Sign in to follow this  
General Duke

Qardho: Puntland President on working visit to Karkar Bari

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo Qardho Ku Sugan (Sawiro)

 

September 21, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (1)

Madaxweynaha Puntland oo Qardho Ku Sugan (Sawiro) | read this item Horseed Media

News Desk

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa maanta safar ugu baxay dhanka bari ee Puntland isaga oo socdaalkiisu ku waajahan yahay Gobolka Bari, Madaxweynaha ayaa maanta ku hakaday Xarunta Gobolka Karkaar ee Qardho.

 

Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland, qaar ka mid ah Golaha Wasiirada iyo mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiilada puntland.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada Qardho ku soo dhaweeyay dadweyne faro badan kuwaas oo ay horkacayaan madaxda Gobolka iyo kuwa degmadda.

 

Madaxweyne Faroole ayaa khudbad uu ka jeediyey shir uu la qaatey maamulka Gobolka iyo cuqaasha Degmadda waxa uu ku amaaney sida wanaagsan ee ay ugu guuleysteen in ay magaalada Qardho ka dhigaan goob amaan ah iyada oo maanta ay tahay ayuu yiri meel amaan ah, waxaana mahaddaas iska leh dhamaan intii ka shaqeysey, sidoo kale waxa uu ka hadley dardargelinta hawlaha shaqada dawladda Puntland.

 

 

Sawirada Halka Ka daawo:

 

Madaxweynaha ayaa ka hadley xaaladda amaan ee meelaha deriska ah sida Somaliland iyo Koonfurta dagaaladu hareeyeen, madaxweynaha ayaa muujiyey wel welka uu ka qabo qalaanqalka siyasadeed ee ka taagan Somaliland, sidoo kale waxa uu madaxweynuhu sheegay in ay jiraan dad doonaya duminta nabadda Puntland kuwaas oo ka yimid koonfurta Soomaaliya xiriirna la leh kooxaha mayalka adag oo isku dayaya in ay nabad gelyo xumo ka abuuraan Puntland,

 

 

Madaxda Gobolka iyo degmadda ayaa kala hadley madaxweynaha xaaladdaha gobolka ka taagan kuwaas oo ay ka mid yihiin abaaro iyo biyola’aan saameysay dad iyo duunyo, iyo baahiyo kale oo gobolku qabo.

 

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Bosaso, waxaana uu ku hakan doonaa Degmada Carmo ee Gobolka Bari.

 

Muhimadda safarka Dr.Faroole ayaa ahaa sidii uu wax uga qaban lahaa beelaha dagaalku ku dhexmaraayey Gobolka Bari, halkaas oo ay ka dhacdey dhimasho baddan mudooyinkii la soo dhaafey, madaxweynaha ayaa mar uu waraysi siinaayey idaacadda BBC-da sheegay in dagaalkan ay hurinayaan rag ganacsato ah iyo siyaasiyiin hore waxaana uu sheegay in uu wax ka qabanaayo.

 

Madaxweynaha ayaa muddo bil ah ku sugnaa Xarunta Gobolka Mudug halkaas oo u joogey xalinta shaqaaqooyin ka dhacay, kadib markii dilal qorsheysan loo geystey siyaasiyiin iyo dad kale oo wax gal ah, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in uu ku guulesytey dhamaan arimihii uu u tegay Gaalkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sayid*Somal:

1435_thumbzoom.jpg

 

quote:

Mar “Horseed Media” ay Gudoomiyaha ay wax ka waydiisay in jiraan Ciidamo Gobolku uu leeyahay oo la tacaali kara wax ka qabashada Kooxaha Burcad badeeda ah ayaa waxaa uu sheegay in ciidan sal adag aysan joogin Magaalada Qardho, isla markaasina ciidanka intiisa badan ay jiran Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Where is that Fake-Orange man, who lauds here day in day out, who can't keep his tuulo safe - yet when we reinforce him, his bandits run away to my home city
:D
and start all manners of ills - in the bless month of Ramadan no less:

“…Waxaa Magaalada ay ku dhex sitaan Hub,waxaana sidoo kale ay ku dhex isticmaalaan qaad iyo khamri waxaana aan ka soo saaray go,aan in afar iyo labaatan saac gudahood ay isaga baxaan Magaalada Qardho…” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Karkaar isagoo hadalkiisa sii wata.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Faroole oo Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay (Sawiro)

 

September 22, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (16)

Madaxweyne Faroole oo Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay (Sawiro) | read this item Horseed Media

Bosaso, Puntland

 

Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa galabnimadii shalay lagu soo dhaweeyay Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso, Madaxweynaha ayaa safarkiisa ku soo maray magaalada Qardho halkaas oo uu shirar kula yeeshay, maamulka iyo duqeytida Gobolka Karkaar.

