Sign in to follow this  
Jacpher

Gun battle in Boosaaso?

Recommended Posts

Taleexi   

The iteration of such incidents are making the PL admin. more irrelevant by the day. Hope the anguish caused by this standoff subsides sooner than later..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arrintii si nabadgalya ah bay ku dhammaatay. Toddobo nin oo guriga ku jiray baa si xasiloon isku dhiibay. Axmed Kismaanyo baa BBCiida ka sheegay abaaro 7:28 a.m. 10-19-2007 waqtiga Soomaaliaya...ha ka naxeen wakiilada SNM gangs..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Way dhamaatay arrinku. And, its a possitive step to choose peace than war. But, the question remains how will those mistakes be corrected, and what guarantee will the civilians get from these greedy police-men to save their houses from mortars and bombardment. Waxaa lay sheegay arrinka inaay Odayaasha iyo issimada gobolka Sanaag nabad ku dhameeyeen. Laakiin, waxaa khalad ah oo aan marnaba la qaadan doonin, madfacan iyo awoodda siyaadada ah ee la adeegsanayo. Iyadoo nabad wax lagu dhamayn karo. Maantase waxaa ka wanaagsan wax walba danta guud in la dhawro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ana waa la hadlay Boosaaso, Allaa mahad leh, sheekaduna sidii markii hore loo faafiyey maaha, oo wax labo beelood oo iska soo horjeeda ma jiraan balse waxay ahaayeen maamulka nabadgelyada ee PL oo rabay inay mushkilad taagnayd nabad ku soo dabaalaan, balse faraha ka baxday dabadeedna shabakadaha lagu shaaciyey war khaldan oo aan ka turjumayn xaqiiqada dhabta ah.

 

Nabadgelyo ayay ugu danbayn arrintii ku dhamaatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by xiinfaniin:

Originally posted by xiinfaniin:

With that forceful interjection of yours, you are proving to be more militant than I imagined you would be Ayoubow
:D

Could it be you're lil bit more sensitive than usual these days? :D Anyways, I'll take your word for it and take a chill pill. Thanks for the free psycho-analysis. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Rag hor leh oo Maamulka Cade Muuse Jeelka u taaxabay jidhdila ku sameeyay

 

Bosaaso:- Dad hor leh oo ah Dad u dhashay Gobolka Sanaag ayaa Malayshiyada Daacada u ah Maamulka Cade Muuse ay jirdil ku sameeyaan iyagoo waliba Jeelka u taxaabay,ragaas oo aan haba yaraatee waxaba galabsan aya qaarkood ahaa Ganacsato aad looga yaqaan Magaalada Bosaaso, waxana Duhur cada laga kaxaystay Guryahooda ay ka Degan yihiin Magaalada Bosaaso,ee dadka shacabka ah laga ugaadh sanayo.

 

Ninkii ugu danbeeyay ayaa Maanta Galinkii Danbe Malayshiyo ay Cade Muuse isku jilib yihiin ay Jidhdil ku sameeyeen iyagoo waliba u taxaabay Xabsiga ay iyagu leeyihiin oo ku dhex yaala Dekeda Magaalada Bosaaso.

 

Ninkaas ay Malayshiyadaasi qabatay ayaa lagu magcaabaa Eng Adan Bulay oo ah nin Enginer ah oo guryaha dhisa waxana la qabtay xili uu shaqadii maal meed ku guda jiray isagoo Gaadhii uu hanti ula haana ay ka qaadeen oo ay Ja jabiyeen, ninkaas Eng-ka ah ayaa waxa la sheegay inuu iska Caabin sameeyay ka gadaal markii ay weerar ku soo qaadeen waxana uu is ku dayay inuu Dagaalamo iyagoo ka aawood roonaaday oo aad u gaaraacay loona gaystay dhawaac aad u xooga badan.

