Sign in to follow this  
Timur

XAMAR!!

Recommended Posts

Ismalura   

Apparently all you want to hear about is death and war so that we could have arguments on who is where doing what. You mentioned Xamar and we talked about what it means to us. Xamar is definitely no shell to me no matter how it looks now !

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalina   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Heesta
iska soo xasuustayba.

Xamxam baa maqlaayoo

Xambaar socotay waayadaan

Xamareey sidadaabaa

Xaaladaadu waa see

Xabbadii ma socotaa

Xasuuqii ma dhacayaa

Xinjirtii ma qubataa

Dadku xeer ma leeyahay

Mala simay xaqoodii

Ma xareysay qorigii

Xanuunkii ma baaba'ay

...

Xamar waa magaalada kaliya si shaqsi ah loola hadlo, lana qofeeyo, ha ahaato markuu Maki Xaaji Banaadir dhahaayo 'Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaalmarihaayo.' Ha ahaato markuu Hadraawi weydinaayo 'Xamareey, ma nabadbaa?'

If only Xamar could talk back...

Preach brother Aqiyaar! ;)

@Ismalura, afkaada caano iyo malab lagu qabay!

Dadkaan ma oga Xamar qiimaha ay noo leedahay, marka ha ka sugin iney fahmaan taas. Qofka ciilka 30 sanno ku qurmey waa la ogyahay, marka ha iska daacdaacdaan :D

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this