Sign in to follow this  
Hamse

shareef's cousin sells the embassy building. jingeli say he will sue kenya

Recommended Posts

Hamse   

Jangali Oo Sheegay Inuu Maxkamad Saarayo Madaxda Kenya

 

Widhwidh {Nairobi}26-11-09 Cali Jaamac Jangali wasiirka arrimaha dibadda dalka Somalia ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku fashilmatay inay ilaaliso hantida Somalia ee dalkeeda taala.

 

 

Wuxuu sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey magaalada Nairobi oo uu ku eedeeyey inuu iibsaday dhismaha safaaradii Somalia ee magaalada Nairobi.

 

Wuxuu intaas ku daray in dowladda Kenya ay dayacday hantida Somalia ee dalkeeda taala, isagoona sheegay in ogolaansheeda lagu iibiyey safaaradda Somalia.

 

Wasiirka waxaa kaloo sheegay in labo sarkaal ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dadka sheegtay in ay iibsadeen dhismaha Safaaradda, isagoo intaasi ku daray in ay tahay Sharci daro in la iibsado dhul ay dowladdi leedahay.

 

Si kastaba ha ahaatee nin u dhashay dalka Britain ayaa la sheegay inuu lacag dhan 2.5 Milyan ku iibsaday dhismaha safaaradii Somalia ay ku laheyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

The embassy building in question is not the current embassy of somalia which operates in a rented house. the somali owned house was sold way back 1990s soon after the collapse of somali govrmnt. so leave ina Ali Americo out of this, he got nothing to do with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Hamse & Duke typically been ayad isku marqati furtan.

 

AAAAA.jpg

 

There is Ali Ameriko in court fighting to win a case against the illegal seelling of Somali Envoy residence back in 1994

 

Ninka Indian-Kenyan-ka ah oo iibsaday dhismaha Safaaradda Soomaaliya ayaa lagu oogay dacwada badan, kadib markii lagu eedeeyay inuu si sharci daro ah u iibsaday dhul qaran, isla markaana sanadkii 1994 uu ka iibsaday Safiirkii xilligaas ee Soomaaliya.

Read here before you start fabricating stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

juuje isku xishoodo intaa difaacesyo cali ameerika. even uncle qanyare threw him under the bus.

 

i don't think ali americo sold the old property, but he has sold other somalia owned properties. cali ameerkico gave 50% of what he earned from selling other properties to his cousin shareef who he heard was trying to replace him with another close relative. it is the conversation in nairobi. ask the Easleigh merchants and they will tell you ali amerika is a true hyena.

 

even qanyare, the warlord maniac aa ka cowdibelestay ninka sanka weyn sida wax u kala iibiyo.

 

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa todobaadkii hore ku eedeeyay Maxamed Cali Ameeriko in uu galay heshiisyo aan Baarlamaanka la soo marsiin oo uu la saxiixday saraakiil ka tirsan Midowga Yurub.

 

Ameerika ayaa sidoo ah ahaa muddooyinkii ugu dambeeyay Muqalas Soomaalida jecel inay tagto dalalka Yurub ka iibsada Viisooyinka dowlada Somalia madaxdeeda la siiyo.

 

Eedeymaha loo jeedinayo Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa ka mid ah ku takri falka hantidada qaranka Soomaaliyeed, iyo in uu qaabka is xambaarka oo kale uu ka bilaabay Nairobi tan iyo mudadii uu hayey xilka safiirnimo, waxaana magaalada Nairobi ay noqotay meel lagu kala iibsado Fiisooyinka Yurub ee ku soo baxa magaca Qaranka Soomaaliyeed.

try again my friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Hamse it is you who should be trying again sxb .There are many things you can pick on Cali Ameriko but not selling the envoy's residence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They sold the sea, the gave rights to foreign navies, now this nonsese and the dude Juje is in the middle trying to safe face, that's what's important right.

 

The mud sticks Adeer no matter what you say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa la dhihi jiray? Been la qabtay hee...

 

Almost everyone who nominally had read the Soomaali news in the past week knew this -- knew this fact that Cali Ameerika has nothing to do selling that safaarad's selling, the illegal transaction which took place in mid '90s.

 

Some people didn't even bother to comprehend what they've copied and pasted:

 

"Wuxuu sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey magaalada Nairobi..."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

The mud sticks Adeer no matter what you say.

There is no mud worse than the mida dhofarka kaga taal :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this