Sign in to follow this  
Emperor

Mogadishu: Heavy fighting, Alshabaab advance despite governments attacks + PICS

Recommended Posts

Emperor   

Shabakadda Somalimirror oo Socdaal ku soo martay Goobihii Maanta lagu Dagaalamay.

By Somalimirror on 22 May, 2009 2:03 PM in Main, Wararka

 

Shabakadda Warbaahinta Somalimirror ayaa Socdaal ku soo martay Qeybo ka mid ah Jidka Wadnaha oo ay Saaka ka dhaceen Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay Xoogaga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo isku dhinac ah iyo DKMG ah. (Daawo Sawiradda)

 

Saldhigyada Degmooyinka Hodan iyo Howl-wadaag ayay Shabakadda Somalimirror soo xaqiijisay in ay Gacanta ku hayaan Xoogaga xisbul-islaam iyo al-shabaab.

 

Suuqa Ariga ee Isgoyska Bakaaraha waxa aanu ku soo aragnay Maydadka 2 Askari oo ka tirsan Ciidamada DKMG oo yaala hareeraha laamiga.

 

Sidoo kale Xaafadda KPP ee degmada hodan gaar ahaan Nawaaxiga Qur’aan saarka waxaa yaala Maydka Hal qof oo aan la sheegi Karin inuu Rayid ahaa iyo in kale.

 

Isgoysyada Aadan Cadde iyo Xararyaale illaa iyo Masjidka “Cabdale iyo Cawareere” waxaa gacanta ku haya Xoogaga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo is-garabsanaya.

 

Waxaa jira Goobo Cusub oo ay Xoogaga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab horey ugu Durkeen kuwaas oo ah Masjidka “Cabdale iyo Cawareere” iyo Nawaaxiga Isgoyska Foloransa.

 

Tarabuunka ayaa ah wali goob uu Dagaal ka socdo, waxaana horey gacanta ugu hayay Xoogaga Xisbul Islaam.

 

Waxaa jira Maydadka 3 Askari oo ka tirsan DKMG ah oo yaala inta u dhaxeysa Isgoyska Aadan Cadde iyo Masjidka Cabdale iyo Cawareere.

 

Shabakadda Warbaahinta Somalimirror waxay Doorbiday in ay ka gaabsato soo gudbinta Maydadka Askarta DKMG ah ee ku dhintay Dagaalkii maanta, Balse waxaanu idiin soo gudbinaynaa Sawiradda Goobihii lagu dagaalamay Qaarkood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

War Deg Deg ah :Xoogaga Al shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa goordhaw la wareegay Isgoysyadda Howl-wadaag iyo Aadan Cadde

 

Xoogaga Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa Xoogaa kahor la waregay Isgoysyadda Howl-wadaag iyo Aadan Cadde oo Saakay laga qabsaday Markii ay Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ku soo qaadeen Dagaal Qorshasayn oo Dhinackasta ah .

 

Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in Saldhiga Hodan Ay Sakay Qabsadeen Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somaaliya laakin ee hadda Kabaxeen Markii Dagaal qaraar ay soo Qaadeen Xoogaga Al shabaab iyo Xsibul Islaam oo Garab Isa Siinaya .

 

Muse Caraale oo ah Afahayeenka Xisbul Islaam ayaa sheegay in Dagaalka Sakay ay soo qaadeen Dowladda KMG ah ee Soomaaliya uu ahaa Dagaal Ay la socdeen Hogaamiyayaashii Dagaalka oo Maalmahaan ay Hubsiinayeen Dowladda KMG ah ee Soomaliya oo doonaysa in ay qas iyo Dagal aan joogsan ka Dhaca Magaalada muqdisho

 

Sidoo kale Wararku waxay Intaas ku Darayaan in Qasaare Baaxad leh soo Gaaray Labada Dhanac ee Dagaalka ka dhaxeeya waxayna wararku sheegayan in Dagaalka Saakay ay ku dhinteen in kabadan 6 Ruux oo iskug Jira dhinacyadii Dagaalka ka dhaxeeyay Iyo Waliba shacabka ku dhaqan Goobaha ay Dagaalka ka socdaan , wuxuuna dhaawaca Caga Cageynayaaa 16 qof Walina lama hayo xog Rasmi ah oo kasoo Baxaya Isbitaalada Magaalada Muqdihso inkastoo Saakay Agagaarka Suuga Bakaaraha lagu arkayay Gaadiidka Gurmadka oo Guraya dhaawacyadii soo gaaray Shacabka ku dhaqan Agagaarka uu Dagaalka ka socday

 

wixii Faah Faahun ah Dagaalada kala soco Shabkadda Dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Dr Cumar Iman:“Dagaalka Weerar anaga nalagu soo qaaday waaye”.

