Sign in to follow this  
General Duke

Eritrian [Tigray] wepons arrive in Mogadishu....Pics

Recommended Posts

Indhacade oo ka hadlay Diyaaradii timid Muqdisho iyo Xog dheeraad ah

Last Updated::2006-07-26 16:44:17

 

capt.13cb8c7d590d41b2bc3dbc94c6b74dfd.so

 

kazakistan_diyaarad_Xamar.jpg

Muqdisho:- Yusuf Siyaad Indhacade oo sheegay inuu Maxkamadaha u qaabilsan yahay arrimaha Amniga ayaa

dhaliiceyn dusha uga tuuray saxaafada Somalida iyo kuwa Caalamka.

 

Yusuf Siyaad Indhacade oo sheegay inuu yahay hogaamiyaha Amniga kuna shuqul leeyahay dhinaca sugida amniga ayaa sheegay in diyaaradii maanta kasoo degtay Airporka Muqdisho aysan wax hub ah sidin.

 

Indhacade ayaa sheegay in Airporka Muqdisho uu yahay Airpor furan cid walibana ay kasoo degi karto.

 

Yusuf Siyaad oo la weydiiyey diyaarada halka ay ka timid iyo waxa ay siday hadeysan sidin hub, ayuu sheegay inuusan arrimahaasi ku shuqul lahayn oo ay shaqadiisa ku kooban tahay in amniga la sugo.

 

Arrintan ayaa la yaab noqotay ayadoo uu Hogaamiyaha Amniga ee Maxkamadaha uu hadalkiisii kusoo koobay inuu beeniyo wararkii saxaafada ay sheegtay, balse uusan soo bandhigin wax faah faahin ah oo la xariira diyaarada, halka ay ka timid, iyo waxa ay siday.

 

Indhacade ayaa sheegay in Airporka Muqdisho uu kamid yahay Airporada dalka ka jira ayna kasoo degi karaan diyaaradii la rabo.

 

Yusuf ayaan wax jawaab ah ka bixin su'aalaha ah:

 

Diyaaradan waxay ahayd mid si khaas ah ugu socotay Maxkamadaha Islaamiga maadaama ay maxkamaduhu la degeen wixii diyaaradaasi saarnaa si qarsoodi ah, maxaa shacabka loogu soo bandhigi waayey?

 

 

Waxaa sidoo kale kamid ah su'aalaha aan weli aan laga jawaabin:

 

Maxaa keenay in Airporka shacabka iyo saxaafada laga fogeeyo hadii aysan diyaaradu ahayn mid sida wax xasaasi ah?

 

iyo waliba Su'aalo kale oo ah Maxay Maxkamadaha Islaamiga illaa iyo hada uga gaabsanayaan in ay si cad u sheegaan xogta diyaaradan hadii ay tahay mid caadi ah.

 

 

Xog Dheeraad ah

Sida ay HorseedNet kasoo xiganeyso xubno xog ogaal ah oo ku dhow dhow Maxkamadaha codsadayna in aan magacooda la shaacin ayaa sheegay in diyaaradan ay ka timid dhinaca dalka Eritereya.

 

Waxay xubnahan sidoo kale sheegeen in Diyaaradan oo ahayd nooca Ilyushin-76 ayaa laga leeyahay dalka Kazakistaan isla markaana ay u kireysan tahay dowlada Eritereya.

 

 

Diyaarada oo sidata calanka dalka Kazakistaan una kireysan Xukuumada Asmara ee Eritereya

 

Xubnahan ayaa ka gaabsaday in ay wax faah faahin ah ka bixiyaan waxa saaran diyaaradan ee lagu dejiyey Airporka, waxaysa sheegeen in ay tahay saanad milatari.

 

Wararkan ayaa isa soo taraya ayadoo ay dowlada Federaalka Soomaaliya isla maanta soo saartay War murtiyeed ay uga hadleyso hub ay Maxkamadaha lasoo degeen kana yimid dalka Eritereya.

 

Xubno kamid ah Dowlada Federaalka ayaa sheegay in ay hubaan diyaaradan in ay ka timid magaalada Asmara ee dalka Eriteraya, isla markaana ay xiriiro kala gedisan oo ay la sameeyeen magaalooyinka Nairobi, Sanca iyo Jabuuti ay ku ******** diyaaradaasi halka ay ka timid.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diyaarad weyn oo saaka ka degtey garoonka diyaaradaha Muqdisho

 

Muqdisho - 26.July.2006 Diyaarad weyn oo aan la garanayn waxa ay siddo ayaa saaka aroortii ka degtey gegida caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada

Muqdisho.

 

Diyaaraddan oo aan si dhab ah loo ogeyn waxa ay siddo ayaa waxaa u gudbey madaxda midowga maxkamadaha Muqdisho tiiyoo saxaafaddana gebi ahaanteedba laga mamnuucay in ay garoonka galaan.

 

Toddoba baabuur oo waaweyn ayaa galay garoonka kuwaas oo lagu raray wax aan si dab ah loo garanayn oo ay diyaaraddaasi siddey.

