Sign in to follow this  
MZanzi

Maxaa Dhalanyaradena dhaqankii ka tagsii yay??

Recommended Posts

MZanzi   

illmatic wa runtay been mahan kuligeeen ama badankeen qofan kaseyn sida afsomalia loo qoro anba jirin marka aan relistic noqono

Share this post


Link to post
Share on other sites
African   

Hibo Nuro, horta marka hore gacmo furan. Marka labaad walaal nasteexo: Waad ku mahasantahay ra'yigan aad soo jeedisay, hase yeeshee hadaad dadka kuleedahay af-soomaali ku qoro forumkan adigu nasteexada iskaga bilaab. Illmatic waxaa kaqosliyey sidaad uuga codsatay dadka inay qooraalka af-soomaliga isticmaalaan hadana aad adigu kudartay kilmado af-ingiriisaya. Walina aad ku celisay:

 

Originally posted by Hibo Nuro

illmatic wa runtay been mahan kuligeeen ama badankeen qofan kaseyn sida afsomalia loo qoro anba jirin marka aan
relistic
noqono

Dhalinyaro farabadan oo forumka kujira ayaan qooraalka & akhriska af-soomaaliga toona aqoon u layan.

 

Anigu hadaan naftayda kahadlona, waxa ii fudud af-ingiriisiga, waayo intay igu qaadato kilmad inaan ku qoro af-soomaali ayay igu qaadataa jumlad af-ingiriisiga, markaa caajisada ugu weyn forumka ayaan ahay. :rolleyes: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

african abayo waa mahadsan taahay marka koobad marka xigta wa runtaa dadka qaarkood kuma hadli karan mana qori karaan lakiin waxaa horey loo yiri more practice makes perfect marka hadey isku dayaan waa ok midasna hadaan kagudbo oo topic usoo labto waxaa jiraan dad yaqaan afkoii oo kafanayo mana o qorin topic inaan dadka aan aqoon kutiig tiigsado ee kuwa yaqaan iyo kuwa fahmaayan inay kaqeyb kaataan midasna mahan wax xun sis rright aniga ahanteyda af ingiriska waan yara kasayaan lakiin wlaahi majecli inaan wax kuqoro ama aan badanaa kuhadla inay daruuf igu kalifto mahane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

Hibo, walaashiss how u doing today? well i hope today must be better then yesterday,Lol.now that you have been told that most of the ppl are not doing intentionally writing in english or for that matter as you like to call sister hibo "AFgalo" but they kind of handicapped ,but most of them are trying, hey but let me ask u this are we friends now, LoL>

 

c/salam

c/salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Asalaamu Aleikum Wr Wb

Horta marka hore Allihii na’abuurtay aan ku xamdino, waayo manihin dad baaba ah oo aan meel ku sugneen dhaqan & diin wax ay heystaan aan lagaraneyn. Qofna qofkale in uu xaqtiro ma wanaagsan saa awgeed inagu yeenu is xaqtirin.

 

Waa run dad qalafsani wey inagu jiraan, taana waxaa sabibisay aqoon daro dhanka diinta & magaalo joog xumo. Sida igu maqaalaha ah somali badankood reer mii ayee ahaan jireen, mii & magaalana isku mid ma’aha. Macdalaa iyagoo west-ka la keenay. Waageena hore ma aynu aheen dad ku ad adag dhanka diinta & dhaqanka. 60s & 70s hadii aan eegno walidiinteena sawiradooda & habnoleedkooda wuxuu ahaa mid yurubiyaan ah dhanka labiska & fikradaha. Somalida waxey ku maah maahdaba “orka hore meesha uu raaco ayuu oorka danbena raacaa”! cuurta sida lagu bar baariyo ayee noqonayaan. Bulshadeena waxey aheed mid qadaris & jecel in ey dhaan dhaanjiyaan dhaqamada kale iyadoo la modayo in ey tahay ilbax nimo. Haa dugsi waa lageeyay, balse tagistiisa mexee tartay hadii aanba la fahmeeni micnaha qur’aanka & ulajeedadiisa.

 

Dhaqankeena wayahaan danbe ayaa la xushmeyaa, waagii hore meshii gablee shibir, dhaanto & etc ka dheeli lahayeen ayee disco dance dheeli jireen. Meeshii laga xiran lahaa garees mini skir & canbuur garbaha ka qaawan laga xiran jiran. Marka dhibatadan ma’aha mid dhalinyarada hada la timid oo waa mid waligeed soo jiri jirtay. Waxaa un is badashay dadkeeni oo diintii fahmay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

Hibo Nuro

 

Walaalo, hadii runta la isgu sheego, your Somali writing skills isn’t exactly perfect, sidaan u arko school uga'maad soo qalin jabin. Kaygana haba ka sheekayn, waa mid feedh iyo laag aan ku bartay oo D.I.Y (Do It Yourself) dhaafay :D .Markaa, hadii qofku aanu afsomaali school uga bixin ama sidaydaa self-taught aanu ahayn maxaa loo qasbi? If they can express themselves better in English or any other language for that matter, then so be it. Just because they are illiterate when it comes to Somali it doesn't mean they have lost their dhaqan in any shape or form.

 

No offence, laakiin Dadka dookhooda waa la daryeelaa.

 

Salaama

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadaan naqan lee nahay annaka ee noo fiican tahay, haddii aan leheen annaka un bey noo xun tahay. hibo waan kugu raacsanahay macaanto, dhalan yaradeena dhaqanki wee ka tageen, meeqo aa wadanki loogu celiyay "dhaqan celis" daraadeed.

laakiin waa wax laga xumaada walaahi, daciif nimadeena ee ku tusee, inkastoo la yiri dad iyo hir kaa badan wey ku qaadaan.

dhaxda aan ku dhunnay, faraj qeyr qabo ilaah aan ka sugeenaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Lefty:

Meesha caay ma taalo ee waa in runta la isku sheego Mise in faan iyo been aan soconeyn la isku akhriyo baad rabtaa LOL ?

Runtii, waxaad doontaan ayaad qori kartaan. Ama is amaana ama is caaya, idinka ayeey indin jirtaa! Laakin anigu waxaan la yaabey sida aad dadka Somaaliyeed uga hadsheen. Waxa la mooda inay xumaanta aad dadkeena ku markhaati fureysaan aad ka baxasteen.

 

And what exactly is dhaqan ? Is it something that is only measured by the person’s preferred language when foruming? I think not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Cawo

Walashiis wa runtaa afsomligeyga mahan mid school an uga soo baxau hanad alxamdullilah qofna ima barin afsomalinah hal eray oo lagu shegay ma fahmi wayin mana qori waayin ee mahan inad qalad iga fahanto oo ad istiraahdo dadka ayay ku tiig tiig saneysa mida kale

No offence, laakiin Dadka dookhooda waa la daryeelaa.

 

 

 

Ma anigaa dadka dookhooda ku ciyaaray ama wax kasheegay waxa jiro leshegay waxay ilahay si kalaad wax u fahantay ee bal waxan qoray dib ugu laabo

 

 

Ckisses walahis beentaa mahan lakiin waxayba aniga hada ilatahay waxaan kabadalno iska daaye inta aan naqaano inay naga lumto saa dadkeeni aaba ku indho adeg inay luuqadaha kale ku hadlaan instead of thee own language marka intiii doroto inay afgaaledka kuhadlaa waa too intii rabaan inay afkoda hooyo kuhadlaan waba kasii fican

 

Ameenah bal weydii waxa laga wado ereygaas anba waa is weydiyay midas mid lamid ahe DHAQAN??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this