Sign in to follow this  
Laba-X

SOL Cafe...

Recommended Posts

Laba-X   

Isseh:

Runta maan u daadegno

Hadey dacar qadhaadh iyo

Deebaaq ka kulushahay

Dab hasoo hunqaacdee

Maan dibadda soo dhigno

 

 

Xiin:

Runta hadaan u daadegno

Miyaan Daayinkeen odhan

Ilaa qaran is doorshaan

Ma dulleeyo weligood

 

Sophist:

Soomaaliyey is daawada

Side diinta lagu yahay?

 

Kashafa:

Dumarkiina fara-baxe

Iska dire maradii

Cawradoodu waa dibad

Raggii baa ka sii daran

Sino kama diqoodaan

Khamri kama dambeeyaan

 

Laba-X: [to Oodweyne]

Daayinka risiqayiyo

Mid baa diinta caayoo

Inta kaloo dul joogtaa

Dembi laguma qaadee

Qosol bey la daataan

 

Ducaysane:

Malaa diintu waxey tahay

Dadku waanu garanine

Dusha ka ashahaadiyo

Maaha dabarka goosee

Maaha duqey salaad jecel

Iyo sheekha daakira

Darab ku isticmaaliyo

Inta kalena duuduub

 

Laba-X:

Raggow diintu waa dhaqan

Dastuur iyo axkaamba leh

Dawlad iyo caddaalad ah

Maaddado daliilyo leh

Diiwaan la kala qoray

Caadil iyo dadkiisii

Ilaahay u doorbiday

 

Kashafa:

Weli doqontu may garan

Dembi biiray weeyee

Soomaaliyey rag iyo dumar

Duul Ilaahay caasiyey

Dubbihii ku dhici jirey

Wuu idin dul yaallaa

 

Baashi:

Rabbina waa dul badanoo

Inuu idinka daayana

Waa wax deeqlaha u furan

 

Kashafa:

Hadalka waan ku daahaye

Aan soo dabbaalee

Waxa iga dardaaran ah

Kuwa iga dambeeyow

Waynoo dariiqada

Daaha nebigii fiicnaa

Quraankii ku soodegay

Digniintiyo bishaarada

Dadka uu faraayiyo

Daliilkiyo tafsiirkii

Maansada kudaabaca

Xaqa uun u daakira

Ballanteenu waa diin

Dooddiina kaba baxay!

 

...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Isseh:

Runta maan u daadegno

Hadey dacar qadhaadh iyo

Deebaaq ka kulushahay

Dab hasoo hunqaacdee

Maan dibadda soo dhigno

 

 

Xiin:

Runta hadaan u daadegno

Miyaan Daayinkeen odhan

Ilaa qaran is doorshaan

Ma dulleeyo weligood

 

Sophist:

Soomaaliyey is daawada

Side diinta lagu yahay?

 

Kashafa:

Dumarkiina fara-baxe

Iska dire maradii

Cawradoodu waa dibad

Raggii baa ka sii daran

Sino kama diqoodaan

Khamri kama dambeeyaan

 

Laba-X: [to Oodweyne]

Daayinka risiqayiyo

Mid baa diinta caayoo

Inta kaloo dul joogtaa

Dembi laguma qaadee

Qosol bey la daataan

 

Ducaysane:

Malaa diintu waxey tahay

Dadku waanu garanine

Dusha ka ashahaadiyo

Maaha dabarka goosee

Maaha duqey salaad jecel

Iyo sheekha daakira

Darab ku isticmaaliyo

Inta kalena duuduub

 

Laba-X:

Raggow diintu waa dhaqan

Dastuur iyo axkaamba leh

Dawlad iyo caddaalad ah

Maaddado daliilyo leh

Diiwaan la kala qoray

Caadil iyo dadkiisii

Ilaahay u doorbiday

 

Kashafa:

Weli doqontu may garan

Dembi biiray weeyee

Soomaaliyey rag iyo dumar

Duul Ilaahay caasiyey

Dubbihii ku dhici jirey

Wuu idin dul yaallaa

 

Baashi:

Rabbina waa dul badanoo

Inuu idinka daayana

Waa wax deeqlaha u furan

 

Kashafa:

Hadalka waan ku daahaye

Aan soo dabbaalee

Waxa iga dardaaran ah

Kuwa iga dambeeyow

Waynoo dariiqada

Daaha nebigii fiicnaa

Quraankii ku soodegay

Digniintiyo bishaarada

Dadka uu faraayiyo

Daliilkiyo tafsiirkii

Maansada kudaabaca

Xaqa uun u daakira

Ballanteenu waa diin

Dooddiina kaba baxay!

