Sign in to follow this  
General Duke

Asmara to train Xasan Dahir militia

Recommended Posts

Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys.

26. oktober 2009

 

Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya in ay dawladda Asmara dhawaan dalkeeda ay gaareen Saraakiil Soomaali ah oo ka tagay Koonfurta dalka Soomaaliya, kuwaas oo taabacsan mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda dawladda KMG ah, gaar ahaana waxaa la xaqiijiyey in ay ka socdeen Xarakada Xisbul Islaam.

 

Saraakiishan ayaa lugu soo tababari doonaa dalkaasi gudihiisa, ayagoo ay tababaradaasi ku qaadan doonaan Xeryaha ciidan ee dawladda Asmara, ayagoo loo tababarayo sidii ay ayana tababaro dheeri ah usiin lahaayeen Maleeshiyaadka Soomaalida ah ee ka dagaalamaya gudaha dalka Soomaaliya.

 

Xukuumada Asmara ayaa sheegtay in ay tababaro siiso Saraakiisha Xisbul Islaam, oo ay sheegtay in ay ku jiraan dagaal jihaad ah oo ay kula jiraan dhinacyada dawladda KMG ah iyo Ciidamada Midowga Africa ee jooga dalka Soomaaliya, sida uu manta daabacay wargeys laga leeyahay dalkaasi, oo soo xiganaya Saraakiil uu ka gaabsaday sheegida magacyadooda.

 

Saraakiisha tababarada lasiinayo ayaa aad ugu dhaw Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Daahir Aweys, oo uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo dawladda Asmara, maadaama la rumeysan yahay in ay Asmara taageero siiso Ururkiisa, isla markaasna ay dooneyso in aysan joojin dagaalada ay kula jiraan ururkaasi dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

[QB]
Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys.

26. oktober 2009

 

Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya ..

Micnaheedu waa: warar aan soo been-abuurnay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ At least Allpuntland could provide to us where they got this "Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada"

 

laakin warkiina wey sheegeen meeshuu ka yimidna ma aysan sheegin.

 

 

that goes with all Somali websites, waa wax ay ayagu isku kabkabaan kadibna soo daabacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Investigative journalists seldom give away their sources, and Somalia is a violent place rememeber. However is this news possible, more than likely old fake Mujahid Xasan Dahir needs Eritrea more today than ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened.

Do you even read what you write, I am against Sharif because he is an empty suit, Xasan Dahir & Al Shabaab have nothing to do with the TFG, try again secessionist. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Maaddeey:

quote:

[QB]
Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys.

26. oktober 2009

 

Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya ..

Micnaheedu waa: warar aan soo been-abuurnay!
:D As usual haye?! Website-yada Soomaalida dadka caqligooda ayay ku ciyaaraan. Like inay kulligood qabaan amase haystaa resources ay ku ogaadaan waxyaabo badan bay dhahaan "warar aan ka helnay dad xog ogaal ah, weriyaheenna khaaska ah, masuuliyiin aan rabin in magacooda la sheego"...lol

Balse shaki maba iiga jiro in Eritrea Xasan Daahir malleeshiyo u tababarayso saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened.

lol...car garo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened.

People who use to be HARDCORE anti-TFG are now cheering for it-no point on picking on Duke alone!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ABWAN, adeer when did I support Sharif, Xasan dahir & Al Shabaab? :D

 

Infact its you who used to defend the Bakara market & sends funds to Al Shabaab, now you are silent as the market is shelled by Sharif hotel.

 

Duke has been consistent, shame Sharif Hotel has not been. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this