Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Togdheer: The Voters Registration

Recommended Posts

RedSea   

JB:dhag cas burco hawada uunbuu ka maqlay.

 

Norf adigana, burco maku dhalatay, mise adna another dhag cas ayaad tahay saaxib(:?

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooool@la igama garto ,, :D

 

 

Is Redsea taking an exam or something ?? ,, he is not even reer burco markaa muxuu dadka waydiinayaa ,, and last time i checked he is not even reer Hargeisa ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

JB,

 

RedSea waa reer Hargeisa saaxiib. I can tell from his baala xoofto... :D:D:D

 

Norf isaga xaalkiisu waa fog yahay.

 

Yes I know him....very nice guy from Burco by birth of course :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

waar Jaw! salaxley iyo oodwayne aad ii celisay waamaxay?

 

Hargeysaay Hargeysaay,

Hargeysaay waxaa tahay,

Halkey hooyo igu xanbaartee,

Igu habtee naaskee lool..

 

Ka awoow ka awow baanu ku nidhi. sh. madar ka hor ayaan meesha anigu joogay. Markaa show some respect.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

sawir ayaan hayaa anoo 1 sano jira oo hargeisa iska raaxaysanayaa oo xoolkaygii yaraa iska jira kawaran. do you have prove.

 

adiga xataa research ayaan kugu sameeyey laftaada waxaan soo ogaaday noloshaada inteeda badan ka hor qaxii inaad rer hargeysa ubadnayn ee aad u badnayd xamar, baydhabo, gorowe iyo meel layidhaa caabud waaq? maxaad ka qaban jirtay meelahas warkaaga cadii? siiba gorowe iyo meelahaas maxaa kaa galay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D ... taasi waa Ilaahayow Kellida kaga hagaajiye ,,, lol

 

 

Yes anigu intaa aad sheegtayba waan soo maray iyo weliba meelo kele oo badan ,,, waana intaan ku dheerahay.

 

 

Bal post that PIC here and let everyone see the damn photo ,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

waa gobolkii S/landtaba dhalay

 

waa gobolkii halyeeeyada iyo halgamayaasha

 

waa gobolkii guusha iyo geesinimada, waa togdheer.

 

 

Reer togdheerow isu taaga isdiiwangelinta,

isu taaga horseednimada iyo hogaankad caanka ku ahaydeen maalinta qaranimada loo halgamaayo.

 

Isu taaga midnimada iyo ismuujintiinii aad tusaalaha u ahaydeen umada reer somaliland.

 

Reer togdheerow maanta waa maalin qaran, maanta waa maalin gobol, maanta maaha maalin xisbi,

 

Maanta waa maalintaynu muujin lahayn tiradeena ay tayadu ku dheehan tahay reer togdheerow.

 

Maanta waa maalin taariikhiya, taariikhduna iyada isqorta ee taariikhda halkaynu kaga ooli jirnay inagaga dhiga.

 

Reer togdheerow gawaadhida inoo istaadha soo gura dadka aan goobaha codaynta imaan karin ee meelaha fog fog degan.

 

Soo gura dadkii halganka iftiinka u ahaa ee reer hawd, gaadha Gaashaamo ilaa iyo Gawlalaale, kuna soo daadiya dadka goobaha codaynta ee xuduudaha ku yaala.

 

Reer togdheerow nabadana ilaaliya ilfeejigana yeesha,

balanteenuna waa maalinta ugu horaysa isdiiwaangelinta ilaa maalinta ugu danbaysa yaan laga seexan,

yaan laga nasan,

hana loo samro safafka dhaadheer ee dadka isdiiwangelinaya iyo cadceeda la taagan yahayba,

 

dadka waaweyn iyo kuwa xanuusanayana u naxariista si ay markiiba isu diiwangeliyan oo safafka xagooda hore u baneeya.

Waxaanan idin leeyahay

TAARIIKH IYO TUSAALAAD

TOGDHEEREY KU CAANTAHAY

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB sawiro reer Hargeisa oo queue ugu jira registrations uu soo gashey SOL, reer Burco camera ma haystaan miyaa? :D Norf1 show dig out and show us some pics dee.. Budh rag wada haysta ha la arke dee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this