Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed Puntland is the mother of Somalia

Recommended Posts

Sh. Shariif oo u hambalyey PL

1 Aug 1, 2009 - 11:47:04 AM

 

 

Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid

Xaflad caawa ka dhaceysa Madaxtooyada dowlada Puntland taasoo ay kasoo qayb galeen dad gaaraya 700 qof ayaa waxaa khadka taleefanka kaga soo hadley Madaxweynaha DFKMG ah Shekh Shariif iyo Ra'isal wasaraha Somalia Cumar Cabdirashiid.

 

Xafladan ayaa dhacdey kadib markii maanta oo ku begneyd 1 August,2009 degaanada maamul goboleedka Puntland laga xusey sanadguradii 11aad ee markii dhidabada loo aasey MGPL.

 

Madaxweynaha Somalia oo ku sugan wadanka Kenya ayaa yiri '' Walaheena Puntland wax badan ayaa qabsateen Hambalyo ayaan idin leenahay dowlada Somalia-yana waxey bilaabeysaa qorsheeda ku aadan arimahaas."

 

Sheekh Shariif ayaa isaga oo hadlkiisa sii wata yiri "Puntland waa hooyadii Somalia waana ka warqabnaa waxa ay shacabkedu u sameeyen walalahood kale ee Somalia".

 

Ra'isal wasaraha Somalia oo isaguna ku sugan wadanka Kenya ayaa sheegey inuu doonayey in xafladaan kasoo qayb galaan taasoo damaasheedka shacabka Puntland ilaa caawa u taagan yihiin.

 

Mr.Rashiid ayaa ku booriyey in shacabka Puntland adkeystaan amaankooda isaga oo tilmaamey in ay nasiib daro tahay iney jiraan dad diidan in amaan lagu soo dabaalo Somalia, waa sida uu hadlka u yiri.

 

Dhinaca kale waxaa isla caawa 1 August islaxafladaas kasoo hadley labo mudane oo katirsan Barlamanka Somalia kuwaasoo kala ahaa Ismaciil Hure Bubaa & Cali Baashi Xaji Maxamuud, wexeyna shaaca ka qaadeen iney kusoo wajahan yihiin Puntland.

 

Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacey magaalooyinkeeda munaasabad balaaran tasoo soo jeedatey indhaha shacabka Somaliyeed oo dagaladu aafeeyeen mudada 20 sano.

 

Daawo sawirada xuska sandugaradii 11aad ee Puntland

 

Sawirada iyo warbixinta xafladaan ayaan idiin soo gudbin doonaa.

 

Radio Garowe,Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now will you stop putting down the President?

Good advice for our brother Duke. We have to help the President and the PM in the difficult task of restoring the nation's honor and dignity, at least with our kind words and du'a.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It depends on his performance , today he spoke well but he has to do more than just speak. Midnimo Qaran crap has to stop once and for all. It's a great day for the Duke.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

DELLUSIONAL.......

 

looooooooooooooooooo oool.

 

Since when did puntland become the mother of Somalia it was created 9 years ago. if it Somalia must be one pathetic country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ JB, you didn't get what DUKE meant by dat, maalmahan he talks with codes, but that wasn't what he meant :D

 

 

stay with the Hmmmmmmmmm

Share this post


Link to post
Share on other sites

The importance of that statement can not be underestimated , Sharif has realized the states singular pittance to his own fate. This is the important step and our Faroole is hammering this point home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this