Sign in to follow this  
RedSea

Ambassador Fagadhe to be buried Saturday in Somaliland.

Recommended Posts

RedSea   

Maalinta Sabtida Oo Marxuun Fagadhe Lagu Aasi Doono Hargaysa

 

Written by Qarannews

Dec 30, 2009 at 06:24 AM

Hargaysa,(Qarannews)-Waxa maalinta sabtida la keenayaa caasimada Somaliland maydkii Ilahay ha u naxariistee marxuun Maxamuud Nuur Saalax Fagadhe oo ahaa wakiilkii Somaliland u fadhiyay dalka Faransiiska.

 

Aaska marxuunka maalinta sabtida ka dhici doona caasimada Somaliland ayaa waxa soo qaadista maydka marxuunka ayaa waxa uu maanta madaxweynahu uu u magacaabay gudi qabn qaabo oo ka kooban shan xubnood gudidaasi oo uu gudoomin doono wasiirka deegaanka mudane Maxamed Dirir Xagar.

 

Waxa kale oo gudidan ka mid ah wasiirka qorshaynta qaranka mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare} gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada mudane Baashe Maxamed Faarax, wasiir ku xigeenka arimaha dibada mudane Axmed Ismail iyo wasiirku xigeenka mudane Axmed Xaashi.

 

Soo qaadista maydka marxuunka oo si aad ah loogu diyaar garoobay, ayaa ilaa maalintii uu marxuunku geeriyooday xukumada Somaliland waxa ay si aan kala joogsi ahayn ugu hawlanayd sidii ay maydka marxuunka u soo qaadi lahaayeen , taasina waanu ku guulaysanay sidaasi waxa maanta saxaafda u sheegay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada mudane Axmed Ismail.

Dhanka kalena waxa jira warar been abuur ah iyo buun buunin oo ay saxaafada qaarkeed ka qoraysay halka lagu aasi doono marxuunka oo ay xukumada Somaliland beenisay in ayna marnaba maydka marxuunka ku doorsanynin in la soo qaado maydka oo lagu aaso dal kale oo aan ahayn dalka Somaliland.

 

 

 

 

Qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Dhanka kalena waxa jira warar been abuur ah iyo buun buunin oo ay saxaafada qaarkeed ka qoraysay halka lagu aasi doono marxuunka oo ay xukumada Somaliland beenisay in ayna marnaba maydka marxuunka ku doorsanynin in la soo qaado maydka oo lagu aaso dal kale oo aan ahayn dalka Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Axsaabta Mucaaradka ah ee UCID iyo KULMIYE, ayaa ka jawaabay aragtidooda ku saabsan warar sheegaya in Xukuumaddu diiday in Hargeysa lagu aaso maydka Danjirihii Somaliland u joogay dalka Faransiiska oo maalmo ka hor ku geeriyooday Paris.

 

“Waa nasiib-daro iyo khalad labaad in qoyska (Fagadhe) oo aan wax loo qaban la hoosaasiyo”

 

read along

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

LOOOL "xukumaddu diiday in Hargeysa lagu aaso". Fagadhe Allaa yaa raxma was one of our best Somaliland patriots, he will be buried in his capital city this Saturday Insha Allah. Somaliland.org is trying to mislead people once again. What a big surprise that is!

Share this post


Link to post
Share on other sites

You would not be singing the tune if you were privy as to why the furore came to the surface, and why he was sneakingly sacked while still in hospital, tho' he was never briefed as to that effect.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Where you getting your news from, Somaliland.org or perhaps widhwidhonline. Those are calacal central. So I wouldnt be so relient on them.

 

The real news is the one I posted above and has been confirmed. Fagadhe AUN burial location was never in doubt, he is being brought home and buried Insha Allah. End of discussion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Maalinta sabtiga ee marxuun Fagadhe aas qaran lagu aasi doono magaalada Hargeysa.

 

 

Warkii 30-Dec-2009 iyo Qormadii: NEWS

Maalinta sabtida inagu soo aadan ayaa la keenayaa magaalada Hargeysa maydkii Ilahay ha u naxariistee marxuun Maxamuud Nuur Saalax Fagadhe oo dhowaan ku geeriyooday dalka Faransiiska,halkaasoo ahaa wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Paris.

 

 

Gudi loo magacaabay ee aaska qaranka ee uu magacaabay madaxweyne Rayaale ayaa waxa loo magacaabay wasiirka deegaanka mudane Maxamed Dirir Xagar inuu hogaamiyo aaska marxuun Fagadhe,sidoo kale gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada mudane Baashe Maxamed Faarax, wasiirka qorshaynta qaranka mudane Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare), , wasiir ku xigeenka arimaha dibada mudane Axmed Ismail iyo wasiirku xigeenka mudane Axmed Xaashi. iyadoo loo diyaariyey dhamaan waxyaabaha muhiimka ah ee fududayn kara aaska.

 

Afnugaal News Desk.

 

Contact::info@afnugaal.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

i recognised Somaliland.orgy is kinda anti government and somaliland it should be renamed antisomaliland.orgy,what a absurd site.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^That site is useless junk. They should talk more about Kulmiye policies and how they differ from Udubs'. Their message seems to be undermining the whole establishment by misleading people with daily lies.I oppose ruling party myself and think they are incompetent bunch, but I can only go so far. The very fabric and policies of Somaliland are non negotiable and irreversible.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Mr. Red Sea:

^That site is useless junk. They should talk more about Kulmiye policies and how they differ from Udubs'. Their message seems to be undermining the whole establishment by misleading people with daily lies.I oppose ruling party myself and think they are incompetent bunch, but I can only go so far. The very fabric and policies of Somaliland are non negotiable and irreversible.

Sxb i really don't mind that much if they post things trying to criticise the current somaliland government policies but not the whole somaliland itself, but what they don't realise this time is they crossed the boundaries by trying to damage the whole somaliland's image in the process of trying to make the ruling party look bad.

 

I also noticed somaliland.orgy clannish ways and cugdad ridden ways, it reports unreliable things about other somaliland clans and trying to instigate unnecessary hatred and conflict between the peace loving people of somaliland. somaliland.orgy site has no shame nor boundaries, they think by producing propagenda it will get them anywhere they are just making themselfs look like clowns with Cugdad & Envy as high as the eiffel tower - that they would even go as far as making propagenda and trying to score cheap points about a Dead hero Fagadhe AUN's burial, once again unacceptable behaviour by the Siilaanyo website worshipping lunatics. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this