Sign in to follow this  
xiinfaniin

Faroole at Nairobi, May Meet with Sharmarke

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Kenya

Posted to the Web Nov 08, 14:13

 

Garoowe:-Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu hor kacayo ayaa dhawaan ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Conoco Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha Gen.C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada

 

Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole oo saxaafada la hadlay inta uusan dhoofin ayaa waxaa uu sheegay in safarkiisa uu qaadan doono mudo usbuuc ah,intii uu ka dhoofayey madaxweynaha garoonka diyaaradaha ee Conoco ayaa ilaalada madaxtooyada waxaa ay aad u adkeeyeen amaanka garoonka iyo wadooyinka soo gala.

 

Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole ayaa sheegay in magaalada Nairobi uu kula kulmi doono xubno ka tirsan beesha caalamka waxaan uu xusaby in uu kala soo hadli doono arimo uu xubnahaas kala hadalay mar uu safar ku kala bixiyey dalalka Ingriiska iyo Maraykanka

 

Masuuliyiin iskugu jirta 2 Gole ayaa waxaa ay wafdiga Madaxweynaha Puntlland ku sii sagootiyeen Garoonka Conoco , dadweyne iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ayaa ka qaybqaatay siisagootinka wafdiga madaxweynaha DGPL Dr Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nayrobi: Madaxweynaha Puntland & Raysalwasaaraha Soomaaliya oo wada hadalo ku yeelan doono magaalada Nayrobi.

 

Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed oo hada ku sugan magaalada Nayrobi, kana qeybgalaya wada hadalo ku saabsan horumarinta Puntland ayaa kula kulmaya magaalada Nayroobi, Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Mr, Cumar C/rishiid Cali Sharmaake oo ay isla soo qaadi doonaan waxyaabo kala gedisan.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa kala hadlaya Raysalwasaare Sharmaake hirgalinta heshiiskii lugu saxiixay magaalada Gaalkacyo 23-kii Ogoosto, isla markaasna ay muhiimad leedahay in si deg deg ah ay Puntland ku hesho, Xuquuqaha uga maqan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Raysalwasaraha Soomaaliya ayaa saacadaha nagu soo aadan gaaraya magaalada Nayrobi, isagoo ka imaan doona dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta, oo uu wada hadalo kula soo yeeshay Siyaasiin Soomaaliyeed iyo Madaxda dalkaas oo ay arrimo kala gedisan isla soo qaadeen.

 

Dr, C/rixmaan wuxuu hordhigi doonaa Raysalwasaaraha Soomaaliya heshiis lasheegay in uu dhexmaray dawladda KMG ah iyo dawladda Jabuuti oo jabinaya heshiiskii labada dhinac ee Puntland & dawladda Faderaalka ee Soomaaliya horay udhexmaray, waxaana uu weydiisan doonaa Raysalwasaaraha Soomaaliya kala cadeyn dhab ah oo ku aadan arrimahaasi.

 

Diblumasiinta ka qeybgalaysa wada hadaladasi ayaa ka kala socon doona dhinacyada Puntland & Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayadoo ay dhinaca Puntland joogaan Wasiirka Arrimaha gudaha, Dowladaha Hoose & Horumarinta Reer Miyiga Jeneraal C/laahi Axmed Jaamac (Ilka-Jiir) iyo Wasiiro kale oo dhamaantood arrimahooda laga hadlayo.

 

Arrimaha Macaadiinta ama Shidaalka ayaa sidoo kale lafilayaa in wada hadalada Nayroobi lugu soo qaado, ayadoo uu Madaxweynaha Puntland la socdo Agaasimaha Bartolka Puntland Ciise Dhoola-Waa oo toos uhoos yimaada Aqalka Madaxtooyad Puntland, maadama aysan Wasaarad Batrol jirin.

 

Wada hadalada dhinacyada ayaa lafilayaa in marka ay soo dhamadaan ay Saxaafad warbixin ka siin doonaan, sida ay sheegayaan Tafaasiilaad Madax banaan, waxaana dhinacyadu ay yihiin kuwa wada hadaladoodu ay gari doonaan qodobo badan oo aan horay loo soo qaadin, balse ay markan Puntland uaragtay kuwa aan laga tagikarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Baryahan, you seem to spend too much time in the Puntland 'carraige' of that Caravan of yours. Are you distancing yourself from the macalin (not in the ciyaal xafada sense)?

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D @distancing

 

This forum houses many bitter folks who have habitually engaged fraudulent activities spreading misinformation about PL & TFG relationship. The article I posted shows that PL & TFG are in sync. If there are disagreements these disagreements are process in nature, and this meeting will address such misunderstanding in a constructive manner.

