Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Even 100 years of No Recognition ........

Recommended Posts

Somaliland oo ku adkaysatay Gooni Isutaaga , xataa haddi aan Beesha Caalamku Ictiraafin “Boqol sanadood.” Al Khaleej-UAE”

 

 

 

 

 

Jareedada Afka Carabiga ku hadasha ee kasoo baxda dalka Emaaraadka Carabta ayaa cadadkii soo baxay maalinti Sabtida 19/5/2007, ku qortay inay Somaliland ku adkaysanayso Gooni isu taaga , xataa haddii beesha caalamku aany ictiraafin boqolka sano ee soo socda.

 

Ayadoo ka soo xigatay hadalo uu sii daayay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland , Mudane Mohamed Duale , ayaa cadeeyay inaanay haba yaraate jirin wada hadalo hoos ahaaneed u sodca Somaliland, Ethiopia iyo Maraykanka , waxaanu ku tilmaamay wararkaas, oo ay hore Al Khaleej u fafisay , mid aan sal iyo raad toona lahayn, oo runta ka fog.

 

Wasiirku asaga oo xusaaya 16 Guuraddii kasoo wareegtay markii Somaliland ka goostay Somalia, ayaa waxuu sheegay inaany marnama dhici doonin midnimo dhex marta labada dal ee haatan deriska ah, Somaliland iyo Koonfurta Somalia, Wuxuu Wasiirku ku nux nux saday inaanay ka noqon doonin dib ula soo noqo-shada xornimadooda.

 

Waxa kale uu sheegay in socdaalka uu ku tegay Addis Ababa ay u suuro gelisay inuu la kulmo Danjiryaal badan oo Reer Galbeed ah , iyo ku Xigeeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.

 

Waxa kale oo Wasiirku sheegay in Xukuumadda Somaliland hor dhigi doonta Ururka Afrika “ AU” sidii ay xubin uga noqon lahayd Ururkaas.

 

 

qarannews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
roobleh   

That is exactly how I feel, better stay unrecongized than uniting with Somalia. We just hate wasting another 30 years with them. Even without recognition we are faring better than them now or even during the whole time we were united with them. It is as simple as that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

please don't be united with as southrens. We will safe our banaans, papya, canuuni and so on. war heedhe meeshiina ku ekaada. oo dhagaxa ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^usheeg ninyo

 

bananas, papay iyo canuuni (whats that?) yaaba cuna? waar bariiska iyo hilibkaasa inogu filan :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Somaliland oo ku adkaysatay Gooni Isutaaga , xataa haddi aan Beesha Caalamku Ictiraafin “Boqol sanadood.” Al Khaleej-UAE”

..the cracks began to show! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

There is some serieuse face saving needed. I would suggest Seppuku for the secessionist leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Give it up adeer,and jump to the bandwagon, your city is moving foward, and prosperously on the horizon, dont be xaasid, else submerg in that orgy of killings in the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

The same old you hate us or xaasid aad tahay :D This is politics adeer deal with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Once upon a time I was a unionist like you adeer :D ... it deosnt work, I cannot putUp with with a bunch of cannibals, so before the gate closes adeer jump with it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^I mentioned to my boss where i'm planning to go in July IA. His response?

 

"Ooh the breakaway Republic" lol, i was surprised.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Sharmarke :D your faith is weak, believe adeer believe.

 

 

Northerner only dogs have bosses, the rest of us have employers. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this