Sign in to follow this  
General Duke

Built on lies...President Yusuf audio clip..

Recommended Posts

After the route in Mogadishu the clown courts and their media lackeys turned to their best strategy, to lie.

 

They lied about being a religious movement, when it was a clan movement, some actually fell for this.

 

They lied to the young children who they promised heave and yet ran from that same heaven to Yemen, Eritrea and the Gulf.

 

When the religious card failed they swiped the clan oen again led by Ahmed Diriye, they said they wanted to make peace with the Ethiopians and get rid of Puntland troops. This was coming from men who hail from lower Mudug Guriceel & Cadaado.

 

Then they started a war using the population as human shields, they got defeated yet again.

 

Then the audio of President Yusuf???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beeni Raad Maleh,Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meelkasta oo ay joogto.

 

Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha ******. Dhageysi Wacan

 

Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha ******, balse uu yahay hadal hada ka hor la jeediyey oo ku aadana Dowladii C/qasim Salad Xasan ee Carte lagu soo dhisay.

 

Cidii rabta hadalkaan xaqiiqadiisa waxay ka dhagaysan kartaa ayadoo cod ah halkaan.

 

Shabakada carmooyin.com hadeynu nahay Waxaan kula talin laheen dowlada fedaralka somaliya in ay talaabo sharci ah ka qaado websideyada caadeystey in ay ummada somaaleyd dagaal ka dhax olaliyaan iyo gaar ahaan cidii ka danbaysay in ay soo Edit garayso (soo jar jarto hadalkaan)

 

Waxaana si qasab ah lagu wargalinayaa websideyada arinkaan been abuurka ah sameeyey in ay u diraan raali galin dhamaan ummada soomalyeed meel waliba ay joogto, iyo madaxweynaha soomaliya Mudane: cabdull Yusuf Axmed iyo Raisulwasaaraha somaliya Mudane: Cali maxamed geedi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaba hadalkaan been abuurka ah oo 26 ilbiriqsi oo kaliya ah, looguna tala galey in ummada soomaliyeed lagu dhaxdhigo dagaal sokeeye,uu dhiig ku daato halkaan ka dhageyso.

BEENTA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qudbadii runta aheed ee la is dabamariyey Madaxweyne Cabdullahi Yusuf oo markaasi ah Madaxweynaha dowlad goboledka puntland oo jooga Garoowe 1999kii waagii dowlada carte halkaan ka dhageyso.

 

RUNTA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Your target audience must be the Xabashi lovers like you. No sympatheitc ear shall you find among somalis. A luntaic A/Y is, no need to disprove anything.

 

And don't insult somalis calling this stooge warlord a somali president.

Share this post


Link to post
Share on other sites

madexweyne.jpg

Madaxweyne Yusuf " Qoladii Muqdisho ku adkaata Waan arki Donaa " Hadalkan Ma Runbaa Mise Waa been ?

Waxaa soo diray: Diriye (Caluq)

 

Waxaa ah wax aad looga naxo in ay jiraan dad doonaya in ay somalida isku huriyaan,oo ay been iyo borobogaando aan jirin dadka ku kiciyaan,

 

sida aad wada ogtihiin shabakadaha qarkood ayaa waxaa lagu shaciyay hadal loo egaysiinayo in Madaxweyne Yusuf ka hadlayo dagaalada xamar ka socda ee u dhaxeeya Itoobiya iyo kooxaha Diidan joogi taanka itoobiyaanka,una hanjabayo beelaha ******.

 

 

sida ay sheegtay shabakada beenta iyo fitanta hurisa.

Dadkaas miyaysan xishoonay oo been laga daba tagi karo oo xaqiiqdeeda la soo ogaan karo in ay dadka u sheegaan,

waxaa dhaboowday hadalkii Nabi Maxamed: SCW

"Hadaadan xishoonay suubi waxaad doontid"

 

Bandhiga iqrasomali.com

 

Aqristaha qiimaha iyo qaayaha lahoo waxaa farxad galinaya Shabakadda iqrasomali in ay soo bandhigto oo ay daaha ka qaado been abuurayaal doonaya in ay somalida isku diraan, oo colaad qabiil huriyaan.

 

Dowladii hore ee carta

 

Waxaa jirtay in madaxweyne yusuf uu duubay qudbad hore ee uu oga hadlayo dawladdii carta(C/qaasim), xiligaas oo uu diidanaa qaabka loo dhisay dawladda carto,

Madaxweynaha wuxuu kaga hadlay qudbadaas dadka mucaaradka ku ah carto, wuxuu ka soo bilabay beelaha digil iyo mirif, wuxuu kaloo sheegay in beelaha ****** nafdooda ay ka soo horjeedaan dawladda carto,

 

 

markuu hadalkaas duubayay waxaa xamar dirir ku dhaxmartay beesha sacad iyo dawladda carta asagaa ka hadlaya dagaladaas ka dhacay muqdisho ayuu hadalkan yiri: "dagaladii xamar ka dhacay malin dhaweyd"

 

 

waa muuddo laga joogo 5 sano. nasiib xumo dad ayaa so jaray hadalkaas oo is daba mariyay kana dhigay in uu yiri hadda. halkan ka dhagayso hadalkii hore ee Madaxweyne Yusuf:

 

Asalka hadalkii M. Yusuf:

 

halkan ka dhagayso hadalkii uu yir 5 sano ka hor madaxweyne Yusuf

 

Raggan ka dambeeya cajaladan ayaa waxay ka soo jareen qudbad ku jirtay shabakada warbaahinta Shabelle.net

 

Ka Dhagayso Shabelle codka ay soo jareen

 

Ama Halkan Ka Dhagayso Hadalkii uu yir 5 Sano Ka Hor Madaxweyne Yusuf

taas oo dheer oo dad badani ay dhagaysteen marka walaal waxaad gashaa shabelle.net fiiri geeska midigta ah waxaad arkaysaa qudbad xasaasi ah ee uu jeediyay Madaxweyne yusuf xiligii carta,

 

 

daar marka ay mareeyso daqiiqada 11 ilaa wixii ka danbeeya dhagayso waxaad maqli xaqiiqda hadalkan.

 

Bal halkan ka dhagayso hadalka sida ay u jereen iyo sida ay iskugu aadiyeen, xataa hadalo danbeyay ay soo hormariyeen.

 

Warka been abuurka ah:

 

Ogaada in hadalkaan uu yahay been abuur aan sal iyo raad lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoogsade,

 

Obviously your groups lost is near total, thus the reliance on the one thing you have always trusted the lies.

 

Well have they worked?

You lied about the religious movement while it was a movement of a select special interest group. Led by the ever comical Abdiqasin, Culusow, Galaal, and the evil traders such as Daylaaf.

 

Who are you to talk, was it not these same cowards who went off to Adis Abaaba after their allies the Eritreans, Oromos and foreign confused lot got soundly defated?

 

Was it not these men who occupied fellow Somali clans territories looting them and taxing them to enrich the sub-clan?

 

Was it not them who started this war promising heaven and then deserting the children?

 

Give it up there are no warlords in Somalia as pathetic or evil as IndaCade, Cirfo & Dhuxulow, fake religious individual such as Xasan Dahir, or corrupt official like Abdiqasin & Culusow.

 

Somalia has moved on and the days when your delusions worked are over.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Was it not these men who occupied fellow Somali clans territories looting them and taxing them to enrich the sub-clan?

 

Was it not your Abysnian masters, who looted and occupied the Somali region for the past 16 years under Meles Zenawi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maalinta Beenta Aduunka (1-da April)oo lagu Been abuurtay Madaxweynaha Soomaaliya (Cajiib)

Posted to the MOL April 3, 2007, 9:11 am

 

 

Waxaa arin lala yaabo ah in Suxufiyiin Soomaaliyeed oo ka faaideysanaya Maalin loogu magac-daray Maalinta beenta Aduunka (The Foolish Day) oo ku beegan 1-April,inay Shacabka Soomaaliyeed u soo bandhigaan Cajalad looga been abuuranayo Madaxweynaha Soomaaliya oo wacad ku marayo inuu Muqdisho ka sifeyn doono Beel ka mid Beelaha Soomaaliyeed.

 

 

Hadaba Akhristoow Cajalkan mac-malka ah oo aan daraasad ku sameeyay ayaan ku ogaaday in Cajalkan codka ku duuban inuu yahay Codkii Maxamuud Abkoow oo aan marar fara-badan ka daawaday Teleefishinka(Universal-TV), isagoo lacag abaal marin ah lagu siinayo. Ninkan mucjisida ah inuu keeno codadka qaar ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed, runtii marka aad dhageysato hadaladiisa waxaad la yaabeysaa hibada Ninkan loo siiyay inuu soo dhaweeyo codadka qaar ka mid ah Siyaasiinta Soomaalida, waxaana oogu yaab-badnaa codkii uu duubay Sanadkii 2006-da 1-da April oo ku beegneyd Maalintii Beenta Aduunka, waxaan xasuustaa Maalintaas oo uu Warka sheegayey Weriye ka tirsan Shabakada Somaliweyn oo lagu magacaabo Xudeyfa, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay; waxaan wareysi la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo booqasho kedis ah ku yimid Magaalada Muqdish, runtii markii aan dhegeystay wareysiga maalintaas waxaan aaminay hadalkii Weriye Xudeyfa, balse neef waxay iga soo booday markii uu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay; naga raali ahaada Maanta waa Maalintii Beenta Aduunka, Ninkaan wareysteyna waa Ninkii mucjisada ahaa ee hibada loo siiyay inuu metelo codadka qaar ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed,Madaxweynahana wuxuu joogaa Jowhar ee Walaalayaal iga raali ahaada,ayuu maalintaas hadalkiisa ku soo qatimay Weriyahaas.

 

Murti Soomaaliyeed ayaa oranaysa "Been la dhoo-dhoobay Run baa ka dambeysa" hadaba Suxufiyiintii soo bandhigtay cajalkan mac-malka ah waxaan kula dar-darmaayaa inay ka digtoonaadaan qalinka dhiiga leh oo ay kula dhex-wareegayaan Umada Soomaaliyeed.

