Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Cabinet reshuffle ;

Recommended Posts

Garoow:Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Caawa isku shaandhayn kusameeyey Golihiisa Xukuumada

 

Garoowe(Allpuntland)-Digreeto Madaxweyne oo kasoo baxday Xafiis Madaxweynaha lambarkeedu yahay 19 oo ku taariikhaysan 01-03-09 oo goordhaweyd oo caawa ah kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawlada Puntland ee soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Maxamuud ayaa isku shaandheyn lagu sameeyay golaha xukuumada ee Dawlada Puntland.

 

Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa Qaarkamid ah Wasiiradiisii xilka ka qaaday,wuxuuna ku badalay Wasiiro kale.

 

Hadaba Digreetada Madaxweynaha dawlada Puntland ayaa ee uu Wasiirada ku badalay ayaa waxa ay Wasiiradiisu kala ahaayeen sidan:-

 

 

1-Yuusuf Axmad Kheyr Wasiirka Amniga

2-Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir ku Xigeeenka Wasaarada Amniga

3-Dr,Daaud Maxamad Cumar Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga

4-Prof C/qadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga

5-C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga.

6-Saciid Maxamad Raage Wasiirka Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Bada

9-Dr Cali C/lahi Warsame Wasiirka Caafimaadka

10-C/khaliif Xaaji Xasan Aw Axmad Wasiirka Wasaarada Cadaalada & Dhaqan Celinta

11-Cabdi Yaasiin Xirsi Wasiir ku Xigeenka 1aad Wasaarada Arimaha Gudaha

12-C/risaaq Maxamad Ismaaciil Wasiir ku Xigeenka 2aad Wasaarada Arimaha Gudaha

13-C/shakuur Mire Aadan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud & Gaadiidka.

14-C/qadir Muuse Yuusuf Wasiir ku Xigeenka 1aad Wasaarada Kaluumeysiga

15-Maxamad C/laahi Saalax Wasiir ku Xigeenka 2aad Wasaarada Kaluumeysiga

16-Saynab Ugaas Yaasin Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Haweynka & Arimaha Qoyska

17-Cali Axmad Gamuuje Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada

18-C/Qani Salaad Yuusuf Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Hidha & Dhaqanka

19-Maxamuud Maxamad Sh Ibraahim Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Beeraha & Waraabka.

 

Sidoo kale waxaa Digreetada Madaxweynuhu lagu sheegey cida xilalkoodii wayday oo kala ahaa Wasiiradan:-

1- Cabdulaahi Saciid Samatar.

2-C/risaaq Yaasiin abdule Geesood

3-C/laahi Cali Xirsi

4-Faarax Aadan Dhalac

5-C/risaaq Xuseen Gaceyte

6-C/xakiin Faarax Cali

7-Dr Bashiir Cali Biixi

8-Xaliimo Maxamud Maxamad.

 

Iskushaandheyntan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafay laga hadal hayey Guud ahaanba Deegaanada Puntland waxaana la filayaa in ay Waxbadan soo kordhiyaan Mas'uuliyiintan uu magacaabay Madaxweynuhu.

Cabdiqani xayir

Allpuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirada Amniga, Qorshaynta, Caafimaadka & Cadaalada oo xilalkii laga qaaday; Xasan Geerash & Dr. Da'uud Bisinle oo loo kala magacaabay Qorshaynta & Ganacsiga.

 

Garowe, Mar 01 - M/weyne Faroole ayaa maanta shir jaraa'id oo ku qabtay madaxtooyada Garowe ku iclaamiyey isku shaandhayn lagu sameeyey golaha xukuumada ee dawlada Puntland.

 

Ku xigeenka agaasimaha madaxtooyada Puntland ayaa akhriyey magacyada wasiirada & ku xigeenada cusub iyo wasiiradii & ku xigeenadii hore ee xilalka laga qaaday.

 

- Markuu arkay dastuurka Dawladda Puntland,

- Markuu la tashaday M/weyne Ku xigeenka Puntland,

- Markuu garwaaqsaday baahida loo qabo is-bedal lagu sameeyo xukuumadda Puntland,

 

Waxaa uu xeeriyey magacaabidda iyo isku shaandaynta golaha wasiiradda ee dawlada Puntland.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga THO

Deputy Minister of State for Planning & International relations.

 

Junior Minister for the former PDF head..

Share this post


Link to post
Share on other sites

1-Yuusuf Axmad Kheyr Wasiirka Amniga

2-Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir ku Xigeeenka Wasaarada Amniga

This is the biggest change, Samatar the big gun has left.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unexpected:

 

Dr. Bashir Cali Bixi

 

Expected

=========

Dhalac, Clahi Sicid

 

 

Promotions

=========

Dr Cali C/lahi Warsame if i am not mistaken was the GD for Education Ministry

 

New Faces

==========

Dr,Daaud Maxamad Cumar (xiriirka caalamiga ah)

CKhalif Xaaji Aw Ahmed (Caddaaladda)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The size of the cabinet has not changed, expectation was that it would have been reduced.

 

Ilka-Jiir, Farah, Juxa = the best thus far and they have remained, the rest no big deal...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Yusuf Ahmed Khayr had this position under the last administration and was let go. I would have like to have seen a new face with fresh idea's come into the picture and not just recycling the same people.

 

Hopefully these changes will help better the state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"The man who smiles when things go wrong has thought of someone to blame it on" - Robert Bloch

 

 

I hope these sorts of reshuffles will not become an annual occurrence for the President. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful is spot on, Khayr is not a new guy and will face the same problems.

 

Big boy the Ministry is headed by Dr,Daaud Maxamad Cumar Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga

 

Abdulkadir is his deputy.

 

Nothingw rong with that for his first postion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland State of Somalia New Minister Mudane C/qadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ( Minister of State for International Relations and Planning)

 

 

Prof. Abdulkadir Abdi Hashi has earned his BA degree in political science, from the University of Western Ontario. He later obtained... two Master Degree in political science one specializing in International Co-operation, and the other in government and international studies from West Virginia University. Abdulkadir Hashi just finished his Ph.D. thesis and is expecting his doctorate degree in May. CONGRADS !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this