Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Suicider in Women's Clothes ????

Recommended Posts

Abwaan   

I think fuleynimo ka weyn inaysan jirin in dad aan waxba galabsan iyo dadkii bulshada Soomaaliyeed wax tari lahaa la isku qarxiyo. Maaddeey hubsiinadu dadka dhan ayey u taallaa oo marna ma fiicna in lagu degdego waxaan la hubin in waqtiga dadka looga lumiyo ammaanta Shabaabka oo la ogyahay dhibka ay Soomaali ku hayaan taasna looma baahna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ waxaas yaa caddeeyey?? NYtimes? Allow Alle.

 

dadkii meesha ka bad-baaday ee soo baxsaday, markii la warsaday waxa meesha ka dhacay waxba waa sheegi waayeeyn, sidee information-kan lagu helay?. waxaa kuu caddeynaya shirka jaraa'id ee Shariif:

 

"Waxaa uu dusha kaga tuuray madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya qaraxii maanta xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda,isagoo beesha caalamka ugu baaqay in maadama Soomaalida aysan arinkaani wax ka qaban Karin ay si deg deg ah wax ugu qabtaan sida uu hadalka u dhigay".

 

shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

^^ waxaas yaa caddeeyey?? NYtimes? Allow Alle.

 

dadkii meesha ka bad-baaday ee soo baxsaday, markii la warsaday waxa meesha ka dhacay waxba waa sheegi waayeeyn, sidee information-kan lagu helay?. waxaa kuu caddeynaya shirka jaraa'id ee Shariif:

 

 

shabelle.net

I spoke to one of the people meesha joogey oo Ilaah ka badbaadiyey who is credible ee New York times war kama qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this