Sign in to follow this  
Dr Ligle

Lebanese Envoy In Bossaso Streghtening Livestock Trade

Recommended Posts

Dr Ligle   

T11.JPG

18.jpg

T7.JPG

4.jpg

20.jpg

T12.JPG

 

Wafdi Ka Socda Dawlada Lubnaan Oo Maanta Booqday Maxjarka Weyn Ee Magaalada Boosaaso (Sawiro)

 

September 1, 2009

·

Wafuud isugu jirta dhakhaatiir,ganacsat o iyo mas’uuliyiin ka socota dalka Lubnaan oo qaabilsan dhanka xanaanada xoolaha ayaa shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.

 

Wafuudan ayaa waxay wakiil uga yihiin xukuumada Lubnaan hubinta caafimaadka xoolaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntlnad si ay heshiis ganacsi ula saxiixdaan, heshiiskaas oo la xiriira dhoofinta xoolaha.

 

Waxayna maanta kulan ku la yeesheen xarunta weyne ee Maxjarka magaalada Boosaaso mas’uuliyiin ka socotay dawlada Soomaaliyeed ee Pontland oo ay kamid yihiin wasirka wasaarada xanaanada xoolaha ee Puntland Axmed Xuseen Doonyaale iyo agaasimaha guud ee Maxjarkaasi Max’ed Faarax Max’uud.

 

Wafuudii ka socotay dawlada wadanka Lubnaan ayaa waxa ay kormeer ku sameyeen qaybaha kala duwan uu ka kooban yahay Maxjarka xanaanada xoolaha ee magaaladatan. Ka dib markii uu u soo dhamaaday wafdigan kormeerkooda ayaa waxaa ujeedada ka danbeysa imaatinkooda saxaafada uga warbixiyey agaasimaha guud ee Maxjarka Max’ed Faarax Max’uud oo sheegay in wafdigani uu yahay afar qof oo isugu jira wafdi ka socda dawlada Lubnaan iyo wafdi ganacsato ah oo iyagu ka shaqaysta xoolaha nool.

 

Agaasimaha guud ee Maxjarka magaalada Boosaaso Max’ed Faarax Max’uud ayaa waxa uu ka hadlay ujeedada ugu weyne ay wafdigan u yimadeen Puntland gaar ahaana Maxjarka magaalada Boosaaso in ay tahay sidii ay u kormeeri lahayeen qaybaha kala duwan ee u ka kooban yahay Maxjarka,isagoo sheegay in ay wax ka su’aaleen xanaaneynta xoolaha,qaabka loo daaweyo xoolaha iyo xanuunada ay ka baraan xoolaha ku jira Maxjarka iyo xooluhu in ay yihiin kuwa cayilan.

 

Waxaa kaloo uu intaasi ku daray agaasimaha Maxjarka in ay wafdigan ay soo tuseen shaybaarka lagu baaro xanuunada xoolaha ku dhaca,xoolaha nool ee iyana ku jira Maxjarka,sidoo waxa uu intaasi raaciye in ay soo tuseen melaha xoolaha laga soo dejiyo isagoona sheegay in ay ku qanceen sida ay hawshu u socoto kuna amaanay dadaalka ay wadaan.

 

Max’ed Faarax Max’uud ayaa waxaa kaloo uu sheegay in wafdigan ay sheegeen in ay doonayaan in ay labada dawladood waa Puntland iyo Lubnaane ay yeeshaan xiriir dhanka ganacisaga ah oo ku aadan xoolaha Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya.

 

Dhanka kale waxaa isna ka hadlay imaatinka wafdigan wasirka wasaarada xanaanada xoolaha ee Puntland Axmed Xuseen Doonyaale ayaa waxa uu sheegay in ay u madax banaan yihiin in cid walba oo dawlada Puntland u timaada ay heshiis lageli karaan ayna u madaxbaan yihiin cid kasta oo u timaada dawalada Soomaaliyeed ee Puntland.

 

Source:http://horseedmedia. net/2009/09/wafidi-k a-socda-dawlada-lubn aan-oo-maanta-booqda y-maxjarka-weyn-ee-m agaalada-boosaaso/

 

Excellent job boys. It is critical to keep excellent health standards for our live-stock and to guarantee to our client-tele the best livestock in somalia. I am impressed with the health and safety procedures that are taking place, especially with the livestock holding ranch.

 

Keep it up and we will win all the big live-stock contracts in somalia!!! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

i think the labenese are there to open a belly dancing academy for puntlands troubled penny less army, so they can earn some cash in las anod.

 

 

loooooooooooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this