Sign in to follow this  
Fabregas

Qaadisya: in la qarxin doono (valentine celebration)

Recommended Posts

Fabregas   

Xaafadaha Magaalada Muqdisho oo qaarkood laga xusay Maalinta Jaceylka Adduunka!!!!!!!!!!

 

Muqdisho,15,February-07 ( Qaadisiya.com) Waxaa habeenimadii xalay Muqdisho laga soo sheegay in laga xusay Maalinta loo yaqaano 14-ka February oo ah Maalinta Jaceylka Adduunka sida gaaladu ay u sameysteen maalintaasi.

 

Hadaba maalintaasi ayaa waxaa laga xusaa inta badan wadamada gaalada iyo qaar katirsan Wadamada Carabta oo aanu islaamnimada ku weyneyn inkastoo kuwa qaarna ay jiraan hayeeshee Maamulka halkaasi kajira uu yahay gaalo raac.

 

Intaasi oo idil waxaa kasii daran sida Habeenimadii xalay ka dhacday Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho, waxaana laga soo sheegay in Muqdisho xaafado badan oo kamid ah uu ka dhacay Habeenkii xalay ahaa Xafaldo lagu maamusayo Maalintaasi iyadoo Goobihii lagu balamay lagu arkayay in ay isla haasaawayeen Wiilal iyo Gabdho oo aanu waxba ka dhaxeynin hayeeshee lasheegay keliya in ay isjecelyihiin (Alla Dumarka Caqli xumaa).

 

Habeenkii xalay ayaa waxaa la arkayay xilliyo dambe sida ay soo sheegayaan dadka Muqdisho kunool Gabdho Soomaaliyeed oo ku labisan dhar aanu ku eegan Karin damiirka qofka Muslimka ah iyadoo waliba dharkaasi la dhex galeysa Wiil aanan Mustaqbal ka laheyn isla markaana aan qabin habeenkaasina ay dhacdo inta badan in Macsida dhacdo awgeedsuuragal ay tahay in umadda Islaamka loo halaago.

 

Inta badan Umadda Islaamka Soomaaliyeed ayaa gabdhahooda u heysta in ay u yihiin gabdho iyagoo habeenkiina soo seexda guryo aanan cidina u dagneyn oo ay degan yihiin keliya rag ay ajnabi kala yihiin.

 

War aaway Soomaalidii lagu bartay Diinta Islaamka kudhaqankeeda, waa maxay Dhaqankan Gaalada ee aanu u ogolaanay Caruurteena, ma waxaan dooneynaa in uu Allaah sabab uga dhigo halaageena, umadda Soomaaliyeed waxaan kula talineynaa in ay iska ilaaliyaan falalkaasi isla markaana ay caruurtooda uga digaan arrimahaasi in ay sameeyaan.

 

Ugu dambeyntii Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay diyaar u yihiin in goob waliba oo ay arkaan in lagu hayo Barnaamijyada laga soo minguuriyay Gaalada in la qarxin doono ciddii ku geeriyootana ay si toos ah naarta u galeyso maadaama qofka waxa uu kudhinto lagu soo saarayo Khiyaamaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qaadisiya kuwa maamulo kistoo waa qafiifeen. Maxkamadihii ee isla jireen haddii hilfaha loo laabay, ma'aha inay damiirkoodana iska laabtaan.

 

Qarxis kulahaa, wixii ku dhintana naar ee galayaan ku daray. Ma boonaha naarta lagu galo uu haayaa?

 

Personally, I abhor waxaan so-called Maalinta Jaceylka la baxay. Never liked it and never celebrated, even during high school days ciyaalka ka dambeyeen.

 

Habeenkii xalay ahaa Xafaldo lagu maamusayo Maalintaasi iyadoo Goobihii lagu balamay lagu arkayay in ay isla haasaawayeen Wiilal iyo Gabdho oo aanu waxba ka dhaxeynin hayeeshee lasheegay keliya in ay isjecelyihiin (Alla Dumarka Caqli xumaa).

Why dumarka kaliya u caqlixunyihiin maadaama meesha laba laba la iskula yimid? Maxaa nimanka ka reebay caqlixumada?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^ that is what I was abt to say, Maxa raga ka rebay,midakale yaa u baneyey in Muslimiin la qarxiyo, wax aan banaaneynba ha sameeyeene, Taasi kama suurta gala aha xita in saudi Kingdom.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Why dumarka kaliya u caqlixunyihiin maadaama meesha laba laba la iskula yimid? Maxaa nimanka ka reebay caqlixumada?

