Sign in to follow this  
General Duke

SSC traditional leaders warn Somaliland 'stay out'

Recommended Posts

Garaad Jaamac “U dulqaadan mayno ciidamada ku sugan...."

issimo_iyo_madaxweyne_sool1.jpg

Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye

ay sii joogaan deegaamadooda.

Garaad Jaamac wuxuu ula jeedaa ciidamadaasi shisheeyaha ciidamo S.Land ka tirsan oo dhowaan gooyay wado isku xirta Laascaanoo iyo Buhoodle kuwaasoo diidan in madaxweynaha Puntland oo lagu wado inuu socdaal ku tago Degmada Buhoodle ee gobolka Sool uu maro halkaasi.

Garaadku wuxuu sheegay inay Odayaal u direen ay la hadlayaan, laakiin haddii ay arrintu ka gudubto si nabadgelyo ayuu wuxuu yiri in ay ka tashan doonaan go'aan midaysan oo tashi laga yeeshay laga qaadan doono.

Hadalkan ayuu Garaadku ka jeediyay maalintii shalay ahayd Tuulada Dharkey oo ka tirsan gobolka Sool mar uu shalay ku wehliyay booqasho uu madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Jeneraal cadde Muuse uu ku marayay ilaa 5 tuulo oo ka tirsan gobolka Sool.

C/fataax Jaamac Mire

SBC Laascaanood

Share this post

Link to post
Share on other sites

Issimada Gobalada Sool iyo Cayn oo digniin u diray Maamulka Somaliland

Last Updated::2006-09-15 17:16:40

Buuhoodle:- Issimada Gobalka Cayn oo hada kulan kuleh xarunta gobalkaasi ee magaalada Buuhoodle ayaa digniin culus u diray Maamulka Somaliland.

Issimada oo maalmihii lasoo dhaafay kulamo kala gedisan kulaha magaalada Buuhoodle ayaa sheegay in ay wadaan diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse.

Issimada ayaa sidoo kale sheegay in ay dhanbaal digniin ah u direen Somaliland isla markaana kula socod siiyeen in aan loo dulqaadan doonin daan daansiga uu wado maamulka Somaliland.

Issimada ayaa sheegay in ay jiraan tiro ciidamo ah oo ka socda Somaliland oo dhaq dhaqaaq ka wada deegaano ku dhow gobalka Cayn, waxayna ka digeen in lagu dhaqaaqo fal keeni kara in uu dhiig daato.

Dhinaca kale Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin wax xag gudub ah oo ay soo sameeyaan ciidamada Somaliland oo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo shisheeye ah.

Garaadka ayaa digniin ka bixiyey maleeshiyooyinka kasocda Somaliland ee ku sugan dhulka aan laga rabin, wuxuuna sheegay in tilaabo laga qaadi doono haduu uu maamulkaasi ka waantoobi waayo in uu nabad kula noolaado dadka dariska la ah ee gobalada Puntland.

Hadaladan ayaa kasoo baxaya Issimada gobalada Sool iyo Cayn, wakhti uu Magaalada Laas Caano ku sugan yahay Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan wafuud isugu jirta Issimada, Sool,Sanaag iyo Cayn iyo waliba wasiirada iyo saraakiisha Puntland ayaa shalay socod dheer kusoo maray tuulooyinka ku yaal hawdka gobalka Sool.

Socodkaasi oo ahaa mid loogu kuur galayo baahida shacabka ku dhaqan gobalka Sool gaar ahaan Tuulooyinka fog fog oo si weyn usoo dhaweeyey wafdigaasi balaaran.

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigisiisa ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay kormeer noocaan oo kale ah ku maraan tuulooyinka iyo xarunta gobalka Cayn ee magaalada Buuhoodle.

C/risaaq Shiino

HorseedNet.com

LAASCAANOOD : Issimada gobolada Sool iyo Cayn oo digniin kama dambays ah u jeediyay Maamulka S/land

Posted to the Web Sep 15, 19:15

Laascaanood:-Issimada gobolada Sool iyo Cayn ayaa maamulka S/land uga digay in ay ku sii sugnaadaan gudaha goboladaasi waxayna ugu baaqeen madaxda maamulkaasi in ay dib ugala laabtaan ciidankooda gudaha Puntland.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ku tilmaamay soo galida Ciidanka S/land ee ay ku soo galeen gudaha Puntland ay tahay mid aan loo dul qaadin karin in Ciidankaasi uu halkaasi soo galo , wuxuuna ku baaqay in Ciidankaasi uu si deg-deg ah uu ugu laabto gudaha Puntland.

Halkan ka akhri Cadde Muuse oo ka hadlaya amuurtaasi

Soo galida Ciidanka S/land ee gudaha Puntland ayaa ka dambaysay kadib markii uu Cadde Muuse M/waynaha Puntland uu safar ku qorshaystay in uu ku tago magaalada Buuhoodle si uu halkaasi uu khudbado uga jeediyo , hase ahaatee Ciidanka S/land oo diidan in uu Cadde Muuse halkaasi ka khudbadeeyo ayaa jidgooyo ka sameeyay wadada iskuxirta magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle taa soo sababtay in M/waynuhu uu dib ugu soo laabto magaalada Laascaanood oo uu iminka ku sagan yahay.

C/laahi Cali Ciise

Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye ay sii joogaan deegaamadooda.

Soomaali heerkaan ayee taagan yihiin naceyb ee isku qabaan dhexdooda. If only that naceyb was directed their real, external enemies, mainly Amxaaro iyo wixii lamid ah. Amxaaro every other day ayee Buuhoodle soo galaan, no body juuq iyo jaaq ka yeereyso.

"Ciidamo shisheeye," yaab ahaa. :D Goormee Soomaali shisheeye noqotay?

RedSea   

Originally posted by Mansa Munsa:

MMA Soomaali waxay shisheeye noqotay marqay diinta cusub ee qabiilka aamintay
:(

taasi waa mid aynu wada aaminsanahay markaa yaan la iska kale reebin "diitan" soo galkeeda iyo cida ku jirtaba.

MMA, I agree.

me   

Hmmmm if the peaceful garaad is saying this, I fear for the worst. I hope they don't listen and stay so that we have ourselves a nice war.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this