Sign in to follow this  
Paragon

Abu Mansur oo la kulmay Sheekh Shariif

Recommended Posts

Paragon   

Abu Mansur oo la kulmay Sheekh Shariif

9 Feb 9, 2009 - 6:56:40 AM

 

 

 

Madaxweynaha Somalia Sh. Sharif Sh. Axmed iyo Afhayeenka Al-shabaab Sh. Mukhtaar Roobow [Abu-Mansor] ayaa kulan qarsoodi ah ku yeeshay Villa Somalia, kaasoo ay kaga hadleen amaanka dalka iyo khilaafaadyada u dhexeeya.

 

Sarkaal ka tirsan xukuumada Sh. Shariif ayaa u xaqiijiyay GO in kulanka Abu-Masor iyo Sh. Shariif uu ahaa mid ay albaabadu u xiranaayeen, isla markaana aysan jirin cid ku wehlisay halkii ay ku wadahadleen.

 

"Abu-Mansor waxaa lagu keenay madaxtoyada gaari uu leeyahay Xil. Max'ed Ibraahim Xaabsade, waxaana ka shaqeeyay inay kulmaan Xaabsade" ayuu yiri mas'uulkan oo sharaxayay sida ay ku suurogashay in Abu-Mansur uu tago Villa Somalia.

 

Sheekh Abu-Mansor oo wata gaadiid dagaal ayaa soo gaaray Muqdisho maalin kadib markii Sheekh Shariif uu kasoo dagay garoonka Adan Adde, una sheegay saxaafada inuu u yimid sidii uu kooxaha diidan loogu yeeri lahaa wadahadal.

 

Ilo wareedyo kale oo ayaan kasoo xiganay in labada mas'ul ay kulamo kale ku yeelan doonaan Villa Somalia, iyadoo wararku ay tibaaxayaan in labada ay si weyn isugu soo dhawaadeen, marka loo eego khilaafyada u dhexeeyay.

 

Afhayeenka Al-shabaab ayaa horay ugu tilmaamay shirkii Jabuuti oo Shariifka Madaxweyne loogu doortay inuu yahay mid aan xarakadooda quseyn, isla markaana ay sii wadayaan dagaalada.

 

Sheekh Nuur Baaruud [Gurxan] oo ah Afhayeenka culumada musaalaxada ayaa ka sheegay Muqdisho in kooxaha ku baaqay dagaalada ay ka digtoonadaan talaabadaas, una badalaan mid nabadeed.

 

"Cidii dagaal ku baaqda ha ogaato dhibaatada ugu horeysa iyada ayay taabanaysaa, balse ruuxii doonaya mansab ama darajo ha furto xisbi Islaami ah, hana taageero Sheekh Shariif" ayuu yiri Sh. Baaruud.

 

Sheekh Shariif ayaa tan iyo markii uu Muqdisho tagay wada dadaalo nabadeed oo uu ku doonayo inuu kusoo jiito kooxaha mucaaradsan xukuumadiisa, isagoo taageero ka haystaan shacabka.

 

GAROWE ONLINE, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Madax ka tirsan Xoogagga Islaamiyiinta oo kulan la qaatay Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif

Posted to the Web Feb 09, 10:34

 

 

Muqdisho:-Warar hoose oo naga soo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in madax weynaha DFKM Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu la yeeshay kulamo Saraakiil ka tirsan xoogagga Islaamiyiinta ee sida ba,an uga soo horjeeda dowladiisa.

 

Shirkaan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Saraakiisha uu madaxweynaha la leeyahay kulan ka ayaa waxaa ku jira madax ka tirsan ururka Al-shabaab iyo Xisbi Islaami.

 

 

Kulankaan ayaa ilaa hadda la aqoon wax yaabihii ka soo baxay waxaan dadwey naha Muqdisho ay aad u hadal hayaan wixii ka soo bixi kara walow aan weli si rasmi ah loo shaacin kulamadaan soconaya.

 

Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlayaa sidii loo xoojin lahaa amaanka magaalada Muqdisho iyo in si wadajir ah amaanka magaalada loo adkeeyo warar la isla dhexmarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulankii ka dhacay Villa Soomaaliya ay ka qayb galeen Madax ka tirsan Al-shabaab iyo Xisbi Islaami waxaan dadku aad u hadal hayaa in Sheikh Hassan Turki iyo Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ay ka mid ahaayeen raggii la kulmay madaxweynaha DFKM Sheikh Shariif walow aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay Madaxda Al-shabaab iyo Xisbi Islaami oo ku saabsan wax ka jira kulan kan.

 

A/Cawaale

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

InshaAllah Thierry. Good news indeed. Now all that is left to bring the al-shabaab on board. Once again, I am very interested in sompolitics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oz   

^^Paragon,

 

Do you have a place in this newly youngish government?

 

I think if he names one of the El-Shabaabs comrades as the next PM or gives them some ministerial positions, things should sail smoothly.

 

PS: I hope this guy accomplishes his goals and those of the Somali people.

 

Insha-allah peace and success will be achieved in Somalia for once.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Faarax-Brawn:

^You really do have inside info haye?

Nope, but that meeting did not take place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Aw-Dhubad:

^Juje, so many websites are reporting this news....I guess your sources let you down on this lol

Ok, lets see how it turns out

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Ms DD:

June

What is deal here walaal? Why didnt it take place?

My dear July it was never on the cards. Mansoor &co. are not inclined to talk. However they will be depleted one way or the other.

The influence of AK47 in Somali politics will soon come to extinct, Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this