 

Waa su'aal da' weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

I noticed in the article that the men are blame-free. Also which is more hated in Islam? Murder or getting a gift with a loved one. I myself abhor the V-day but not so much as to kill someone for it. Subhaanallah..where are we going wrong here?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Cambaro, " where are we going wrong here ?"

 

Some people are so into the next life that they see this life as nothing but a pandemonium.

 

I can only imagine Somalis deciding to have 'Sharia' law as their nation's legal system and Qadisiya people as the Judges. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

The latest propoganda from our Boyz @ Qaadisiya:

 

Inta la ogyahay 4-ruux ayaa ku geeriyootay inkabdan 10-kalena waa ay kudhaawacmeen bam gacmeed lagu weeraray Shineemo kutaalla Magaalada Marka gaar ahaan Suuqa Xoolaha.

Bamgacmeedkaasi lagu tuuray Shineemada ayaa lagu soo waramayaa in isla bartamaha Shineemada ay ku geeriyoodeen labo qof halka labada kalena ay Isbitalka Magaalada Marka ku geeriyoodeen, waxaana dadkii dhaawca ahaa iyana loola cararay Dhanka Isbitalka.

 

 

Kadib qaraxaasi ayaa ayaa lagu soo waramayaa in ay gabi ahaan xirmeen Shineemooyinka kuyaalla magaalada Marka oo la waayay wax shineemo ah oo furan xittaa kuwa lagu daawado Cayaaraha oo waqtiga aakhiro dadka lagula xisaabtamayo ay iskaga lumiyaan.

 

 

Warar aanu ka heleyno Magaalada Marka ayaa sheegaya in horey loogu digay Milkeeliyaasha leh Shineemooyinka kuyaalla laguna amray in aysan isku mashquulin shineemooyinkaasi oo ay iska xiraan lakin ay ka dhega adeegeen taasina ay sababtay wixii xalay dhacay.

 

 

Xaaladda Magaalada Marka ayaa saakay waxa ay tahay mid Shacabka halkaasi kudhaqan ay labo labo isku wareysanayaan iyaga oo ka sheekeysanaya sidii xalay ay wax u dhaceen, waxaana illaa iyo iminka aanan jirin cid sheegatay Mas’uuliyadda Weerarkii xalay lagu qaaday Shineemadaasi ay dadka badani dhibaatada kasoo gaartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

in la qarxin doono ciddii ku geeriyootana ay si toos ah naarta u galeyso

Inaalillaah ,,,,,,,,, xataa aakhiraaba laga warramayaa ka waran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Well, I think it is quite wrong and misguided of Qadisisya or anyone else to blow the issue out of proportion! Yaan soo hassaawin! let the kids enjoy; but tell them the limits of it.

On the otherhand, ICU was cool and i fully support it; but no movie-burning and love-blocking business! I think that the work of few fanatics.

let us not restart the debate about men and women here. The whole report is full of garbage! But MMA you are right.

NIN KHALKHALAY NINKALEE OO KHALKHALAY QAADII KARI WAAYEE, we use to say. ninmanku way ku dhufteen baad moodaa! muxuu jacayl kaga soo meeraysan, Itoobiyaan wadanka ka saari baan ku ogayne!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

for all those how support these mullahs in all their forms, uic-shabab-qaadsiya-ikhwaan or whatever the hell they call them selfs, know that that is where you are heading, people who of all the problems they face will only find the salution to eliminating people who attend gender mixing events and how to send them straight to hell. Where on earth do these muslims who want to live in the dark ages come from?

Share this post


Link to post
Share on other sites

from the arabian desserts, the mountains of afghanistan, pakistan, Iran, egypt, palestine and now Somalia, we seem to be getting a lot more muslims who seem nostalgic for a dessert lifestyle from a few hundred years ago while the rest of the world is trying to make progress. some people are worrying about poverty, global worming and god knows what but some people in our nick of the woods can only focus on what woman wear and wither or not boys and girls who are "foreigners" to each other, as the article says, should me in the same room. or danish paintings. I read a few years ago an article about a nigerian artist (or some other west african country) who blasted a statue of the virgin mary with elephant feces in a new york art gallery. I don't recall the same outrage as those danish cartoons have produced.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this