 

...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subeecii daglayntiyo

Diihaalka qabay'ee

Hashii degelka keligeed

Duunyoo idilba noo tiil

Damcay inuu wareemo'oo

Damka siiyo oo cuno

Oo markuu duca-ducayntii

Daanta hoose maridee

Dillaacada calooshii

Uuskii daguugmiyo

Soo fagay dukhuushii

Damku yiri dushiisoo

Duudkiyo kelyaha iyo

Kaga degay duleedkoo

Doc u riday laftiisii

Dawakhyoo wareeryoo

Dirqi neefsigiibuu

Marku dala'u yaabuu

U dacwooday eeboo

Yiri daa'im kheyrow

Allow dayrtan maanta ah

Faraj daahiroo furan

Daw aan ka maro iyo

Ii bixi dariiqoo

Caweer iga dul qaado

Iga kici daguugtaan!

 

Taa waxa la darajaa

Amxaarada dalkeennii

Dawliga adduunkaan

kaga doontay hiilkee

Tiri duulkan soomaal

Anagaa dalkoodiyo

Duntoodiyo laftoodiyo

Dirkoodaba naqaanoo

Dilkoodiyo dhacoodiyo

Doofaarta eyda ah

Sida loo dagaajiyo

Oo loo dulleeyaba

Diktooraad ku qaatoo

Ku khabiiray dawgaas

Ee duniyahay na taageer

 

What transipired next...i leave it for good Kashafa to express it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subeecii daglayntiyo

Diihaalka qabay'ee

Hashii degelka keligeed

Duunyoo idilba noo tiil

Damcay inuu wareemo'oo

Damka siiyo oo cuno

Oo markuu duca-ducayntii

Daanta hoose maridee

Dillaacada calooshii

Uuskii daguugmiyo

Soo fagay dukhuushii

Damku yiri dushiisoo

Duudkiyo kelyaha iyo

Kaga degay duleedkoo

Doc u riday laftiisii

Dawakhyoo wareeryoo

Dirqi neefsigiibuu

Marku dala'u yaabuu

U dacwooday eeboo

Yiri daa'im kheyrow

Allow dayrtan maanta ah

Faraj daahiroo furan

Daw aan ka maro iyo

Ii bixi dariiqoo

Caweer iga dul qaado

Iga kici daguugtaan!

 

Taa waxa la darajaa

Amxaarada dalkeennii

Dawliga adduunkaan

kaga doontay hiilkee

Tiri duulkan soomaal

Anagaa dalkoodiyo

Duntoodiyo laftoodiyo

Dirkoodaba naqaanoo

Dilkoodiyo dhacoodiyo

Doofaarta eyda ah

Sida loo dagaajiyo

Oo loo dulleeyaba

Diktooraad ku qaatoo

Ku khabiiray dawgaas

Ee duniyahay na taageer

 

What transipired next...i leave it for good Kashafa to express it

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Originally posted by xiinfaniin:

 

Amxaarada dalkeennii

Dawliga adduunkaan

kaga doontay hiilkee

Tiri duulkan soomaal

Anagaa dalkoodiyo

Duntoodiyo laftoodiyo

Dirkoodaba naqaanoo

Dilkoodiyo dhacoodiyo

Doofaarta eyda ah

Sida loo dagaajiyo

Oo loo dulleeyaba

Diktooraad ku qaatoo

Ku khabiiray dawgaas

Ee duniyahay na taageer

[/QB]

:D:D Allaylehe taasaan been ahayn! Reconciiationku xaguu joogaa marka ilaa nimankan la saaro!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Originally posted by xiinfaniin:

 

Amxaarada dalkeennii

Dawliga adduunkaan

kaga doontay hiilkee

Tiri duulkan soomaal

Anagaa dalkoodiyo

Duntoodiyo laftoodiyo

Dirkoodaba naqaanoo

Dilkoodiyo dhacoodiyo

Doofaarta eyda ah

Sida loo dagaajiyo

Oo loo dulleeyaba

Diktooraad ku qaatoo

Ku khabiiray dawgaas

Ee duniyahay na taageer

[/QB]

:D:D Allaylehe taasaan been ahayn! Reconciiationku xaguu joogaa marka ilaa nimankan la saaro!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oh it's the only thing in town now that makes sense adeer. By the way, the story of Hyena and Caweer, the she-comel, is a widely circulated one!

 

Allow yaa caawa ayyaanloo Caweeri ka kacdaa. Said the Hyena!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oh it's the only thing in town now that makes sense adeer. By the way, the story of Hyena and Caweer, the she-comel, is a widely circulated one!

 

Allow yaa caawa ayyaanloo Caweeri ka kacdaa. Said the Hyena!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Emperor:

quote:War hoy Emperorow joog

Lol, Cagajuglayntu waaxayna?
:D
, OK adeer waan joogay, kabaxay ani.
Habeenadan dhuumashaad ku jirtaa ayuu war igu soo garey ninyow. Bal warka keen :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Emperor:

quote:War hoy Emperorow joog

Lol, Cagajuglayntu waaxayna?
:D
, OK adeer waan joogay, kabaxay ani.
Habeenadan dhuumashaad ku jirtaa ayuu war igu soo garey ninyow. Bal warka keen :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this