Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Nairobi: President Sh Shariif brushes Faroole aside...

Recommended Posts

Note: A subtle NO to The lucrative demands of puntland

 

 

Nairobi: President Sh Shariif brushes Faroole aside...

 

 

..........

Faroole"Aduunyada waxaan ogeeysiineeynaa in aanan ka mid aheyn Dawlada Shiikh Shariif" Madaxweynaha Puntland

 

Submitted by editor on Fri, 11/13/2009 - 16:34

 

Hogaamiyaha maamulka amaankiisu xumaaday ee Waqooyi Bari Soomaaliya (Puntland) Cabdiraxmaan Faroole oo saxaafada Nayroobi kula hadlay isagoo caro badani ka muuqato ayaa sheegay in ka maamul Puntland ahaan aysan ku qanacsaneyn Dawlada Soomaaliya.

 

Cabdiraxmaan Faroole oo shir jaraa'id qabtay ka dib markii uu ka soo carooday kulan uu Madaxweyne Shariif Nayroobi kula yeeshay ayaa sheegay in Dawlada Soomaalidu aysan diyaar u aheyn wax ka qabashada dhibaatada Soomaaliya ka taagan sidaas darteedna aysan iyagu ka sii mid ahaan karin dawlada noocaas ah waa siduu hadalka u dhigaye.

 

Warar hoose oo kulankii Madaxweyne Shariif iyo maamulka Puntland laga helay ayaa sheegaya in la isku jiiray oo mas'uuliyiintu ku kala boodeen Hamiga Cabdiraxmaan Faroole oo xadka ka baxay.

 

Wararku waxay intaas ku sii darayaan in Cabdiraxmaan Faroole ku adkeeystay Shuruudo dhinaca dhaqaalaha u badnaa oo ay dhanka dawlada Soomaaliya ka doonayeen in ay fuliso, waxaana shuruudahaas ka mid ahaa in Maamulka Puntland sidi dawlad oo kale loola macaamilo shirarka caalamiga ahna laga qeybgeliyo dhaqaalaha dawalda dhexe soo gala bar la siiyo.

 

Isku soo wada duuboo waxaa hadda muuqata in maamulka Puntland weli ku dhegan yahay rabitaankoodi ka bari soocnaa Soomaalida inteeda kale, waxaana mudan in maanka la geliyo Amaanka faraha ka baxay ee Puntland.

 

halgankanet@gmail.com

 

> Source <

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why somalia is where it's today is because of cuqdad, iyo aargoosi, gocosho wixii tagay, dhaawacyadii dagaalkii sokkeeyye oo weli furan, iyo khilaafka oon baaxad loo lahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Men interested in the stabilization of Somalia(n I'm assuming Duke n Sabriye are, of course with some stipulation), why would they encourage unnecessary adversity that will cost the whole nation. There is time and place for political score points, at this critical juncture, that time is not NOW.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che,

 

Moments like these every Somali patriot should truly appreciate and applaud the Somali president.

 

It is lucrative to say the least for Faroole (president of the unstable puntland region in north eastern Somalia) to demand 50% of any and all funds allocated to Somalia not to mention all the other laughable demands.

 

This is the second time Sh shariif had stood his ground and has bluntly refused to compromise on the sovereignty of Somalia and its central government. Second to when he refused a petition requesting the secession of Somaliland (north western Somalia).

Share this post


Link to post
Share on other sites

^My bad , I was pointing out their flaws to you.I inadvertanly wrote the word "you:

 

Sabriye...Laughable demands to you, but serious business to them, if you fail to see that then there is not much to talk about, is there?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Hassan6734:

Bugland really has nothing much to offer shariff.

Whatever faroole thinks won't matter to the TFG

^^And that, ladies and gentlemen, is the unfortunate truth...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this