Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

They seem to like Djibouti.

Recommended Posts

Hogaankii SSC Oo Jabuuti Dib Ugu Laabtay-

Lasanod Online. Friday, January 15, 2010

 

 

 

 

 

 

 

 

Jabuuti,(Lasanod Online)- Wararka aanu ka helay magaalada Jabuuti, ayaa sheegaya in Hogaankii iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ay galabta dib ugusoo laabteen Magaalada Jabuuti.

 

 

Waxayna caawa ku suganyihiin hoteelka Plazier ee magaalada Jabuuti.

 

Ku noqoshadan Jabuuti ayaa waxay ku timid sida la sheegay kadib markii dawladda Itoobiya ay diiday inay socdaalkoodii Somalia ay sii wataan.

 

Xubnahan Hogaanka oo uu wehiliyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa beryahan ku sugnaa magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya. Iyagoo qorshaynayey inay halkaa uga sii gudbaan deegaanka SSC ee hawdka.

 

Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay ku amartay hogaanka inay dib ugu noqdaan dalkii ay kasoo galeen markii hore, kaasoo ahaa Jabuuti. Ilo xogogaal ah ayaa u xaqiijiyey Shabakadda LASANOD in Garaadka isaga loo ogolaaday inuu safarkiisii sii wato oo Somalia ka galo dhinaca Itoobiya.

 

Garaad Jaamac ayaa la sheegay inuu go'aankaa ku gacansaydhay kuna adkaystay inuu wax laqabo xubnaha kale ee Hogaanka, tasoo sababtay inay dhamaantood dib ugu noqdaan dalka Jabuuti.

 

 

 

 

 

Wariye: Abdiqadir M. Cali

admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xagala-Toosiye Oo Jigjiga Jooga Kuna Soo Jeeda Buuhoodle

 

(Buuhoodle) 16.1-10 Dr Saleebaan Ciise Ahmed Kaar (Xagla-Toosiye) iyo wafti uu hogaaminayay ayaa kusugan magaalada xarunta u ah ismaamulka soomalida ee dawlada federaaliga ee itoobiya waa magalada jigjiga..........Dr Xagla-toosiye waxaa weheliya wafti aad ubalaadhan oo isugu jira Garaado cuqaal odoyaal Aqoonyahano, Qurbajoog,iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulkiisa........................................

 

 

Mar aanu wax kawaydiinay Dr saleebaan goorta uu kubeeganyahay gudaha ssc ayuu noosheegay in uu filayo maalmahan soosocda sikastaba ha ahatee hogaamiyaha ayaa nooxaqiijiyay xidhiidh aan lasamaynay khadka telfoonka in ay guul ku dhamaadeen safaradoodii ay kutageen dawladaha dariskaa islamarkaana ay hada ay kusiijeedaan xero darawiisheed

 

waxaa mudooyinkii udanbeyay lasugayay in hogaanka iyo waftigiisu ay caga dhigtaan meel kamida gobolada ssc sidoo kalana loobadinayay in ay kadgaan magalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn oo ah degmada qudha ee si xor ah looga dagi karo marka la.eego degaanada kale ee ssc oo dhamantood ay kagacanta ku hayaan mamulka labaxay somaliland

 

dhanka kale magaalada buuhodle ee xarunta goblka cayn ayaa aad looga diyaar garoobay soodhawaynta hogaanka ssc iyo waftiga balaadhan ee lasocda qabanqabada sodhawaynta hogaanka ayaa si habsami leh uga socota magalada buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

If my memory serves me right, they were established in Kenya.

 

The SNM were established abroad, the only thing left for them to do now is break out their people from Mandheera.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cali_Gaab:

If my memory serves me right, they were established in Kenya.

 

The SNM were established abroad, the only thing left for them to do now is break out their people from Mandheera.

:D

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this