 

The caravan has produced Sharif, a man who will be arriving Turkiyaa soon, a great nation whose support Somalia needs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

farash.jpg

 

Madaxwaynaha Puntland iyo R. Wasaaraha Soomaaliya oo kulmay

 

Wafti Madaxweynaha Dowladda puntland hogaaminayo ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha Joma Kenyata ee wadanka Kenya magaaladiisa Nairobi.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa horkacayey wafti ka kooban, Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdulahi axmad Jamac, agaasimaha macdanta iyo Batroolka Ciise Maxamud Dholawaa , Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland Cali Barre iyo xoghayemo.

 

Waftiga Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa garonka diyaardaha ku soo dhoweeyey saraakiil ka tirsan safaarada Somalida, Dadweyne farabadan iyo

saxaafada.

 

Madaxweynaha puntland iyo waftigiisa ayaa loo soo galbiyey Hotelka ay ka dageen magaalada Nairobi.

 

Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa uu la xiriiraa casumaad uga timid hay’adaha caalamiga sida Wasaaarada arrimaha dibadda Mareykanka taasoo daba socota booqashadii Mr.Farole ku tagey wadanka Mareykanka.

 

Farole ayaa la kulmi doona sidoo kale hay’adaha caalamiga oo tageera dowladda Puntland.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa habeenkii xaley casho la yeeshay Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid isaga oo soo gaarey Nairobi maalintii shaley.

 

Kulanka casho ayaa waxaa ka qayb galey Wasiiro uu hogaaminayey Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa kamid ahaa Wsaiirka Isgaarsiinta Jurile.

 

Xafiiska Madaxaweynaha ayaa idinla socodsiin doona kulamada Madaxweynaha Puntland waqtiyada soo socda.

 

Xafiiska Madaxweynaha Puntland

 

GAROWE, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

what is wrong with a meeting two cousins ?? ,,
:D

Nothing. Except with the absence of a distance third cousin from W/Galbeed....... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

The caravan has produced Sharif, a man who will be arriving Turkiyaa soon, a great nation whose support Somalia needs.

He is not needed in Turkey (which by the way he visited less than couple months ago). The man came back from an overseas trip to go to the U.N meeting where he then criscrossed North American in meetings, came back to Somalia, less than couple days later flew out for more overseas trips this time to middle east, (a place he visited countless times since becoming president)

 

How did this ineffective, unprofessional, ill-disciplined charade of a Somali administration pass itself off with the support of anyone I truly will never know.

 

The man and his government are a charade. One cannot even mention it because there is no achievement whatsoever. Mind blowing!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Dear Old Xinnfanin,

 

Admittedly, I don't know much about the people of the East. And I bought your claim that the majority of the people are indeed against the selling of the Somaligalbeed people to the Tigre's. I have come to learn from those who know the place well that infact the vitriol Cowke, General Duke and Mr. Somalia spew out here on a daily basis is a true reflection of the overwhelming feeling in most of Puntland. Those who talked to me made an exception to what they referred to 'the more enlightened Bossasso" community.

 

Indeed, Mr. Faroole could not have uttered those effluvial rants against the people of somaligalbeed without having assessed the general mood of the public.

 

Your feeling, LST's feeling and the wise words of most of the Puntland Diaspora is welcome; but do not represent the position of the state and its people.

 

As such, Faroole's actions will have to be reciprocated in kind. Meeting what you call a Jaaliyad in a Nairobi is not going to change anything. Frankly speaking he should have talked to the families of the murdered young man. Faroole is not Cabdullahi Yusuf, who told Meles Zenawi that he cannot and will not arrest O clan members in Puntland because it is not possible to do that, as they are next-of-kins. Faroole personality has been revealed to all and the damage he has done to his sharaf is irrepairable.

 

And indeed, as the poet said long time ago, it is good to talk about these issues, once we are on a par in terms of the pain inflicted on all sides. Till then, as Mr. Somalia would surely agree with, I will have to shut up and stop whinning endlessly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Oodweyne:

^^^
Mr. A & T
,

This, I am afraid, are the
"facts"
-
however painful they are to accept
- of the Somali political reality; and therefore, one must cut his cloth accordingly.

 

Regards,

Oodweyne.

What you are prescring here is a fitna between two brotherly people, and I am sure you know it. I know it too. But we also know you are talking the truth. And indeed, while I would prefer that 'the suppossed foolishness' on the part of my community continues with regard to this issue, as it will save more lives, I also realise Faroole's rants have done a major harm and anger among this very community.

 

As such, it is with profund sadness that I fully know a reaction of significant proportion is on the offing. I know it shouldn't happen and fully realise it would be better if the foolish community continues to entertain the half-hearted condolences of Diaspora guys from Puntland. But I must admit the odds of this happening is very very very slim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this