By Somalimirror on 22 May, 2009 10:04 AM in Main, Wararka

 

 

Gudoomiyaha Xizbiga Islaamiga Soomaaliyeed Dr.Cumar Iimaan Abuubakar ayaa Sheegay in Saaka DKMG ah iyo Hogaamiye kooxeedyo ay soo hubeysay ay Weerar ku soo qaadeen Saldhigyada Ciidamadooda ay ka Daganaayeen Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Dr. Sh.Cumar Iimaan Abubakar oo ay saaka Xiriir khadka Taleefoonka ah la yeelatay Shabakada Warbaahinta Somalimirror ayaa Sheegay in Dagaalka Maanta hadafka laga lahaa uu ahaa in DKMG ah ay kula wareegto Gacan ku heynta Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Dr.Cumar ayaa intaa ku daray in Goobihii lagu Dagaalamay oo Dhan ay Joogaan Ciidamadooda waxa uuna yiri:“waxaa weerar nagu soo qaaday Nimankaas ay uga Gol lahaayeen Xamar ayaan ku qabsanaynaa, Meelo Badan oo furin ah ayay soo jiireen Ciidankeenii oo Barihiisa Daganaa markii uu Dagaal la galay Meeshoodii baa lagu celiyay, hadda wax haba yaraatee anaga naga maqan oo dhul aan horey u haynay ma jiro hadda”.

 

 

 

Sidoo kale mar ay Shabakada Warbaahinta Somalimirror ay waxa ka weydiisay Aragtidooda ku aadan Dagaalka ka soo cusboonaaday haatan Muqdisho waxa uu yiri“Dagaalka Weerar anaga nalagu soo qaaday waaye Difaacbaan Saaka ku jirnay iyagana Jab iyo Khasaare bey kala kulmeen waxna wey qaadi waayeen oo Meeshoodii ayey ku laabteen siyaasad kalana ma ahan ee anaga ayaa nala soo weeraray siyaasad waxaa la weydii ninkii weerarka soo qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Dr.Cumar ayaa intaa ku daray in Goobihii lagu Dagaalamay oo Dhan ay Joogaan Ciidamadooda waxa uuna yiri:“waxaa weerar nagu soo qaaday Nimankaas ay uga Gol lahaayeen Xamar ayaan ku qabsanaynaa, Meelo Badan oo furin ah ayay soo jiireen Ciidankeenii oo Barihiisa Daganaa markii uu Dagaal la galay Meeshoodii baa lagu celiyay, hadda wax haba yaraatee anaga naga maqan oo dhul aan horey u haynay ma jiro hadda”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahoow kala qabooji muslimiinta uu dagaalku ka dhaxeeyo. Dagaal xal ma ahan. But Emperor acual you are right sheeq hotel govermen lost alot ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The HI and shabab leaders were under lots of pressure from M society and their tribal leaders to stop fighting, but last night'surprise attack by the gov forces gives them now the excuse to continue the war. I believe it was a mistake to provoke them, the TFG could've just stayed on the diffensive coz they had the moral high ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

^Unlike Yousuf yey's permenant dependency on the Ethiopians in Mogadishu, Sharif seems to have the support of both his Somali army and Mogadishu population.

 

Taking on the terrorists and their foreign jihadists purely with government forces and gaining grounds is but a sign of confidence.

 

Time and momentum are on the governments side while the shaky and unholy union of the terrorists is showing alresy signs of defeat .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer we wish the Presidnet has such support as of now he is only holed up in the areas controlled by the AU troops.

 

Also note Yusuf Yey was in Jowhar for a year with his own troops. And they could do nothing to him. While Sharif with all "support" lost Jowhar to Al Shabaab in 30 minutes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Adeer we wish the Presidnet has such support as of now he is only holed up in the areas controlled by the AU troops.

 

Also note Yusuf Yey was in Jowhar for a year with his own troops. And they could do nothing to him. While Sharif with all "support" lost Jowhar to Al Shabaab in 30 minutes.

Hahha

 

What a sad reconstruction of history. Abdullahi Yusuf was a guest of Mohamed Dheere and when he engaged in his usual tricks was given 24 hours to leave town which he obliged within hours.

 

Let's keep our feet on the ground and not fantasize about reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Of course its you as usual who is making up history :D , Yusuf was in the city with his troops who, when Mohamed Dheer started acting up moved on to Baidoa. Nothing that could be done. Mohamed Dheere made a mistake those days and admited to it and was a staunch ally of the President to the end.

 

Now Sharif Ahmed is having much difficulties and he is in his hometown, his clan region and if he is popular why cant he deal with these guyS?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this