Sign in to follow this  
Wigad

Dagaal xoog leh oo ka dhacay gobolka Sool

Recommended Posts

Wigad   

Dagaal ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacay degaanka dhaban Saar oo 70Km dhinaca Hawdka Koofureed kaga toosan magaalada Laas Caanood, kaasoo u dhexeeya maamullada Somaliland iyo Puntland.

Wasaarada gaashaandiga ee jamhuuriyadda la baxday Somaliland, war-saxaafadeed ay maanta ka soo saartay, magaalada Hargeysa, waxaa ay ku xaqiijisay in dagaalkaasi oo ay ku sheegeen in uu ahaa wax ay ugu yeereen duullaan ay ku fariisimada Somaliland ku soo qaadeen ciidamada Puntland.

 

Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland, Cabdirishiid Barkhadle Warsame, ayaa beeniyey in ciidamadooda ay qaadeen wax weerar ah, isagoo sheegay in dadweynihii degaankaasi ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Somaliland.

 

Wasaaradda gaashaandhigga ee Somaliland waxay sheegtay in dagaalkaasi saaka ay ku soo qab-qabteen qaar ka mid ah ciidamada Puntland oo gaaraya ilaa 20, kuwaasoo uu ku jiray sida ay yiraahdeen taliyihii Puntland ee aaggaasi iyo saraakiil kale. Sidoo kalena, waxay Somaliland sheegtay in ay gaadiidna ku soo qabsadeen dagaalka.

 

Puntland ayaanan haba yaraatee soo hadal qaadin saraakiisha la sheegay in looga qabsaday dagaalkaasi iyo gaadiidka, wuxuuna wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland sheegay in lagu soo gar-darrooday degaan ay Puntland leedahay oo Somaliland ay ku soo duushay shacab degaankaasi deggenaa, oo isla markaana loo geystay khasaare.

 

 

bbcsomali.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wigad   

Ayaan daro indeed brother but then its not only somaliland and puntland its the whole of somalia thats ayaan daro right now

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Yeah, Saalih, You are right.. this is Ayaan Daro, but this its the Part of the Ethiopian Campian agains the Whole Somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

The devastating consequences of war are inevitable...

 

Where are the ululating SoL cheerleaders to comment on the going-ons?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

I expect Dukey, Emperor and a few of the other cheerleaders to tell us that they have soundly beaten somaliland driven them out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

What is Somaliland doing other people's lands?

 

Laba Xiniinyood; how would you feel the boys from hargeisa coming to Xiingalool and breaking hell? How would that make you feel?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

I think Somaliland did a big mistake by carrying out yet another provocative attack against locals.

 

This attack will only speed up an all out war between Locals(reer Sool)and Somaliland which will create a massive displacement.

 

 

Here are the so called prisoners, to me they look like a bunch of Geeleey rounded up for the camera - A big propaganda I tell yeh

 

maxabiis%20rpnd100.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this