Sign in to follow this  
Jacpher

Gun battle in Boosaaso?

Recommended Posts

Hunguri   

Koora Tuunshe, Inanka la rabay in maxkamada lasoo taago. Waxaa soo qabtay Juffida Cadde. Jufidiisiina Maxkamadii ayay kala soo baxeen. Ragainimo ayayna sameeyeen. Wuxuuna ahaa nin wadaad ah. Kaliyana waxaa eed looga dhigay inuu yahay argagixiso. Almuhim, dagaal-ku marii hore xabbad iyo rasaas caadi ah ayuu ahaaye. Markay waxba tari waayeen. Ayay madaafiic iyo Waxay haysteen dibbada keeneen. Rag waa is dilaa waxna waysku qabtaaye. Waxaa udaran oo wax laga xumaado ah. Maamulkii 9-ka sanno jirsady inuu maanta wixii hub iyo saanad shacabka cashuur-ta loogaga qaaday, inuu dadkii ku xasuuqo. Waa nasiib darro weeye. Khayr ayayse ku dhamaan insha Allah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Xiin-Finiin, sxb no way. We dont have to take to that level. Oodwayne and Boosaaso???? No not at all. This is was a clear aggression against certain people. Maxaa Oodwayne iyo ciidankiisa Boosaaso keenay. Alla ha sahlo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Hunguri, wth this level of incompetence in Puntland, I have little doubt the secessionist army will have no difficulty arming another sub-clan and getting their way! Puntland rag bay makhaayad u ahayd intii muddoba ahayd, they will have to lose it first I suppose for the average people to feel that they actually have stake in its stability.

 

Cadde and Afqurac must go, or Puntland will only go down, and not up with any measurable degree!

 

ps--my knowledge about the region is very scant, but I have a feeling that the political grievance is so great that the commons see no value in this entity as it’s!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Puntland is gone unless this correpted greedy old man removed from office, the level of corrupton and nepostism he introduced in Pundland has never been seen before.

 

It is very sad that innocent pple are murdered in Bossaso, meesha waa lagu dadaalaa sidii nabad looga shaqayn lahaa ummada walaalaha ahna loo kala badbaadsho weeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by xiinfaniin:

Xattaa Boosaaso yaa Jamaacah?

 

Are we sure this not
Oodweyne's
army?

You're beginning to sound like Nayruus. If you don't get a grip and contain yourself, the "paranoid trio" will become a quartet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

alamaxaan arkaa da wax buunbuuniyay ninman rabay in ay qas iyo jahwareer ka abuuraan baa maanta madaa fiici lagu garaacay. And I agree 1000% in saas loo laayo. wax ladhaho mijiyahanah man jirto. wadanka waxaa ka dhisan dawlad gabaleed waxaana layiraah daa PUNTLAND. Ama soo raac amaraka ninka maanta utaliya puntland ama u adkeeyso dharbaaxada. Very clear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ :D ..

You remind me of a troublemaking cousin of mine. He would always get into fights and get beaten. He was a short, skinny man with no actual energy for fighting but a very bad temper. Once, after he foolishly goaded four Nigerian men into giving him a black eye and broken arm, I asked him why does he get himself into so much trouble when he knows he'll only get a beating! Luckily, the beating seemed to have cleared his mind and he said: 'you know, I really fear Allah now. He knows I have a bad temper and that's why he created me short and skinny to save people from that temper of mine'. In your case, it seems the almighty did the people of Boosaaso a favour by giving you the chance to comment on events on discussion forums rather than have the power to influence such events. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garyaqaan: Hadii warmo laysku riiqo, ma nin waabtaaan ahay

 

War taariikhda dib u raac. Maamulka Puntland shacab baa dhisay, Shacabkii baan ka mid ah. Awoodna wax hadii la iiga qaadaayo "Majiyahan in laga cabiwaayey cidi makuu sheegtey"...Maamulka wuxuu ka koobanyahay talada shacabka qabaa'ilada dhistey. Qabiilna qabiil kama adka haduu talada weydaarto. Meeshaad oranlahayd alaha kala qaboojiyo...ayaad sidii fulay u hadashay...

 

Rag waa is yaqaanaa, rugta iyo reerkana waa loo simanyahay. Bal ugu dambeyntii iyo duuga bal aan dhowrno....

