Game changer

Lasanod war : the facts on the ground

Recommended Posts

Illyria   

MMA: Ragga laguma digto marka ay dani degel ba'an dhigto. Mate, a gentleman never kicks a man when he is down, so let us leave that chapter behind.

GameChanger: As the poet said:
" Waqtigu deganaansha maleh, dabbaa aadmiga dhex yaal,
Dakano qiil weydayiyo, dareen baa lagu salliday,
Duruufaha laga cawdiyo, halkii laga dayriyana,
Dunida waa ka hor tagaan, dadkuna waa is daba qabtaa,
Dalkoodana waa dhistaan, dantoodana waa gartaan,

Waxbaa nala degay annaga (Somali), si bay u dayaysantahay,
Si bay isu diidan tahay, daymadu waa kala fog tahay,
Hadana is ma doonayaa.

Dhib iyo daal iyo wareer, markii qaar soo dabcaan,
haddii qaar diidma iyo, dacaayado faafiyaan,
Dood iyo muran aan dhammaan, haddaan laga daalahayn,
Miyaan dalka noo naxayn, miyaan dib la eegahayn.
[ ... ]
Ma laha annigaa dammanoo, bilaash u durdurinahayee,
Dadkuba maba aha dadkii, si bay u dallagan yihiin,
Dareenkii baa ka maqan, dadnimadii baa beddalan,
Damiir naxariista iyo, dulqaadiyo tanaasul ma leh,
Barmkood maba diiraayaan, dan guud uma hawl galaan,
dalkana uma dhiidhiyaan".

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 minutes ago, Illyria said:

MMA: Ragga lagu digto marka ay dani degel ba'an dhigto. Mate, a gentleman never kicks a man when he is down, so let us leave that chapter behind.

GameChanger: As the poet said:
" Waqtigu deganaansha maleh, dabbaa aadmiga dhex yaal,
Dakano qiil weydayiyo, dareen baa lagu salliday,
Duruufaha laga cawdiyo, halkii laga dayriyana,
Dunida waa ka hor tagaan, dadkuna waa is daba qabtaa,
Dalkoodana waa dhistaan, dantoodana waa gartaan,

Waxbaa nala degay annaga (Somali), si bay u dayaysantahay,
Si bay isu diidan tahay, daymadu waa kala fog tahay,
Hadana is ma doonayaa.

Dhib iyo daal iyo wareer, markii qaar soo dabcaan,
haddii qaar diidma iyo, dacaayado faafiyaan,
Dood iyo muran aan dhammaan, haddaan laga daalahayn,
Miyaan dalka noo naxayn, miyaan dib la eegahayn.
[ ... ]
Ma laha annigaa dammanoo, bilaash u durdurinahayee,
Dadkuba maba aha dadkii, si bay u dallagan yihiin,
Dareenkii baa ka maqan, dadnimadii baa beddalan,
Damiir naxariista iyo, dulqaadiyo tanaasul ma leh,
Barmkood maba diiraayaan, dan guud uma hawl galaan,
dalkana uma dhiidhiyaan".

Defeat accepted walaalkayaw.   Gabaygaasi aniga ima khuseeyo baan u malaynaya.  Xitaa weerar na kuguma soo nihin marka laga reebo bootada ina biixi.  In this modern world the only place we can systematically  displace  you is ceerigaabo. Taasna aniga iima taal walaal Kay talaabo  bay u taal wuxu kaa yeelaya.   

Anigu as a  HJ from Sool    waxaanba diyaar u ahay in trade Keena  laysku furo.  Muuskii qadaadweyn ta  baanu u darsanayba , bahalka noo soo daaya .   Anaguna guryaha aanu idinka duminay  wixii dib loogu dhisi lahaa baanu idiin hayna qiimo jaban. 

 MJ waxoodu waa Qaali.    Wax Ka gata hadba kaayaga qiimo jaban.   Dawladiinuna revenues bay u baahan tahay.     Gabdhana aynu is dhaafsano sidii awalba caadada inoo ahayd.  Qalasad aan maxbuus u noqdaa igu haboonba.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Illyria   

Waa hadal nin rag ah.
Poem is intended for all sons of Somal.
One thing to bear in mind is H@rti is not after you, nor your territories. We [Somalis] have more territories than people: one city in China could house the entire Somali population. We shall discuss the details once the dust has settled, wounds bandaged, and the displaced rehabilitated.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Illyria said:

MMA: Ragga laguma digto marka ay dani degel ba'an dhigto. Mate, a gentleman never kicks a man when he is down, so let us leave that chapter behind.

