Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faysal C Waraabe in Lasanod

Recommended Posts

Waxaa saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti ka socda xisbiga UCID oo qayb ka ah,iyadoo maanta ay tahay maalintii labaad ee ololaha doorashada isu soo bixii xisbiga UCID,kaas oo si weyn uga socda magaalada,iyadoo wadooyinka magaalada ay hada dhex maryaan taageerayaasha xisbigaas.

 

Eng Faysal ayaa siduu horey u sheegay in aanay samayn doonin wax isu soo bax ah maanta,ayaa hadana waxa taageerayaasha xisbigaasi isugu soo baxeen si ay u dhegaystaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

 

Waftiga xisbiga UCID ayaa goor dhow meel fagaare ah kula hadli doona taageerayasha xisbigaas,iyadoo la filayo inay booqan doonaan xarumaha dawlada,iyo isbitaalka Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this