 

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyada oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay diyaaradaha shacabka ee rakaabka laga mabnuucay garoonka Balli Doogle ee duleedka magaalada Muqdisho.

 

Waxaa soo baxayey maalmihii ugu dambeeyey warar sheegay in dawladda Eritrea ay hub iyo ciidan ku soo ururinayo Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, shixnadahaas oo ay kamid yihiin gantaallada loo yaqaanno Saam.

 

Dawladda Itoobiya ayaa goor sii horreysey ku eedaysay xukuumadda Eritrea in ay hub iyo ciidan ku ururinayso Soomaaliya, isla markaasna ay xasillooni darro iyo qas ay ka waddo Soomaaliya.

 

Haddii ay dhabowdo in diyaaraddani ay dejisey shixnado hub iyo iyo ciidan markaasi Soomaaliya waxay khatar ugu jirtaa in ay noqoto sidii Jamhuuriyadda Dimoqraaddiga ee Kongo.

 

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

plane fuels Somalia war fears

 

 

By Mohamed Ali Bile and Guled Mohamed

 

MOGADISHU (Reuters) - A mystery cargo plane landed in Somalia's capital Mogadishu on Wednesday and the interim government said it was carrying weapons from Eritrea to support rival Islamists now controlling a large part of the country.

 

After only the second arrival of a plane at Mogadishu's old international airport since newly-powerful Islamists re-opened it days ago, residents reported seeing a medium-sized aircraft with no recognisable markings land and unload large boxes.

 

Onlookers and journalists were prevented from entering the area by hundreds of heavily-armed Islamist militiamen guarding the airport with dozens of battle-wagons.

 

"The plane was carrying anti-aircraft missiles and other weapons donated by Eritrea to the Islamists," deputy prime minister Ismail Mohamed Hurre told Reuters from Baidoa, provincial base of the fragile transitional government.

 

"We condemn this, it will add more problems to Somalia," he added, without citing evidence for the weapons claim.

 

Senior Islamists -- who took Mogadishu from U.S.-backed warlords in June and are in a standoff with the government that has raised fears of war -- declined comment.

 

But one Islamist official, who asked not to be named, said that instead of weapons, the plane had brought "small sewing machines, which were a gift from a friendly country."

 

While the government alleges Eritrea is arming the Islamists, they say Ethiopian troops have poured into Somalia to protect President Abdullahi Yusuf's government.

 

The United Nations has an arms embargo on Somalia. But it has been ignored for years, and the Horn of Africa nation of 10 million people is awash with light and heavy weaponry.

 

KHARTOUM TALKS

 

The controversy over the plane came as Islamist leaders met to decide whether to return to talks in Khartoum with the government, which has indicated it is willing to negotiate.

 

The Islamists's most powerful leader, hardline cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys, has ruled out any meeting unless Ethiopia stops its "invasion" of Somalia.

 

Meanwhile, another Islamist leader, Sheikh Sharif Ahmed, who is considered a moderate, told a gathering of ex-military officers, some of whom fought Ethiopia in a 1977-78 conflict, to prepare for war.

 

"You will be joined by the Islamic Courts militia in defending the country and our religion against our enemies," he said to chants of "God is great!"

 

Anti-Islamist Ethiopia has repeatedly denied sending soldiers to defend the government, which is based in the small town of Baidoa because it is powerless to move to the capital.

 

However, U.N. envoy Francois Lonseny Fall told Reuters on Wednesday that Ethiopian troops were indeed stationed in Baidoa, and another southern town, Wajid. But he dismissed reports of up to 5,000 troops as exaggerated.

 

Diplomats fear that Ethiopia, and its old foe Eritrea, are using Somalia as a proxy battleground to antagonise each other.

 

The two neighbours fought a border war between 1998-2000 and still dispute the frontier.

 

"Fundamentalists have been using Somalia as a springboard for several types of terrorist activities and all sorts of bombings in Ethiopia," said Bereket Simon, a close adviser to Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi. "And the involvement of the Eritrean government in Somalia's turmoil worries us."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diyaarad siday Hub oo ka dagtay Muqdisho ayadoo saxaafadda loodiiday inay arkaan

 

Posted to the MOL July 26, 2006, 12:10 pm

 

 

Garoonka magaalada Muqidisho ayaa maanta waxaa soo cagadhigatay diyaarad siday hubka noocyadiis kala duwan iyo miinooyinka khatarta ah ee lagu aaso dhulka. Sida uusheegay masuul u hadlay DKF Somaliya, diyaaraddan ayaa siday hub, isagoo sheegay inay ogyihin wixii saarnaa diyaaradda oo ay sirdoon kuleeyihin magaalada Muqdisho.

 

 

Diyaaradda ayaa lasheegay inay kasoo ambabaxsday dalka Eritrea oo teegero militari siiya Maxkamadaha Islamiga ah ee gacanta kuhaya magaalada Muqdisho.

