Sign in to follow this  
General Duke

Somali girl becomes the first to get new passport

Recommended Posts

Gabar Soomaaliyeed oo nasiib u yeelatay inay noqoto qofkii ugu horeeyey ee Baasaboorka Cusub qaata

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Nairobi 08/02/07

 

Rania Maxamed Cali oo noqotay qofkii ugu horeeyey ee Basaboor Somalia qaata No 001

Waxaa xaflad aad ubalaaran lagu qabtay safaarada dawlada Federaalka Somaaliya ee Magaalada Nairobi iyadoo aay Xafladaan ay kasoo qayb galeen Madax iyo Masuulyiin kala duwan ayna kamid ahaaayeen wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha Dibada Md. Xasan Axmed Jaamac (Daafeedoow), Md. C/raxmaan Nuur Maxamed Dinaaari sii hayaha safaarada soomaalida ay ku leedahay dalka Kenya Ambassador Maxamed Cali Nuur Ameerika iyo Madax kale.

 

Xafladaan ayaaa waxa ay ahayd xaflad qaran oo lagu Maamusayey Maalin tii uhoraysay ee Muwaaadin Somaaliyeed lasiiyo Basaborka ay Dawlada Federaalka Somaaliya soo saartay kaasoo loogu talagay in Shacabka Somaaliyeed ku dhofaan, Xafladaan ayaaa waxaa aayado quraan ah ku furay Afhayeenka Dawlada mudane dinaari isagoon Makarafoonka kusoo dhaweeyey Ambassador Maxamed Cali Ameerika isagoo Mudanuhu sheegay in Ay dawlada Somaaliya Farxad utahay in ay Dadka Somaaliyeed Basabor nocaan ah ay helaan.

 

95 Qafoon oo ah Muwaaadiniin Somaali ah ayaa maanta Qaatay Basaboorada iyagoo sifarxad leh loo gudoon siiyey Qofkii ugu horeeyey ee nasiib uyeeshay in uu qaato Basaborkaan ayaaa waxa ay noqotay Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Rania Maxamed Cali waxayna sheegatay in Dareenkeedu aad ukacsan yahay ayna ku faraxsan tahay qadashada Basaborkaan Cusub oo ay nasiibka u yeelatay inay noqoto lambarka Koowaad.

 

Basaboorkan ayaa ah baasabor casri ah oo Aduunka dalal yar ay is ticmalaaan iyadoona ay isticmalaan ilaa iyo 40 Dal Somaaliyana lagama filayn in ay Basaborkaan hesho Balse dadaal Dawladu Gashay ay Shacabka Somaaliyeed Nasiib uheleen in ay helaan Basaboorkaan Qaaliga ah oo aan la been abuuri Karin iyagoo galay Booska 41aad dalalaka qaatay, waxaa lafilayaa sanadka 2015 in guud ahaaan Basaboorkaan Casriga ah Aduunka kale ka dhaqan galo.

 

Basaborkii hore ee Somaaliya ayaa ku eg sanadka bisha 8-da May 2007 oo ay hada wax yari naga xigaan, safaarada Somaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa maalin nimadii shalay ahayd waxa ay Basaborkaan uqaybisay Safaarado Badan oo ku yaala Magaalada Nairobi iyadoo Wasiir kuxigeenkana uu sheegay in ay socdaan in la dhigayo dalal badan oo dunida ka tirsan Airobooradooda.

 

Waxaa lagu tilmaami karaa Dhaqangalka Basaborkan cusub hawl qaran oo ay dawlada Federaaalka Somaaliya ku kacday oo ay shacabka Somaaliyeed sugayeen mudo badan in dowladda ay samayso horumar maadaama la joojiyey isticmaalka baasaboorka soomaaliga oo qof walbaa qaadan karo.

 

Jamaal Maxamed Shuuriye

Kenya-Nairobi

 

Mohamed Abdulle Hassan Siidi

Kenya-Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Dinari with faashad in his hand is alive and kicking. What happened to his face on the second pic?

 

Quruxleey Raaniya is helping TFG's bad image. Not bad strategy. Can I order it online or at the nearest Hawala or ebay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Jimcaale:

What happened to his face on the second pic?

Obviously, he got a wound from the accident he was recently involved. This is how he looked like before the accident:

 

dinari.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Indeed great news , first time i seen face i recongize in the TFG ........

 

 

Duke , when will this passport be effective ????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rania, she doesnt have even authentic somali name!

Indeed, thats no where near a Somali name, and in her looks there is no clear distinct Somali feature present perhaps only the color, she is more of Omani than Somali...

 

Is this the first sign of a Somali Passport given to outsider before even the real Somalis... Business as ussual

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Come on people the girl has a quite a different name, how many Eropes, Starlin, Barlin have we come across?

 

Taliban, there is nothing wrong with Diinaari, he had a car accdident in the lower Shabbele, and seems to be well enough to attend that meeting.

 

Bambo The passport will be made universal by the middle of the year when the old one expires...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Come on people the girl has a quite a different name, how many Eropes, Starlin, Barlin have we come across?

 

Taliban, there is nothing wrong with Diinaari, he had a car accdident in the lower Shabbele, and seems to be well enough to attend that meeting.

 

Bambo The passport will be made universal by the middle of the year when the old one expires...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bokero   

Tukaale

 

are you kidding me? or you as small minded as you come across? somali nationals come in different color and creed... and who cares about their name? i dont and you shouldnt.. cos its none of ur business,,,

 

this shows a glimse of the intolerance that is endemic in our society,,, i dont care whether someone is John steve, or liban as far as they are Somali national and prepared to pay taxes and build a peaceful nation... how many here have western passports names like abdi!!! grow up people..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this