Sign in to follow this  
Cumar

Barre Hiiraale reaches Baardheere

Recommended Posts

Cumar   

Col. Barre Hiiraale oo wata gawaari dagaal oo gaaray deg. Baardheere

 

Baardheere 15, May.07 ( Sh.M.Network) Wasiirkii G/dhigga ee xilka laga qaaday Col. Barre Hiiraale oo wata gaadiid dagaal oo fara badan ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli khilaaf xoogan uu ka taagan yahay gacan ku heynta magaalada Kismaayo.

 

Xildhibaan Barre Hiiraale oo ay wehliyaan kolonyo gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay abaarihii fiidnimo gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, xilli dhowr maalin ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska ra'isulwasaaraha lagaga qaaday xilkii wasiirka G/dhigga.

 

Imaanshaha Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere oo aan horey loo sii shaacin ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan ka soo bixitaankiisa Baydhabo, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in ay la xiriirto sida uu marnaba ugu qanacsaneyn qaabka madaxda dowladda ay u maareeyeen xaaladda dalka ka taagan iyo isbadalkii dhowaan xilka lagaga qaaday, waxaana warar kale ay tilmaamayaan in uu u yimid degmada Baardheere sidii uu kulamo iyo wadatashiyo ula yeelan lahaa odayaasha iyo waxgaradka.

 

Lama oga Col. Barre Hiiraale in uu u sii gudbi doono magaalada Kismaayo iyo in uu sii joogi doono degmada Baardheere, laakiin xiriir aanu la sameynayay Colonelka manoo suurto galin in aynu helno.

 

Socdaalka Col. Barre Hiiraale ee degmada Baardheere ayaa ku soo beegmaya xilli ciidamo isaga ku heyb ah ay gacanta ku hayaan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ka saareen magaaladaasi ciidamo ka soo jeeda Puntland.

 

http://www.shabelle.net/2007/May/n11592.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cumar   

Baardheere: Col. Barre Hiiraale oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo xalay gaaray Baar Dheere.

15. Maj 2007

 

Baardheere(AllPuntland)- Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ah xildhibaan ka tirsan dowladda KMG ah ayaa xalay gaaray magaalada Baardheere isaga iyo ciidamo aad u fara badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka.

 

Barre Hiiraale oo xilkii wasiirka gaashaandhiga horay u hayey ayaa laga qaaday kadib markii lagu eedeeyay xil gudasho la'aan, lamana oga socdaalka deg dega ah ee xiligan ugu ambabaxay magaalada Baardheere iyadoo wararku qaar ay sheegayaan in uu u sii gudbi doono magaalada Kismaayo oo taageerayaashiisa ay la wareegeen gacan ku heynta degmadaasi.

 

Xildhibaan Barre Hiiraale oo tan iyo markii maxkamaddihii Islaamiga ay ka saareen gobolada Jubbooyinka ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa haatan ku soo baraarugay inuu booqdo halkii uu markii hore ka talin jiray.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

 

http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=2960&z=1

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xildhibaan Barre Hiiraale oo tan iyo markii maxkamaddihii Islaamiga ay ka saareen gobolada Jubbooyinka ku sugnaa magaalada Baydhabo
ayaa haatan ku soo baraarugay inuu booqdo halkii uu markii hore ka talin jiray.

Now that is what I call breaking news, baraarugey iga dheh, I wonder why allpuntland.com aysan uga hadlin Barre Hiraale before aan xilka laga qaadin, maybe they knew inuu xabbis Baydhabo ku jirey and they didn' wanted to talk about, laakin hadda ayey leeyihiin wuu soo baxsadoo wuuna soo baraarugey inuu Baardheere baqdin ugu baxsado!

 

 

Breaking newska ayaaba i cajabiyey wallaahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Contradicting comments there sxb... Sidee u ogaan karaan inuu Xabsi kujiray hadiise ayba run tahay oo uu xabsi kujiray soo hada oo xilki laga qaaday lama sii adkayn lahayn qufuladda, sideebuu usoo baxsaday all of sudden the next day he was demotted and with that much of technicals accompanying him as the reports say...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Sxb Emperor, horta war sugan lama hayyo illaa hadda, oo inuu soo baxsadey, inuu iskiis usoo tagey, in gaadiid gaashaaman weheliyaan ama in la iska soo fasaxey, wax aan war u heyno ma jiro illaa hadda,

 

we expected more from the Yeey media since they know alot, that is why I said maybe they knew inuu xabbis baydhabo ku jirey, so waxaan cuskanayey Yeey Media,

 

lamaba yaabaneeyn aniga intaas iyo sababaha uu uga soo tagey Baydhabo, oo waxaan la yaabey markey dhaheen meeshuu ka talin jirey ayuu kusoo baraarugey una noqdey, af lagaado ayaan u arkaa hadalkaas laguna minja-xaabinayo masuulnimada Hiraale iyo odeynimadiisa, kolleey umaadan fiirsan hadalkaas aan af lagaadada u arkey loo geestay Duq Hiraale!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

AllPropaganda (also known as AllPuntland) is a perversion of journalism. Like others who support this cowardly regime, it stinks to high heaven. Uff.

