Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalilands new government receives a delegation from the UN and The world bank

Recommended Posts

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Qaabilay Wefdi Ka Socda Baanka Adduunka iyo Qaramada Midoobay

August 1st, 2010 Comments Off

 

Wasiirka Arimaha Dibeda Iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Baanka Aduunka. War saxaafadeed

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea.

 

Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah.

 

Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalinyarada tirada badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka.

 

Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland.

 

Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey

 

Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu.

 

Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay.

 

Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka.

 

Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa. Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland.

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada Ee Somalia Oo La Kulmay Xukumada Cusub

Written by Qarannews

Aug 01, 2010 at 11:37 AM

Hargysa,(Qarannews)-Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, warsaxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada Mr Cukuse waxa uu u dhignaa isga oo dhamaystiran sidan hoos ku xusan

 

Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya'adaha Caalamiga ah.

 

Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la', Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka.

 

Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland.

 

Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey

 

Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu.

 

Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay.

 

Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay'adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka.

 

Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa.

 

Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland.

 

Last Updated ( Aug 01, 2010 at 11:48 AM )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pictures

 

kulan4.jpg

 

kulan3.jpg

 

kulan6.jpg

 

kulan2.jpg

 

 

Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey.

 

Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu.

 

Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay.

 

Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka.

 

Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa.

 

Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada oo wafti ka socda Xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada iyo madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea Qasirga Madaxtooyada ku qaabilay

 

 

Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea,

 

 

Wasiirka Arimaha Debeda ayaa waxa uu weftiga uga waramay Siyaasada Xukuumada Cusub ee Dhinacyada horu-marinta iyo Dhaqaalaha, waxaanu u sheegay in ay Xukuumada cusubi Soo dhawaynayso waxlaqabsiga Beesha Caalamka Diyaarna ay u tahay Sii-Xoojinta Xidhiidhkii ay Somaliland La lahayd Haya’adaha Caalamiga ah.

 

 

Dhinaca kalena waxa uu wasiirku tilmaamay Qodobada ay Xukuumadu Muhiimada siinayso kuwaas oo uu Sheegay inay ka midyihin Shaqo u Abuurista Dhalimyarada Tirada Badan ee wakhtigan Camalka la’, Dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha sida wadooyinka, Xoojinta Amaanka iyo Tababarada Ciidamada Nabadgelyada iyo kor u qaadida tayada waxbarashada iyo Caafimaadka.

 

 

Waxaanu intaa ku daray in ay Xukuumadu soo Dhawaynayso ujeedada socdaalkooda Diyaarna ay u tahay inuu xidhidhku halkisii ka sii socdo iyadoo ay lagamamaarmaan tahay in dib loo eego kaalmadii Bini-aadminimo ee ay Beesha Caalamku Hore u siin jirtay Somaliland.

 

 

Ugu danbayna waxa uu wasiirku soo jeediyey in la qaban qaabiyo shir balaadhan oo ay Beesha Caalamku Somaliland Ugu yaboohdo Kaalmo Horu-marineed taladaas oouu waftiguna soo dhaweeyey

 

 

Saraakiisha waftiga hogaaminaysay oo kala ahaa Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah madaxa World Bank ee Somaliland, Somalia iyo Eritrea, ayaa iyaguna marka hore Somaliland ku hambalyeeyey tubta hanaanka Dumuquraadiyadeed ee ka hirgalay Dalka iyo sidii ay u dhacday Dooorashadu.

 

 

Madaxda Waftigu waxa kale oo ay sheegeen in Wakhtigan ay Beesha Caalamku si wayn isha ugu hayso Somaliland una hanwayn tahay.

 

 

Geesta ka dibna weftigu Waxa ay ka warameen ujeedada Socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay isu Xog-waran ay Xukuumada Cusub kala yeeshaan Barmaamijyadii ay Hay’adahan Caalamiga ah ee uu Waftigu ka kooban yahay kawadeen dalka.

 

 

Gebegabadii kulankani wax uu ku dhamaaday is Afgarad buuxa.

 

Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Weftiga hogaaminaysa Booqasho gaaban oo salaan ah oo ay madaxwaynaha ugu hambalyeeyeen Doorashadii loo doortay xilka Madaxwaynenimo ee dalka iyo Dumuquraadiyada ka hirgashay Somaliland.

 

 

source togaherer

Share this post


Link to post
Share on other sites

SOMALILAND: New FM meets World Bank officials in Hargeisa

 

HARGEISA (SomalilandPress)— Foreign Minister Dr Mohamed Abdullahi Omar today welcomed in Hargeisa a delegation from World Bank lead by Jaraji Chopra. Dr Omar who was named Foreign Minister after the opposition party Kulmiye won the presidential elections on June 26

 

Dr Omar first thanked the delegates for their visit and briefed them about the recent elections in the country and how the transfer of power was going in all ministries. He gave them an overview of some of the development programs they planned for the next six months. He confirmed to them his administration will collaborate with the neighboring countries and the international community on security issues, development and trade.

 

He highlighted his government will focus on programs that will create jobs for the youth, build medical facilities in the country and that will help strengthen the security forces.

 

Mr Jaraji Chopra, on his side congratulated Somaliland for their achievement in running a successful and an open democratic election which was an example in the region. Mr. Chopra stressed that the international community is now aware of the progress that Somaliland has reached and that it can no longer be ignored.

After their meeting with the foreign minister the delegates met with President Ahmed Mohamed Silaanyo in his office, who welcomed them to the country and then held a private meeting with them.

 

The delegation also concludes officials from the United Nation.

 

Somalilandpress | Sunday, 1 August 2010

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ So far so good but I expect some commotion in the coming days. It'll take a while for the minsters to adapt.

 

By the way, seeing the way the photo has changed and the style the meeting was conducted, does that mean the staff in Siilaanyo's residency have not changed? Is it only manual staff or could SL actually have permanent secretaries.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Chief_Aaqil , Ina Kahiin can't order arrests infact the whole intelligence will report to Dr.Gaboose first, only the Interior Minister can do such a thing, The Interior minster is the third most powerful member of the cabinet behind the president and the VP.The CID, the police force, and all the Special Forces in Somaliland come under the leadership of this office.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Archdemos:

^^best water in SL. tasted like real mineral water unlike the bottled tap water that the competition sell.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this