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa wefdigiisa ka mid ah Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo qaar ka mid Golaha Wasiirada.

 

Maamulka Gobolka Bari, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Puntland iyo qaar ka mid ah dadweynha Bosaso ayaa ku soo dhaweeyay madaxweyna iyo wefidigiisa meel ka baxsan Bosaso.

 

Halkan Ka daawo Sawirada

 

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu wax ka qabto amaandarada iyo dagaalada ka dhacay Gobolka Bari kaas oo ay ku dhinteen dad badan, sidoo kale warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Madaxweynuhu doonaayo in uu wax ka badalo Maamulka Gobolka Bari, iyo weliba kan degmada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

To the man who has fallen into the abyss, adeer the Qhardo you claim is but a dot on the landscape that is Puntland. You seem to be angry about something and actually belive other communities of Puntland somehow have an enmity towards the sub group that dwels in Qhardo. You suffer from an incurable symptom of clan hate and I hope you get better.

 

As for the President of Puntland, he was welcomed by the people of Qhardo, Karkar, elders and political leaders lined up and saluted him. Thus go and cry the crocodile tears of a confused soul. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

DR. ABDIRAHMAN SHEEKH WAA MAXAY ARINTA UU ADAY BARI

 

Madaxweynaha Puntland Oo isagu Dhowaan ka Soo laabtay Gobolka Mudug ee ay Muddoyin ka Taagnaayeen khilaafyo kala Duwan Oo u Dhexeeya dad wada dhasay ooka tirsan deeganka, kuwasoo dhowr jeer Geystay Dilal Qarsheeysan ayuu ku guuleystay xalintooda, Sidoo kale faroole Waxaa uu Wax ka soo qabtay Arimaha Maamulka Golbolka Mudug oo ay in mudo ah ka dhijrtay wada shaqeyn xumo, waxaan la oronkaraa wuu ku Guulaystay kadib markuu Halkaasi ka Soo laabtay isago Arintii Oo dhan Soo Xaliyey.

Dr.Faroole Madaxweynaha Puntland Waxaa uu Haatan ku Sugan yahay Xaruunta Ganacsiga Puntland isla Markaasna ah Magaallo Xeebeed ku Taala Dhulka Puntland Waxaana Halkaasi Gaaray Dhowaan isagoo Ka amba baxay Garoowe isla Markaasna Sii Maray Magaalooyin kala Duwan Oo ka Tirsan Dhulka Puntland Sidda Qardho iyo degmooyin kale Halkaasi Oo uu kala Hadlay Shacabka uu Madaxda u yahay.

 

Saxaafadda iyo Masuuliyiin u hadlay Dowladda Puntland ayaa Waxay Cadeeyeen in Madaxweynaha Safarkiisa uu ku Aadan yahay Siddi uu ugu Kuur Geli Lahaa Gobolka ugu Wayn Somalia ee barri Kaas Oo ka Taagan yihiin khilaafyo u Dhexeeya beello Walaalo ah oo halkaasi Dagaallo soo noq noqday ay ku dhex mareen kuwasoo Geystay Khasaare Naf iyo Maalba lahe.

 

Dr.Cabdiraxman Shiikh Waxaa uu Gaaray Bosasso Waxaana uu halkaasi ka bilaabay Howlo uu ku Xalinayo khilaafyadaasi isagoo joogay Muddo labba Cisho ah ayaa Waxaa uu halkaasi kulamo la Qaatay Wax Garad ka soo kala Jeedda Labba beelood ee Walalaha ah ee Dagaalku u dhexmaray.

