Sign in to follow this  
Emperor

President Yusuf's Live speech at the crowning of the New King of Beesha D

Recommended Posts

ilax   

D= Doorasho: Ama ha badsado ama ha yaraystee koley waa hawl dhaqameed marka waxaan u rajaynayaa kheyr. Inkasta oo aysan haboonayn odyagan wareersan inuu u yeedho hadana koley oday beeleed iga dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

congratulations.gif

 

Congratulations to the new King Abdu Allah Muse

Waxaanu leenahay Hambalyo Boqor Abdu Allah Boqor Muse,

Allah haa kuu fudeeyo xilka aad qaaday, hana kaa dhigo mid nabada iyo hurumarka ka shaqeeya , anfaca dhamaan gobolka, wadanka Somalia, diinta iyo muslimiinta oo dhan

 

11.jpg

 

Babdulahi.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Garaad Jaamac Oo Maanta Siweyn Uga Dhexmuuqday Madasha Caleemo Saarka

 

HALKAN KA DHEGAYSO KHUDBADII GARAAD JAAMAC GARAAD CALI

 

 

1190762279.jpg

 

News {Qardho} 27-11-08"Waxaa si rasmi ah loo caleema saaray Boqor C/laahi Boqor Muuse oo ahaan doona Boqorka Beesha ******* waxaana xafladii caleema saarka goob joog ka ahaa Masuuliyin kala duwan oo ka kala socday Dowlada Somalia oo uu hogaaminayay Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Wafti uu hagaaminayo iyo sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland Gen Maxamuud Muuse Xirsi Cade iyo Xubno ka tirsan Maamulkiisa, Isimo, uu hogaaminayao Garaad Jaamac Garaad Cali Cuqaal ,Waxgarad kala duwan iyo dad weyne kale oo aad u farabadan.

 

 

Xafladii aadka u balaadhneyd ee maanta loogu tala galay Caleemasaarka Boqorka ******* ayaa waxaa khudbado ka jeediyay Masuuliyiin kala duwan waxeyna dhamaan Masuuliyiintaan sheegeen in loo baahanyahay in la tixgaliyo Boqorka, Boqorkana uu noqdo mid wax ka qabta xaaladaha ka jira Puntland hadii ay ahaan laheed khilaafyada ama is maan dhaafka u dhaxeeya Siyaasiinta Puntland.

 

Caleema saarkan ayaa ku soo afjarmay jawi aad u degan waxaana lugula dar daarmay Boqorka beesha ******* in uu si daacadnima ah u hugaamiyo Shacabka Puntland waxuuna noqanayaa Boqarkii 33 adaad ee la caleema saaro waxana intii aaay socotay xafladas la adkeeyaya amaanka goobta xafladu ka socotay maadaama ay ku sugnaayeen Madax kala duwan sida Madaxweynaha iyo Masuuliyiin kale.

 

Madaxweynaha ayaa haatan lugu soo waramayaa in uu dib ugu soo laabatay Magaalada Garowe oo uu ka soo amabaxay Magaalada Qardho inkastoo kulama la qaatay waxgardka Magaalada Qardho lamana oga waxa ay la xidhiidheen kulamadan maadama uu shirkooda ahaa mid saxaafada loo diiday Mr Yuusuf ayaa la filayaa in uu maalinta barita ah kulama la qaato Issimada Puntland iyo Waxgardka kale ee reer Puntland .

 

Garaad jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee deegaanka SSc ayaa isna kamid ahaa isimadii sida weyn uga hadlay xafladaas iyadoo uu garaadku ducooyyin iyo hadalo kusaabsan xilkan loo igmaday boqorkan cusub kasoo jeediyay goobtii caleemo saarka

 

Xafiiska Qardho Ee Widhwidh Online

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

 

IMG_0747.jpg

 

IMG_0746.jpg

 

IMG_0722.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

whoa ! I must have been dozing. is this just your typical oday dhaqmeed/suldaan/garaad/malaaq like jago or this actually a 'king' and why have i never heard of a somali king before ?

 

do they sub-clans living in the south (gedo region) and west (K5) also have their own equivalents ?

 

anyone care to enlighten me ? .. and the crowning in the title is that literal or metaphorical ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geel-Jire, if you go through the earlier post you will see all the other houses have sent either their traditional leaders , their reps political leaders, religious leaders and so on.

 

The title is not in dispute, but it holds no political power, just tradional and out of respect for his line..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let's say that Qardho's king was the traditional and formal Sultan of the sub-clans of Mohamed ***** spread over the regions of Bari, Nugal, and Mudugh, and thus have come under his command and blessing for centuries and with the following power to lay and collect taxes, define and punish crime and last but not least plan and execute war orders as far as his dominion’s survival and expansion is concerned. Likewise, the Sultan of Sanaag and parts of Bari had similar functions and all formalities of entering into relationship with the world. The location of the Sepulcher of this Great Ancestor might even serve as a formal testimony, if you like.

Congrats to the King of Mohamed *****.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Anigu kolleey bahda aan ka dhashay waxa na yareeyey waa Garaadkoo na habaaray markii aan diidnay geel aan ol ole dagaal ku soo dhacnay inoo bahweynta la qaysanno (waayo isagaa markii hore yiri nin waloow waxaad soo dhacdo adigaa leh); Intuu tusbaxiisii afka ka jaray ayuuna yiri: 'usbax la gooyay ayaan idinka dhigay. Sidaa darteed, waxaa la yiri markuu nin inaga mid ah dhinto, 6 kalaa raacda!

 

Edeb-darradayadii hore uma noqon doonno, waxaanan ku leeyahay boqorka: hambalyo, hambalyo, hambalyo!

 

There. Because I am a good boy ;) .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ loooooooool@Cirdey, waan qosley runti.

 

Adigu inoo taageer Boqorka, illeen waa isku mid mar hadaad adigu taageero u fidisay, dhankeyguna waan u gogli gogosha.

 

 

Markii hore ishaan fooda darey hadase habaar dooni maayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this