 

 

Wariyayaasha caalamiga ah ayaa loodiiday inay arkaan waxa diyaaraddu siday, waxaana laga daawanayey meel ka baxsan garoonka, sida uu sheegay wariyaha wakaaladda wararka ee Associated Press.

 

 

Tan iyo intii ay bilowdeen dagaaladii dhexmaray Maxkamadaha iyo Isbahaysigii laga tug roonaaday ee ladagaalanka argagaxisada, waxaa soo baxayey warar sheegaya in Eritrea ay taageero siinayso Maxkamadaha.

 

 

Illaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin beesha Caalamka, oo khuseeya arinta hubka ay Eritrea keentay Somalia.

 

 

Dad badan ayaa cabsi ka qaba dagaal baaxad ballaaran oo ka dhaca gudaha Somaliya oo dhexmara Xukuumadda iyo Maxkamadaha ayadoo ay kala taageerayaan Ethiopia iyo Eritrea oo muran xuduudaha ah uu ka dhexeeyo.

 

 

Khasaare naf iyo maal leh ayaa soo gaari doona dalka Somaliya haddi dagaal ka dhex qarxo dowladda iyo Maxkamadaha, waxaana muuqata in beesha Caalamku ku guul daraysatay inay xal ukeento ismari waaga udhaxeeya Maxkamadaha iyo Dowladda. Ergayga Qaramada Midoobay uqaabilsan Somaliya ayaa booqasho uu ku tagay Somaliya aan kasoo hooyin wax natiijo ah, ayadoo Maxkamadaha Islaamiga ahi dideen inay wadahadal lagalaan xukuumadda.

 

 

 

 

 

Mudugonline/Agencies

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^lol. This just embarasses the courts, who are funded by the Tigray coptic Christian regime, thus their claim to being more than clan courts is bogus...Security thief Inda Cade oops I mean chief, says he does not know what is in the cargo. But he knows whats happning in Baidoa, funny thing that..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Lol, duke, you are clever highlighting the flag, I had no idea the eritrean flag looked like that. Nice one bro :D:D

 

just following uo on Allamagn's smart comment, how do you feel about the lifting of the arms embargo now? Originally you were happy about it assuming the courts wouldn't get some.

 

This is ugly and the country can be emroiled in another war which is unnecessary.

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Originally posted by General Duke:

^^^lol the credit goes to Hoorseednet.com and thats not the Eritrian flag..

The Flag is Kazakhstan saaxib

large_flag_of_kazakhstan.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

this is a show and another cleaver one from court side. the plane is small, it cannot carry that much. It will not add that much the court's military power. every one is talking about a deadly war, but most of somali people will no take part this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BoiBoi   

Its an ex-soviet plane...Kazak, but it was Chartered to deliver the cargo. The question is who chartered the flight?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gen Duke.

Did you mean Tigre

The Tigre are an ethnic group of Eritrea who speak the Tigre language. The Tigre people, language and their area should not be confused with the Tigray-Tigrinya people who live in the Tigray region of Ethiopia and in Eritrea and who speak Tigrinya.

 

http://www.answers.com/topic/tigre-people

Eritreans are not Tigray

Nor Tigray is Eritrea

Both of them are Regions.

Tigrinya

Tigray-Tigrinya people

Tigray-Tigrinya

 

Total population 6.75 Million

Regions with significant populations Ethiopia, Eritrea

Language Tigrinya

Religion Ethiopian Orthodox Christianity, Eritrean Orthodox Christianity, Islam

Related ethnic groups Amhara, Tigre, Beja people, Gurage, Argobba, Agaw, Oromo

The Tigray-Tigrinya are an ethnic group on the Horn of Africa whose language is called Tigrinya. They make up approximately 95% of the 95.5% Ethiopian Orthodox Tigray Region of Ethiopia1, and are 6.2% of the population of Ethiopia as a whole, numbering about 4.5 million.2 Tigrinya speakers are approximately 50% of the population in neighboring Eritrea at about 2.25 million people.

 

Name

There is no generally agreed on name for the people who speak Tigrinya. The name of the language (Tigrinya), which its speakers as well as others use to refer to it, is derived from the region in Ethiopia where most of its speakers live, Tigray; the suffix -əñña means 'language of'. A native of Tigray is referred to in Tigrinya as tÉ™graway (male), tÉ™grawäyti (female), tÇgrawot (plural). In Eritrea, Muslim speakers of Tigrinya are known as Jebertis. Christian speakers of the language in Eritrea are simply referred to as Tigrinya.

 

http://www.answers.com/Tigrinya%20people

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Ninkii Duke ahaa qosol gariir ayaa ku dhacay. ahaaaaaaa, talk about crocodile tears.

 

So what? what if it was carrying weapons after all. Stop pissing in your pants Duke. You started it, then deal with it. Ma maxkamada ayaa faraha baruur kusita.Hanoqon sidii hashii geele ahayd ee intay geela kale qaniinto hadana cabaada. Abdullahi Yusuf demanded the arms embargo to be lifted, so now the courts are getting little some something of their own.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this