Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dayniile Website Owner ------ A Terrorist ??

Recommended Posts

Mulkiilaha Webka Dayniile oo lagu daray liiksa argagixisada,lacagtiisiina la xanibay

 

 

Mulkiilaha Webka Dayniile.com ayaa lagu soo rogay xanibaad xaga dhaqaalaha ah,kadib markii isaga oo safar ku jooga wadanka masar,kadib markuu tegey bangiga HSBC ayaa loo sheegay inaanu lacag la bixi karin,lacagtiisiina uu doonto Maraykanka oo lacagtaas qaatay,wuxuuna ku xaniban yahay dalka Masar.

 

Axmed Sheekh Cali Kalaay oo ah mulkiilaha webka Dayniile ayaa sheegay inaanu wax danbi ah gelin oo uu yahay weriye dhexdhexaad ah,oo aan wax xidhiidh ah la lahayn argagixisada,oo aanu garanayn waxa loo xanibay dhaqaalihiisa.

 

Axmed Kalaay ayaa haysta dhalashada wadanka Sweden,iyadoo oo horay loo xanibay dhaqaalaha muwaadiniin badan oo soomaaliyeed oo wadankaas degen,inkastoo markii danbe dhaqaalahoodii loo soo celiyey.

 

Wadanka Maraykanka ayaa samaystay liis u ugu yeedhay liiska argagixisada,isaga oo si yar u xaniba lacagaha dadka muslimiinta ah,waxaana liiskaas ku jira boqolaal qof oo soomaali ah,oo isugu jira culimo,iyo dad kaleba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Waxay u badan tahay in uu ka mid yahay dad ka tirada badan ee Soomaliyeed oo leeska ee sabab la'aanta hanidooda loo xanibay!

 

Sawirka click ku sii si aad u fiirsatid waresigiisa.

dayniile.jpg

 

[ May 16, 2010, 01:17 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I would have to say this is no more than a dirty game played by Somali Tabloids, they usually accuse each other of being a terrorists, I wouldn't be surprised if some of the tabloids against him are campaigning this and writing letters to the state department etc.

 

 

It happened before, not to Dayniile, but to other tabloids as well, they always play this game, and even hire hackers to put down rival tabloids so they can divert most traffic to their website.

 

It is matter of who gets huge trafic from Soomaalida!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cawaale's link has virus, please stay away from it. It attached my computer non-stop fortunately I was protected.

 

Admin, please delete the whole post so people do not affected by this deadline virus. Within few minutes, it attached my computer over 20 counts!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Abdiladiif, the website seems compromised and it is distributing malware. If you don't have internet security software, it will download things into your computer without you ever knowing. The link is removed from Cawaale's image above.

 

Thanks for the alert. Anyone(nuune, Cawaale, etc) who may have already clicked that link should check their computers. This is a serious matter. Your passwords, personal information and data are not safe.

 

If you don't have Kaspersky firewall/anti-virus, please download some of the free programs.

 

Download FREE anti-virus/spyware

 

Thanks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Abdiladiif, Sorry if I caused you any trouble. i Apologize, i didn't check the video sxb, i came across it at Dayniile Website.

 

Sorry, LST, and thanks for the info and link.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He may be innocent but this guy - Dayniile - has been a merchant of tabliod lies for soo long in Somalia and now a lie may do him in. What an irony.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this