Sign in to follow this  
Laba-X

SOL Cafe...

Recommended Posts

Emperor   

Haha LX, Sxb tanu waa Classic :D

Originally posted by LX:

Emperor:

Waxaa lagu durqumayaa

dibbir iyo nin naaxiyo

inta qaranku deyn iyo

dembi uu ku leeyahay

adinkuuna dulqaatoo

docdayda aan qeexee

Dooddaydu waa Qaran

:D , Dooddaydu waa Qaran saaxib, it has always been for the revival of order and governance, and now for that's sake I'm for diplomacy and peaceful settlement. Adiguse waa:-

LX:

Lix meeshaad kujoogtaan dagaal laabta ka ogaada

Hadii luqunta la idin gooyo lugaha meermeersha

Aniguna waxay iga maraysaa hada:-

Allahayow nin iidaran maxaan daabta hore seexshay

Nin idaaqsanayana maxaan daafida ukariyay

Jirku nimaanu doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay

Ma dagdago xaajadee maxaan rag udulqaad yeeshay

Loool, Inadeer you made a good piece

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kaara-Dille:

^Thats a bombshell, you should be ashamed of yourself, all this time we thought you were the talent, what decietful man you are... adeer plaigarism ma maqlin, pray to god you wouldn't attempt use my lyrics(hal-abuur), your skinny legs will be sued to roost in hell.

Adna Ilaahay Jannat-ul-Firdowsa hakaa waraabiyo Insha-Allah.

Emperor

Ma dhufays baad iigu jirtaa sxb waadiga Raage ugaas ii mariyeye waanba kaa shakiyey! :D:D

Calaa kulli xaal Sheekadu way sii socotay:

Kashafa:

Shareecadaan la duubnahay

Ma oggoli iney dunto

Hadana waan dacaayadayn

Hoostaan ka durayaa

Uurkaan u dabayaa

Ma wax loo dulqaataa?

Kala daaya labadaa

Hadii daacad aan nahay

Baashi:

Dalka waan ka tegayaa

Dibaddaan u baxayaa

Waan daansha-daanshoon

Markaan door maqnaadaan

Dagaal soo abaabulayaa

Kala daaya labadaa

Hadii daacad aan nahay

Kashafa:

Jihaadka dadka kii I neceb

Iyo cadawgaan ku durayaa

Fuley wuu ka didayaa

Baashi:

Geesina dareen qaad

Kashafa:

Ha ka naxo dareen-qabe

Baashi:

Ha ku farxo dagaal ooge

Kashafa:

Haddaad dareeen leedahay

Uu dhanyahay damiirkaagu

Dagaalkii Amxaarada

Hadda foodda lays galay

Dushaa laga garaacaye

Aduun dabarka hay dhigin

Shaking his head Xiin interrupts.

Xiin:

Soomaaliyey dareen laay

Deebaaq qaraar iyo

Dacar weel ku shubatooy

Isseh:

Soomaaliyey dareen laay

Boholaha duleeliyo

Daylaanta loo qoday

Dusha mara ka saaraay

Laba-X:

Soomaaliyey dareen laay

Geesigeeda dirica ah

dabar adag ku jiidaay

Isseh:

Waa iga dardaarane

Ogow iga dambeeyow

Dad haduu is maan-naco

Dooni laguma wadayee

Xiin:

Ogow iga dambeeyow

Hadday kala dareeraan

Ma gaadhaan dantoodee

Baashi:

Ogow daarta gobanimo

Dumin mayo khaa’ine

Kashafa:

Ogow geesi daafaca

Dalka kama dhamaanine

Laba-X:

Ogow weli Darwiishkii

Socodkii ma deynine

Isseh:

Ogow deyn nin naga qaba

Uma deysaneynee

Baashi:

Ogow weli dadkeenii

Darxumuu ku seexdaa

Laba-X:

Ogow wey dambaysaa

Weli dirirta weyniye

Kashafa:

Ogow seefta gaal dila

Degta muunan gelinine

Isseh:

Ogow duullimaadkiyo

Gobannimo u dirirkii

Weli maanu deynine

Noticing that the corpulent chap (General Duke) is still sulking and fiddling with his thumbs, Kashafa remarks:

Kashafa:

ninka dudaya yaa dilay?

Isseh:

Afkuu duubanaayiyo

Is-dibbirintu waa maxay?

Laba-X:

Yuu deyn ku leeyahay?

…And then the General spoke and all ceased. With an authority he uttered his words, without as much as an imperceptible vestige or insulation that it was beyond any member of the gathering’s power to rebuke him.

General Duke:

Dalka sow wax kuma lihi

After several minutes of silence, Xiin, who in his contemplative mood looked more in place managed a diplomatic answer:

Xiin:

Ha degdegine dib u jog

Laba-X:

Ha ku deeqdo waanadu [to General]

Isseh:

Kala garo diraaciyo

Dambarsamaha Jiilaal [to General]

Ducaysane, who sat silently throughout these exchanges as if pondering their true worth, had the last word and lamented:

Ducaysane:

Ileen daaman noolow

Marna hadal ma deysaan!

^^An elevated dialogue! Provoking yet intellectually stimulating!

Although I’ve decided to stockpile my literary bullets for the sham that is A & T, I may choose to chip in and throw few verses here and there!

Keep it coming awoowe!

Kashafa   

Great thread, LX. I am now working on deciphering a few words oo jiqda iga galay, but I understand most of it.

A few more duruus like this, and I will be ready to mix it up with, Xiin, oo ayaantaan dadka waabis iyo cadaadis ghayr caadi ku hayo. Jariir iyo Farazdaq iyo taarikh'dee dhax'martay ka daran aa soo socoto, ee Xiin'ow, cagaha dhulka dhig.

^^Waraa boottaa haysaa wallaahi :D

You remind me Jariir, the poet, who with one solicatry superb line put Farazdaq down in where he belonged;

زعم الفرسدق أن سيقتل مربعا

فأبشر بطول السلامة يا :D مربع

^ :D:D . Abti, I done told you, give me until the year's end. Af-Soomaliga dhan waxaa si fiican uu bartay(writing, literature, etc) '06'kee. You've got like a 30 year head-start. But, rest assured, your reign of waabsi, will soon come to an end.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this