Sign in to follow this  
Dr Ligle

New Governor Named For Buhoodle

Recommended Posts

Dr Ligle   

WAXGARADKA GOBOLKA CAYN OO SOO DHAWEEYEY MAAMULKA CUSUB EE GOBOLKA LOO MAG CAABAY

Sunday, 30 August 2009 17:28

BUUHOODLE::Waxaa si wayn looga soo dhaweyaya Magaalada buuhodhle ee xarunta Gobalka cayn Gudoomiyha cusub ee Gobalka ee dhawaan loo somagacaabay kaa uu soo magacaabay madaxweynaha Puntland Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa wareegto uu ka soo saaray Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo waxaa uu ku magacaabay gudoomiyaha Gobolka Ceyn iyo Kuxigeenkiisa waxaana arintaa aad u soo dhawayay dadka deegaanka oo mudooyinkaan ka war dhoorayay is bedalka Maamulka Gobalka.

Gudoomiyha cusub ee Gobalka Cayn Xariir Maxamuud Axmed ayaa madaxweyne Faroole u magacaabay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Ceyn kidib markii uu la tashi la sameyay dadka deegaanka isagoo horay xilkii uga xayuubiyay gudoomiyihii hore gobolka Ceyn Mr Keyse Cabdi Ayuusuf. kidib markii xilkiisii gudan waayay.

Wareegatadaan ayaa sidoo kale lugu soo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Gobalka asgao xilkii ka qaaday kii hore Jamac ibraahin raygal waxuuna u soo magacaabay mid cusub.waxana isbedalka lugu sameyay Maamulkaan wax gardka Gobalka ku macneyen mid macna wayn u keen doonta Gobalka.

Ma jiraan wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulkii hore oo ku saab san xil ka qaadistaan lugu sameeyay waxuuna magacaabista Mamulkaan imaanasaa xili Madaxweyne farole uu xilkii ka qaaday Guoomiye gobaleedyo kala duwan sida kan Gobalka Cayn iyo Mudug.

Source:http://www.hadaaftim o.com/index.php?opti on=com_content&view= article&id=878:waxga radka-gobolka-cayn-o o-soo-dhaweeyey-maam ulka-cusub-ee-gobolk a-loo-mag-caabay&cat id=39:wararkale

Excellent news, new mayor for buhoodle. The people deserve better local leadership on the ground and i support farole on this re-shuffle on the cayn region. There are reports that sanaag is getting new regional state. We need competent leadership from the bottom to the top, cooperating and working together in a professional manner.

New age is coming for puntland. Looking very prospective!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

considering you dont control buhoodle thats a bit rich. lets see if he can go to buhodle? or claim to be anything.

its like me in hargaisa claiming to name a governer of bosaso...day dream. wake up to reality.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Gaarodi sxb you are in fantasy world, what u mean puntland doesn't control buhoodle? they were just there a week ago reforming the school system for the city!!! which you can verify below!!!

http://allidamaale.c om/Augosto/warka1611 .htm

The only place ka maqan puntland wa las canod thats it. No where else, everywhere else is solely under the control of puntland.

Erigavo, maydh, and el-afweyne in the sanaag region is under the control of NW somalia. That is it, the rest is under puntland control!!! and i can even show you bbc report to confirm that if you would like that!!!

Dreamers in real life and cyber life, sad but lying to yourself won't help. Infact erigavo and laaska is the two cities on puntland goal plates..Farole is going to try diplomacy first. If that fails, he will attack he said.

Broke army?

IMGA0381.jpg

IMGA0365.jpg

Daraawiish3.jpg

Daraawiish3jpg.jpg

1daogost29.jpg

Those boys are just in garowe. We can all the boys from nugal, sool, sanaag, cayn, bari, mudug if worse gets to worse to defend our land.

We Dont war, we want advancement!!!

Kapish

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this