Masaakiin, maati carruur iyo waayeel ku jiro, maalin walba la duqeynaayo ayuu ku jees jeesteynaaye, arrogantly and proudly. Qofka saas camal ah needs to be brought to earth in a crush.

And as a self-admitted jaahil himself, karbaash ayuu wax ku gartaa, not walaaloow iyo ereyo jilicsan.

His behaviour also reminded me Caydiid Sn's and Jr's moooryaantiiaa heystay deegaanada Koonfur Galbeed from mid to late 1990s. Saan camal ayee u kibirsanaayeen, faan iyo booto bilaash ah wadeen. Tii ka dhacday Rabi ayaa ogaa, xataa xaasaskooda ka cararay, including Xuseen Caydiid's wife lagu qabtay markii Baydhabo laga saaray in mid 1999. Waala sii daaye oo Xamar aaday.

I guess waa dhaqabka 'habraha' - be them in Waqooyi ama Koonfur - dad la dulminaayo faan iyo booto ugu sii daraan.

  • Like 3

Share this post

Link to post
Share on other sites
Illyria   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Valid points, yet we try to be better, and not act in kind.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Khadafi   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Another 'fact' on the ground, Mr. Butus Baanjar:

img-1-1693321919689.jpg

Cabdibilaha dabajeex lama saari jirinee ee qoryihii weynaa ee dhashiikaha la saari jiray ma laga wada qabsaday? Hub la'aan ayaa meesha ka dhacday.

Its bizarre and comical. Nothing has changed,. An obeased man with a dashiko on a truck. I would not not be suprised if that dashikha belongs to the arms of collapsed somali government of the 1991 or if it works.  The sad thing is that nothing changed. The only new thing thing is new ak-47 bought from some eastern european countrey or smuggled from Ghaddafis collapsed regime from sahel regions. While drought is killing people in northern Somalia or Somaliland, the only thing we see is killings, no new water dams, no irrigiation. Its truly a tragedy. We are seeing a crisis unfolding.

I read a report that people cant keep up the nomadic lifestyle. People are flooding to the cities. No instututions. The fragile "somaliland" government that held together by an old grudge against "other" somalis is collapsing.  When will this orgy of phantasy and bizarre world end? Petty tribal killings? What has really changed? 100 years ago it was spears between Somalilanders and Somalilanders against other, somalis against somalis.  Today we are seeing the same thing.  A tribe forcing and boasting about a colonial border set by a white man.  Yaab!  MMA  Kolley askarigaan maskiinka jaadka ummadaas wareeriyay uma eko. Baasto iyo bariis oo kan ka dhargay. Mininkiisa moo iska joogo. 

To be honest, no diffirent from the  south. What we have is a few elite group, individuals who have 100% of Somalias economy who see the status qou as something beneficial. ******** who have taken suits.   Whats deeply disturbing is how game changer in his hybris is actually from his comfortable home joking about  the bombardment of a small city.   Abwaan Kadiye who wrote Soomali baaan ahay died in that horrific  attack.  Some will pay the price of that marty  one day. AUN.

image.png

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^You didn't read MMA comment, it is not DShka, Dishiika, it is PKM,  Cabdibilaha dabajeex, or dabajeex majority of Harti forces, someone strong is carrying,while in SL they are armed with AK-47, this was noticed early on, it can be mounted, along with Dishiika, or .50 calibre gun, but not by itself alone on truck, so MMA is pointing out that.

F4u43knWgAEVfRe?format=jpg&name=small

On the economy , you have nailed it, something is going, we are fast becoming like India, Bangladesh, super wealth and very poor pple at bottom, believe me if SL does not change to their economic plans, fast majority who are extremely poor will rebel. But it is same everywhere 

Plus, if few get too money easily it is adding to problems, and creates inflation 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.