 

"Dad waxaa oogu liita Beenloow iyo Tuug "hadaad beenloow aamintana adigana waxaad noqoneysaa Beenloow. Hadaba akhristoow waxaa arin laga murugoodo ah in Dad sheeganaya Islaam inay aaminaan in 1-da April tahay maalinta Beenta Aduunka,inagoo ka war-qabno inay xaaraan tahay Diinta Islaamka in been la sheego.

 

Waxaad la yaabeysaa markaad la kulanto 1-da April Soomaalida qaarkood inay aad u qiimeeyaan maalintaas, iyagoo kuu sheegaya hadalo kaa yaabiya, markii aad tiraahdo adigoo yaaban Bisinka ma runbaa waxa aad sheegeysid?waxay kugu oranayaan "Sow ma ogid Doqonyahoow inay Maanta tahay Maalintii beenta Aduunka"(Subxaanalaah)Dadku soo ma,oga in beenta la isku ciqaabo Maalinta Qiyaamaha.

 

Hadaba waxaan hadalka ku soo xirayaa Soomaalida waxay ka qortay maah-maahooyin fara-badan marka laga hadlayo Runta,waxaana ka mid ah"Run iyo Ilkaba waa la cadeeyaa"Hadaad Been sheegto Run baa kuu qarsoon"Runta waa Raaxo beentuna waa Cadaab" iyo kuwa fara-badan oo aan halkaan ku soo koob-karin,hadaba waxaan ooga digayaa Suxufiyiinta caadeysatay inay meel ooga dhacaan karaamadii Saxaafada, inaad ogaataan in laga daba-tagayo fidnada aad kula dhex-wareegaysaan Shacabka Soomaaliyeed, waxaan kula dar-daarmayaa Umada Soomaaliyeed inaysan aaminin hadalada beenta ku dhisan iyo isku-dirka oo ay mudooyinkan caadeysteen qaar ka mid ah Websedyada Soomaalida.

 

 

Xuseen Yaasiin Godo-Godo

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geel-Jire,

 

You seem to be losing the plot, what are you talking about saxib. You mentioned an audio and now you are talking about an occupation by Abyssinains?

 

Brother I have broken it down for you before, the clown courts have been defated because their built their house as in this instance on lies.

 

The Ethiopian, Ugandan and AU troops are backing up the legitimate governemnt of Somalia, with heavy armour, tanks, mortars and so on.

 

The Eritreans, Oromos and other desperate groups were backing the rebel anti-government fake religious movement that was occupiying large parts of the fertile south.

Share this post


Link to post
Share on other sites

JARBOOLEEY: Barnaamish soconaya ilaa lix daqiiqadood oo aan ku sharaxayo habka beenta looga Fidiyey M. Yuusuf

Posted to the Web Apr 04, 00:12

 

(Puntlandpost.com) - Dad badan oo Soomaaliya ayaa la yaabay markay Baraha Internet-ka ay ku arkeen Cajalad maqal ah oo lagu sheegay in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu ku af-lagaadeeyey Beel Soomaaliyeed oo ka mida beelaha Soomaaliya , Cajaladaas ayaa dadkii dhegaystay waxay la yaabeen qadarkii ay socotay , iyo sida la isugu geeyey hadalo la soo jar-jaray uu C/laahi Yuusuf sii daayey waqtigii dowladii Carte.

 

Hadaba cajaladaas iyo sidii la isugu geeyey ayaa waxaa aad bidhaamin doona muwaadin soomaaliyeed oo isu xilsaaray inuu si fiican u bayaamiyo riyada been abuurka ah bal hadaba aan daalaco been abuurkaas iyo xaqiiqdiisa. Halkan Riix been abuurka:

 

audio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Odayaasha Beesha Hwy iyo Saraakiisha Itoobiya oo heshiis hordhac ah lagu gaaray

 

Talaado, April 03, 2007(HOL): Shir ay galabta ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddi ay magacaabeen Odayaasha Beesha Hwy iyo Saraakiil Itoobiyaan ah, kuwaasi oo ka wada arinsanayay sidii loo joojin lahaa dagaalladii Muqdisho ka socday ayaa lagu gaaray heshiis hordhac ah.

 

Shirka ay labada dhinac yeesheen oo socady muddo seddex saacadood ah ayaa dood dheer kadib waxay labada dhinac soo saareen labo qodob oo kala ah in la sii adkeeyo xabad joojin ay labada dhinac horay u gaareen iyo in la aaso maalinta berri ah meydadka daadsan xaafadihii dagaallada ka dhaceen, iyadoo fulinta qodobkanina loo xil saaray guddo min labo xubnood ah oo labada dhinac kala metelaya

 

 

WHERE ON EARTH IS adeerKEEN YEEY THE VAMPIRE??? THIS HAS THE CLASSIC USED AND MISUSED POLITICS WRITTEN ALL OVER....WAR MEE ADERKEEN THE VAMPIRE IN ALL THIS.....WAR XAGGUU KA DHACAY ODAYGII...IRRELEVENT. SIDELINED..SICK...WAX CUDUR DAARA ADEER HALOO KEENO,,,,,ANYTHING BUT THIS

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this