 

Dadka isku dayay inay soo ogaadaan Xaalada Ninkaasi uu ku sugan yahay ayaa waxa loo diiday inay booqdaan goobta uu ninkaasi ku xidhanyahay, waxa xusid mudan in halka ninkaas lagu xidhay ay tahay Kunteendhar ku dhexyaala Dekeda Magaalada Bosaaso,iyadoo aad looga soo dayrinayo xaaladiisa Caafimaad oo la sheegay inay aad u liidato.

 

Dhanka kale waxa jira warar sheegay inay jiraan Ciidamo aad u xoog badan oo isku uruursanaya magaalada Ceel doofaar ee ka tirsan gobolka Bari,waxana warku uu intaas ku darayaa inay Ciidamadaasi ka soo Jeedaa G/ Sanaag kuwaas oo doonaya inay Dagaal ku soo qaadaan Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

 

Warar kale ayaa iyana sheegay in dhamaan Magaalooyinka Gobolka Sanaag ay ka soo baxeen Gurmada Ciidan oo aad u xoog badan kuwaas oo sida la sheegay ku soo foole magaalada Bosaaso, Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa aad looga soo baxay iyadoo ay jiraan Gaadiid uu ku xidhan yahay Hub Cul culus oo ka soo boqoolay Deegaankaas, Badhan oo ha Fadhiga Maamulka Maakhir ayaa iyana aad looga soo baxay oo heegan sare la galiyay Ciidan aagaasi joogay, dhahar ayaa iyana dhankeeda ka soo abaabushay Ciidan aad u fara badan.

 

 

LaasqorayNet-

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Xiin,Pragon and Mansa. I have a close eye on what is going on Puntland. I know deep better than any one keying in texts from N-America or Europe. I am a peace loving man, and want the best for Puntland. I dont wanna a blood shed of kins killing each other or an external hand benefiting from the conflict of those brothers. However, this will not and will never happen as long as Cadde that Monkey I must say is on the chair. He is a loose,greedy short sighted man. I have contacted Garoowe, and was told Hassan Abshi is already in Garoowe. Dont know how things will change. But, we need a complete poltical reform and immediate marshal law. Otherwise, Read my lipps Puntland is gone.

(1) Laascaanood is gone

(2) now its in Bari !!!

 

Who is responsible ?? Waa Cadde oo dadka wajjigiisa laga qariyo as simple as that!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Hunguri, haddoo kale ayey ugu wacan tahay...dadku waa arkaan in hoggaankoodii fashilmay. Haddii caqli jiro labada nin ee arrinka gacanta ku hasytey waa inay tagaan, ama la muddeeyaa tagidooda!

 

Waa haddii meesha wanaag laga rabo! Waqti ka fiican maanta iyo fursad ka muddan midna soo mari mayso in labadan nin ee bad iyo berriba beeciyey la yiraahdo na daayya! And they are very weak too..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

I agree with you xiin. Haddaan meeshan poltical reform iyo is beddel laga faaiidaaysan. Wajji kale ayay yeelan doontaa. Bal waa eegnaa Hassan Abshir wuxuu soo kordhiyo. Cadde has already named his thugs once again. Just the same cabinet the same guys.

 

(1) Awaare

(2)Bakiin

(3)Siciid Maxed Raage

 

And many incompetent guys!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Hunguri:

I agree with you xiin. Haddaan meeshan poltical reform iyo is beddel laga faaiidaaysan. Wajji kale ayay yeelan doontaa. Bal waa eegnaa Hassan Abshir wuxuu soo kordhiyo. Cadde has already named his thugs once again. Just the same cabinet the same guys.

 

(1) Awaare

(2)Bakiin

(3)Siciid Maxed Raage

 

And many incompetent guys!

Hunguri, Alla saaxiib cid kaleba keenoo, ina ka daa Hassan Abshir..... maxaa yeelay wuxuu ku jiraa ma daalayaasha xagga siyaasad dhalanteedka.. A man with principle is what we are longing in these times!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ina Hashi would have been better choice than Cadde. Atleast, he was an able administrator. And this is what I hate appeasing any Qabiil lords oo falaago noqda like Cadde did in the past, and Xaabsade is doing now.

 

I hope they find qof bulshadaan kala badbaadiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this