 

Kulanka Oo ka Dhacay Xaruunta Madaxtooyadda ayaa Waxaa ka Soo baxya Qoddobo Dhowr ah Oo lagu Xakamenaayo Amaanka Gobolka iyo beelaha Walaalaha ee Halkaasi ku Dagaalamay, Warar Hoose oo aan ka helayno Xaruunta Madaxtooyadda ee Bosasso ay Waxay Sheegayaan in Xaaladda Heshisiina ay Dhowdahay Waxaa kaloo Wararkaasi Hoose Sheegayaan in Madaxweynuhu uu Teggo Doono Goobihii Dagaalku ka Dhaceen ee Ufayn.

 

Madax kale Oo aad u Fara badan ayaa ku Wehelisa Safarka Madaxweynaha Puntland kuwaso isugu jirro Wasiiro iyo Madax kale Oo Reer Puntland, waxayna kala qayb qaadanayaan Shirarka Madaxweynaha Uu ku Xalianayo Amaanka beelaha Dagalmay, Warar hoose Oo allidamaale News AGuncy Somalia ka Soo Gadhay Dahnka Xaruunta Madaxtooyadda ayaa iyana Waxay Sheegayaan in Madaxweynaha uu isku Dhex Shaandhayn Doono Maamulka Gobolka Sidda Duqa bosasso Cabdirasaq Xareed iyo al-xaaji Muuse Geelle Faroole kuwasoo Maamulka Shaandhayn Lagu Samayn Doono.

 

Maxaa ka Soo bixi karra kulamadda Faroole Uu la yeelan Doono Dadka aqoon yahanka Wax Garadka iyo Cuqaasha Gobolka Sidoo kale Maxaa ka Soo bixi karra Arimaha isku Shaandhaynta Maamulka Gobolka.

 

Kala Soco Wixii Soo kordha Allidamaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

General duke don't get carried away with your outburst that are based on fruitless claims.

 

The galkacyo you speak of is shared, the only place you have to yourself is a tuulo called gara'ad with a population less then 100 families.

 

Where-as the kingz inhabit decent sized town qardho all to themselves. Bayla coastal community to themselves, isku-shuban remote tuulo, and how can I forget also has huge slice of Bossaso if not the majority. Who you think owns horseedmedia, sbc satellite tv and not to mention countless of other commercial interests in puntland? It sure aint the yey people man!!!

 

Sxb those kings are the largest group in Puntland. Because the kings don't fight or lose their ppl in war, they just grow and grow. Where-as the same can not be said for your ppl who have died alot over the centuries in wars and this explains why they lack any major town to themselves. This has had an obvious affect on their numbers and it is another sign of laangabism as I like to call it!!!

 

Lastly but not least the kings are competing with other groups to being the majority in bossaso the largest city in puntland, can the same be said for yey's people? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke adeer you did not get the jist of it, go back and read. Let me make it simple for you lad, there is no difference between the clans that inhabit, Galkacyu to Burtinle to Goldogo to Jariban & Garacad and the clan that inhabits Qhardo. No difference at all saxib. They are but one family.

 

Those who think that there is a major difference and highlight it here as you do , need help. :D

 

As for the King, thata a nice title, but the power of the state is in the Presidency which happens to be held by Dr Faroole.

 

Lads you are becoming weak, and I have no idea what you are missing at this time to make such snide comments. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Ladies and Gentleman Let me Give you Run-Down Who we are dealing with here!!! Here is a sneak-peek or the entree, not the main-dish yet!!!

 

Abdal-Qawi Judge of International Court Of Justice.

 

yusuf.jpg

 

Sharmarke. Former President Of Somaliya

Sharmarke.jpg

 

Standing With Jfk. (What person can claim this honor?)

sharmarke_iyo_jfk_1960.jpg

 

Ina Sharmarke. Current Pm Of Somaliya

3948089784_32700e652d.jpg

 

Jamac Ali Jamac. Current Tfg Parliamentarian

Jamajama3001-custom;size:442,265.jpg

 

King Of Kings. Royal Family Of Somaliya. Boqor Abdullah

kingkong3.jpg

 

Somali comedian of the century. Odey Shirwac

2.jpg

 

Head of the PIS. Osman Diyano.

PIS_DIYAANO.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Duke. All those ppl i posted, tell me what do they all have in common genius? Let me give you a hint. It's called Royalty!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this