gangster movie happening in Mogadishu acted and led by Sheikh Shariir and Dahir Aweeys (former two friends) masked under the veil of Islam, both sides.... They are all bunch of killers no different each claiming to be right, religious and liberators... Subhanallah.

 

Sadly, people and innocents are dieing for nothing...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by MoonLight1:

wallee dadka uu indhacade muftiga u yahay waa dad ba'ay.

lol...malla yaabtay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Let me get this straight. In just about every politics related topic, Sh. Shariif is berated as being naive man who can't even convince his old pals in the ICU to join his side. Here is an incontrovertible evidence of sh. shariif winning over one of the most implacable critics of his government. It wasn't too long ago when Indhacade was the most vociferous opponent of Sh. Shariif's government. He was on the radio every week rejecting even the very existence of Somali government led by sh. shariif. And here he is today as Sh. Shariif most vocal supporter and defender.

 

Ladies and gentlemen, this settles the debate over the leadership credentials of sh. shariif. The man is officially certified as "fit for president." And why not, he convinced most of the ICU rank and file as well as their leaders to join his side. Instead of giving sh. shariif his due, his vindictive critics attack the straw man that is the persona of Indhacade. Who cares about Indhacade's history? There are no saints in Somali politics. You think the terrorist organization Alshabaab who terrorize innocent people are led by more decent leaders then Indhacade? Think again!

Share this post


Link to post
Share on other sites

You're just protesting too much sxb. Indhacade is nothing and since the raise of the ICU in 2006 he was powerless kind of .....

 

Shariifku need to convince the big players like Aweys and/or Alshabab leaders if he is certified as "fit for president" ........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this