 

Ala yaw sheega, Yawu sheegaaaay: "nin walboo is deydeyro oo dib iyo xoogsheegta, guul lagama soo daadahshee dad xun yawu sheega"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Koora-Tuunshe:

Garyaqaan: Hadii warmo laysku riiqo, ma nin waabtaaan ahay

 

War taariikhda dib u raac. Maamulka Puntland shacab baa dhisay, Shacabkii baan ka mid ah.

 

Rag waa is yaqaanaa, rugta iyo reerkana waa loo simanyahay. Bal ugu dambeyntii iyo duuga bal aan dhowrno....

saaxiib hadal oo yar oo gaaban aan ku dhaho. Ha dii aad sheegeeysid in puntland dhisatay dad shi cib ah maxaa reer mijiyahan kasoocay dadka intiisa kale?

 

saaxiib mashicibka ayaad ka cod dheertahay.

 

Hadaad sharcig jabiso waajibkaaga ayaa lagu marsiinayaa.

 

end of story.

 

 

For NGONGE you remind me Dhagdeer dhimatay dhulkii nabadee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Internet-ka layskuma hawlo. Waayo anigaba wiil-kayga oo aan dhalay ayaanu sannad murmaynay. Isaguna Computer-kiisa ayuu kasoo miisayay aniguna kaygaan ka miisayay. Markaa dad fara badanoo kaa yaabiya ayaad arkaysaa. Garyaqaan, wiil fiicanoo wanaagsan ayaad tahay. Halkaa kasoo miis adeerkiis!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^LoooooooooooL

 

It is sad state of affairs. And only Cadde and his inept administration is to blame.When the dust settles, I hope the likes of Cadde would never come back to Pland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hunguri lollllllllllllllllll

 

Waad iga qoslisiisay walahi. Waa wax dhici kara arintaasi oo yaab leh.

 

Garyaqaan: Hadii uu caqligaaga kusiiyey in beelaha ka mid ah bah wadaagta mid lagu duulo, taasi waxay socon weydey baan ku iri Majiyahan oo aad tacsi badatey kala kulantey....

 

Reer Majiyahan kama soocna dadka intiisa kale, ee qaladaadka ayay saxayaan iyo anaa kaligay talinaaya...Taladii Majiyahana wax lagama weydiinin sidii reer Garoowe markii Nuugaal salaadiintooda looga weydiiyey.... In majiyahan wax laga weydiinwaayo waxay dhalisay waad aragtey. Tan Boosaaso ayaa ka daran hadii ay joogsan weydo.... Alow yaa nabada dhowra col nuxur lagawaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ abti macaane hadal keeyga si qalad ayaa u fasiratay. waxaan ku iri siloo ilaaliyo kala danbeeynta iyo xasiloonid taala puntland qolo kaliya looma luminaayo dan weeynta puntland, by any means. Yaaase dhahay mijiyahan hal qolaa degen ?

 

dhulka dadkoodhan buu ka dhaxeey sida reer mijiyahan aan looga xigin boosaaso, garoowe ,gaalkacyo, qardho, qandal, iyo xafuun iwm ayagana kama xigaan qofnah mijiyahan. sidaas daraadeed waa in aay dhankooda karaacaan eheladooda. Toogada nah iska qabtaan aad baan uuga xumahay dhibaatada maanta soo gaartay maxaa yeelay waa shicibkeen oo dhib gaaray. intii dhimatay ilaaheey ha unaxariiso inta dhaawaca ah nah rabi ha caafiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

quote:Originally posted by xiinfaniin:

Xattaa Boosaaso yaa Jamaacah?

 

Are we sure this not
Oodweyne's army?

You're beginning to sound like Nayruus. If you don't get a grip and contain yourself, the "paranoid trio" will become a quartet.
^^ :D:D Taking my rubber bullets for Oodweyne eh!

 

With that forceful interjection of yours, you are proving to be more militant than I imagined you would be Ayoubow :D !

 

Unlike you, I am fortunate enough to see the big picture in all of this. Unlike you I don’t believe any clan groupings, like Somaliland truly is, will hold on to other’s clan’s lands in the name of an imaginary state!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this