rudy-Diiriye Posted January 17, 2010 just shows that the Ethios are still running the sillylands. NO new stuff there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Xaglatoosiye iyo Sabarey oo Laga Masaafuriyey Itoobiya January 16, 2010 By Reporter Sida ay sheegayan warar anau ka helnay dalka Itoobiya gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa ciidamada laanta socdaalka ee dalkaasi in ay ka qaadeen baasabooradii Xaglatosiye iyo Cali Sabarey kuwaas markii dambana la masaafuriyey. Warka ayaa intaa ku daraya ka dib markii ay soo gaadheen labadaasi masuul magaalada Jigjiga kuwaas markii dambana ay qabteen ciidamada sirdoonka ee dalkaasi kuwaas geeyey xarunta laanta Socdaalka hase ahaate Garaad Jaamac Garaad cali oo la socday ayaa loo ogolaaday in uu kaligii sii wadan karo safarkiisa ku aadan dalka Somalia. Xaglatoosiye iyo Sabarey oo ay habeen hayeen ciidaamada Amaanka ee dalkaas Itoobiya ayaa shalay (15-01-2010) dib loogu celiyey magaalada Jabuuti oo ay markii hore ka soo kicitimeen. Saleebaan iyo Cali Sabarey ayaa muda sii horeysay ka ambabaxay magaalada Nairobi ka dib markii koox xidhiidh la leh islaamiyiinta Somalia ka dagaalanta ay u doorteen in uu u noqdo Hogaamiye si loo carqaladeeyo magaalooyinka waa weyn ee Puntland iyagoo gabaad ka dhiganaya dib u soo celinta Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 18, 2010 Mustaafuriyaaaaaay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 sasay leeyihin tallow maxa lugu arkay? Quote Share this post Link to post Share on other sites