Sign in to follow this  
Timur

XAMAR!!

Recommended Posts

Originally posted by Maaddeey:

Mar haddii MMA oon is lahaa
Istaaqfuroow
waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa '
Caado
' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA.

Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Spelling error ha la isku qabsado maa la dhahay qiote'ka kore & extracts'ka aan soo guuriyeyba si sax ayuu u qoran yahay!, looks like u got an 'ego' problem my friend! ;)

Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. :D

Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo.

N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. :D

_________________

About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.

^Naga dhaaf yaaqay MShM'oow!, adoo jawaabta Showqi arkay & sidaan ugu jawaabay, markii dambna aad aragtay inaan si sax u soo qoray ee aan sharxay labada si ee loo kala yaqaanno, inaad intaad soo laabto 't' aa ka boodday dhahdo maaheyn! :D

Ps. Sh. Umal'na troppo xanaaq waaye adoo dheheysid aan ku maqlaayey!.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this