 

Hiiraale, Caydiid, Cali Mahdi and others like them are opportunist b*stards. Ilaahay haysku diro kuligood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Nuune, Sxb Hiiraale waa qabqable kuwa ugu xun kamid ahaa ee Somalia marka AFlaagadana taas umaba ahanba...

 

Puntland media hadii aad iyaga cuskanaysid waa report gareeyeen in rag ciidan iyo hubba ay lasocdeen ... iyo Shabelle.net iyo website-kale oo badan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emperor sxb somali waxeey tiraahdaa nin meelkacadi meel uma madoowa. correct me if I am wrong. The Anti-somalinimo. all they could see is Puntland baa qortay hadalkaas ama Puntland Baa saas tiri.

 

Nuune sxb no personal attack waxaan ku weeydiiyay sida sawirkaada uboodboodaayo miyeey afkaartaada oo ku aadan somalinimo u bood boodaa

 

(smile)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

^^ Sxb Emperor, horta war sugan lama hayyo illaa hadda, oo inuu soo baxsadey, inuu iskiis usoo tagey, in gaadiid gaashaaman weheliyaan ama in la iska soo fasaxey, wax aan war u heyno ma jiro illaa hadda,

 

we expected more from the Yeey media since they know alot, that is why I said maybe they knew inuu xabbis baydhabo ku jirey, so waxaan cuskanayey Yeey Media,

 

lamaba yaabaneeyn aniga intaas iyo sababaha uu uga soo tagey Baydhabo, oo waxaan la yaabey markey dhaheen meeshuu ka talin jirey ayuu kusoo baraarugey una noqdey, af lagaado ayaan u arkaa hadalkaas laguna minja-xaabinayo masuulnimada Hiraale iyo odeynimadiisa, kolleey umaadan fiirsan hadalkaas aan af lagaadada u arkey loo geestay Duq Hiraale!

Xabsiga ee kujireen Aideed,Qaybdeed iyo Hiraale was not a "real Xabsi",it was like House arrest. Hodhel baa lagu wada haaye sorrunded by Tigre Askaris. I think they were given choices, Join the Govt,as a low ranked member with no pay or stay in Baidoa in a house arrest.

 

So the warlords,opportunitstc as they are, did what each knew was good at; Qaybdeed,Sudi & Dheere took positions in the Govt,Aydeed went into assylum to talk out of his A$$ while Hiraale once again,marched to Kismayu to reclaim his lost glory(or was it bounty?) smile.gif

 

May they all Die in an inferno,Amin :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

So what does this mean for current occupiers of Kismaayo? Does it mean that the whole of reer Gedo/Caabudwaaq are out of the TFG?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Paragon:

So what does this mean for current occupiers of Kismaayo? Does it mean that the whole of reer Gedo/Caabudwaaq are out of the TFG?

Were they Fully part of it in the past 2 Months? If they were,I think its safe to say they are ALL out now,Lets ask Horn smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ smile.gif . Whether they were fully or partly working with the TFG or not, now it seems that they are all out of it. And the Kismaayo issue might change its nature. We might not hear from our local TFG flag bearers that the both sides of Kismaayo conflict are TFG soldiers.

 

I just don't know what the TFG was thinking when they sacked Barre Hiiraale. Their action now tribalizes and as a result unites clans who were partly dis-satisfied with the TFG. I remember many months ago, I predicted that Hiiraale would someday be the next target. Lol, let me try digging up that thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Dig it by all means, Hiiraale like he said "Waa loo dhiibtay shaqada waana laga qaaday"... Its very simple and nothing personal... and reer Gedo are still part of the government with many other Ministers and high ranking officials...Hiiraale is a delusional character oo ku waashay Kismayo, he was a good partisan for the TFG few months back with the famous remark "Xataa Yahuud waan Keensanaynaa"... Waxaana isbedalay oo isciilkaambiyay markii uu Madaxwaynaha Ku amray inuu Kismayo Maamul umagacaabideeda faraha kala soo baxo kana soo tago ee shaqadiisa Wasiirnimo uu qabsado...

 

As for Kismayo is small issue and will resolved soon Insha'alah...

 

Abdi Xaafid sxb I can see many people have problems with Allpuntland or Puntland websites in general, I don't see what the problem is though, we have many Somali clans news portals who are all the same, I doubt if they are the worst so I can't undertand much of the heavy noises...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Paragon:

^^
smile.gif
. Whether they were fully or partly working with the TFG or not, now it seems that they are all out of it. And the Kismaayo issue might change its nature. We might not hear from our local TFG flag bearers that the both sides of Kismaayo conflict are TFG soldiers.

 

I just don't know what the TFG was thinking when they sacked Barre Hiiraale. Their action now tribalizes and as a result unites clans who were partly dis-satisfied with the TFG. I remember many months ago, I predicted that Hiiraale would someday be the next target. Lol, let me try digging up that thread.

Paragon,Adeer you are expecting too much from the TFG. The PM is a bonafide bafoon while the President is a world renown Bulldog. They know nothing about making shrewd political moves,including the sacking of Hirale.

 

This whole saga with Hiraale started the day he was denied the leadership of Kismayo, it was made worse when he was reduced to a mere spectator under house arrrest 300miles away,while his counterparts(Yey & Gedi) killed Somalis, what more punishment do you want for a warlord?

 

Let them all rott in hell,amin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this