Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The Khusuusi wants to get rid of the Khusuusi

Recommended Posts

Golaha khusuusiga SSC Oo Shir ku Qabtay Buuhoodle

By admin on Nov 08, 2010 with Comments 0

 

ShareBUUHOODLE waxaa maanta oo bishu tahay 8/11/2010 shir deg dega isuguyimi golaha khusuusiga maamulka ssc

 

kalfadhigoodan ayaa waxaa ya kasoo saareen qodobo dhawra iyo baaq ay udirayaan bulshada ssc

 

ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay oo shirkaasi furay gudoomiye xigeenka maxamed cabdi ciise

 

isagoo ku wareejiyay gudoomiyaha golaha khusuusiga cabdirisaaq xasan ismaaciil oo isaguna halkaasi kasoo jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ugu danbayna halkaasi ka akhriyay qodobadii,

 

Waxaan baaq usoojeedinayaa dhamaan shacabka ssc gudaha iyo dibada

 

Ismada.cuqaasha.waxgaradka.aqoonyahanka.inay isugu yimaadan mudo

 

dhan 45 casho siloo helo hogaamin umada masiirkeda lagu aaminikaro,

 

Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa.

 

inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed

 

iyo cai xasan axmed sabaray,

 

Kadib.markii ay leexiyeen hadafkii ssc midaynta iyo xoraynta ahaa.

 

Kadib.markii ay burburiyeen ciidamada ssc.

 

Kadib markii ay in kireen ansaxintii buurawadal.

 

Kadib.markii ay diideen jiritaanka golaha khusuusiga.

 

Kadib.markii ay diideen wada tashigii iyo wada shaqayntii.

 

Kadib.markii ay shaqadii hogaanka lawareegen shacab.

 

Kadib.markii ay diiden sharcigii ssc.

 

Kadib.markii ay meelna kaga warami waayen waxii loo idkamay,

 

Waxaanu garanay inaanu badbaadino doonista shacabka ssc.maanta laga bilaabo

 

waxaa xilka ssc uyaala g khusuusiga.

 

waa in saraakiisha ciidamadu sitoosa uga amar qaataan golaha khusuusiga

 

dardar galiyaana isu uruurinta ciidamada iyo haelgaladoodaba,

 

waxaanu si deg dega ugu yeeraynaa dhamaan xubnaha kamaqan golaha khusuusiga

 

dibad iyo gudaba ha joogene inay mudo shan iyo toban cisho ah ku yimaadaan golaha

 

Wabilaahi Towfiiq, Buuhodle Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma durba?

 

There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Suldaanka:

Ma durba?

 

There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages.

lool haa qollada khusuusigu waxay ku kacsanyihin xaglatoosiye sabab lacagti qurba joogti ay soo diireeen bu wax ka siin waayey khusuusiga inti ba buhoodle la fadhistay oo uu barkaday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefti uu Hogaaminayo Hogaanka SSC Dr Axmed Saleebaan Ciise oo u ambabaxay Muqdisho iyo Wardheer

Nov 09, 2010

Dharkayn-Geenyo(Riinji.com)Waxa magaalada Dharkayn ka ababaxay wefti balaadh oo ka socda Hogaanka midaynta iyo Badbaadinta ee SSC,weftidan oo Casuumad ka helay Raysawazaaraha cusub ee xumuda Federaalka Soomaaliya..

Weftidan ayaa waxay maanta ku si hakanayaan magaalada Wardheer ee Killinka halkaasi oo ay casuumad ka heleen Madaxwaynaha Kilinka Shanaad ee Somalida Itoobiya,weftidan ayaa halkas uga sii gudbi doona magaalada Caabud waaq ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo diyaarad Caasimada u qaadi doonta ay ugu imaanayso. Weftidan ayaa waxay ka kooban yihiin 10 Xubnood oo kala ah Hogaamiye 1.Dr Axmed Saleebaan Ciise,2.Xog-hayaha arimaha Difaac Gen-Tamaad,3.Afhayeeka Axmed Gacmayare,4.Cabdixamiid Garaad Jaamac,5.Ex-Xil- Puntland Cumar Jaamac Saleebaan,6.Ex-Xil- Puntland Ibrahim Maxamuud Guure,7.Ex-Xil- Puntland Abshir Cabdi Shiikh iyo saddex xubnoo oo khusuusiyda ka mid ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in weftida uu weheliyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo isagu ka soo noqonaya Wardheer. WIXII SOO KORDH KALA SOCO RIINJI YASIN MAXAMED AHMED GAROWE SOOMAALIYA

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

So the best approach to dealing with anti government elements is to do nothing. Then watch them fall apart from within. Brilliant!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahow nimaan wax ogeyn ha cadaabin :D:D

 

waa tii Maxamed Dheege'e (jacayl baro wuu qosli :D )

 

Ninka kibirku shaanshaan ka riday waaya shaxartaanye

Misna wuxuusan sheekada ku darin shiishka soo maqane

Inta shaqalka gaabani u jiro sheeg hadaad garato

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The anti-government are Warlord Siilaanyo and Somalidiid/snm militia, since they are against Somali Government led by Sheikh Sharif

 

 

On the other hand, SSC Leadeship and Forces are loyal to the Internationally Recognized Government of Somalia, led by President Shiekh Sharif and Prime Minister Farmaajo

 

The leader of SSC and high level delegation is leaving right now SSC regions to Somali Capital of Mogadishu to meet their Somali Government.

 

 

Insha Allah, the anti- government clan factions like snm will eliminated from all somali territories from Loya Cade to Kismaayo

 

 

 

 

Somalidiidku waa dad xaasidiin ah, oo ee ka buuxdo cuqdad iyo cudur aan dawa la'heen

 

 

Runtu waxa weeyaan kooxda Somalidiidka ayaa burburasa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ maxa xaasidiin naga dhigay war jira uun baanu sheegnay iga waran xaglatoosiye oo Cumar ileey la kulmey mamuulaha kilinka shanaad. maxaad is tidhahdeen sawdinki xabashida necba , goormaad xabashida is jeclaateen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaji, meel aan war oolin ayaa war ka raadinasaa, waa muuqataa halkan sida ee soomaalidiidku xumaan iyo dhibaato ula doonayaan dadka soomaaliyeed ee jaarkooda ah, sababtuna ee tahay xaasidnimo,gar darro iyo faduul.

 

 

Xabashida waa codowga Somali oo dhan,

 

Waxaa xabashida looga digayaa in ee mar labaad kusoo xad gudbin Deegaanka SSC, sidii hore u dhacday

 

Waxaa kaloo loo sheegayaa Xabashida inay caq soo dhigin SSC, waayo SSC dowlad iyo hogaan ayee leedahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this