Sign in to follow this  
Abwaan

Soomaaliya waa u dhammaatay niman noocaan oo kale ah baa u taliya!

Recommended Posts

Abwaan   

http://somalitalkradio.com/cod/yusuf_20112007.m3u

 

 

I tried intaan C/llaahi Yuusuf u garaabo oo aan inta indhaha isku qabto bal jaanis siiyo inaan dhegeyso haddii khudbadiisu wac macne ah samaynayso. Waa ayaandarro wuxuu ka hadlayo inaysan wax macne ah samaynayn.

 

 

loool..........Barafasoore........xawaaladaha iska dhacsha.......Dugsiyada quraanka xira......wadaaddada afgembiya........kii caasha dheeraa oo inkaar qabaha ahaa oo Maraykanka ahaa magaciisu muhuu ahaa?

 

lol...hay'adaha gargaarka I agree with him inay dalka dhibaatadiisa qayb weyn ka yihiin balse sida uu uga hadlay nuxur maleh.

 

 

loool...waxaan soo xasuustay sheeko uu hadda ka hor iiga sheekeeyey nin masiuul ahaa oo dowladdii hore ee milateriga ahayd la soo shaqeeyey oo yiri nin wakaalad uu ka shaqayn jirey Maareeye Guud ka ahaa maaalin isaga oo xafiiskiisa jooga loo sheegay in nin Injineer ahaa oo ajnabi ahaa lana shaqayn jirey uu bannaanka xafiiskiisa u joogo. Markaas ayuu inta ninkii aqoon waayey magaca ninkan la shaqeeya ee ajnebiga ahaa oo dhibayey, kalana garan waayey dhowr shaqaalaha ka mid ah oo ajnebi ahaa oo magacyadoodu inuu bartaa dhib ku noqdeen oo xasuusanba waayey.

 

Ka dib ayuu yiri u yeera oo soo geliya oo inta korka ka arkay yiri "War Ilka-weyne maad dhahdaan" oo magacaas buuba isagu ula baxay maadaama magaciisii dhib ku noqday.

 

Hadda Mr Yuusuf masuul dhan buu ula baxay kii caasha dheeree...Hoggaankii Soomaaliyaba wuxuu ka dhigay nin reer Mudug ah oo biibito ilaashanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

I guess the old man is not in good terms with the donors - someone should have told him that this is not how to deal with the hand that feeds you.

Nevertheless this clearly shows what he is made of , arrogant , ignorant and incapable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qashin waaye, qashin iska hadlo. Akhlaaq odeynimo, mid aqiyaarnimo iyo xushmo Soomaaliyeed midba kuma harin.

 

Afkiisa markuu furaba qashin ayaa kasoo yeero. Ma geed hoostiis odeyaal qabyaaladeed la shiraayo muu mooday meesha. Shuud.

 

Fiiriya yaaqeey wuxuu ku hadlaayo, waxaan ayaa hoggaamin sheeganaayo iyo xil Soomaaliyeed, muxuu labadaas jagaba ceebeeye:

 

Nairobi markii aan tegey, oo aan u tegey baaritaan caafimaad (check-up) iyagoo [WFP officials] guuraaya ayey iigu yimaadeen hoteelkii aan deganaa, waa isla kuwii oo la soo badiyey.. Ninkii ayaa horkacaya, qaar kale ayey ku soo darsadeen, safiiro kale ayey ku soo darsadeen oo dalalka Yurub ka socda. Meeshii ay ka bilaabeen. Isbaarooyin ayaa wadoonkiya yaal, Afgooye wax ma geyn karno, Marka wax ma geyn karno, meel kale ama wado kale ka hadli maayaan, Afgooye iyo Marka, wadada Baydhabo iyo Xamar... Wallaahi meel kale oo Soomaaliya ka mid ah in aysan igala hadlin... Malaha intaas uun bay rabaan in ay wax geeyaan ee Soomaaliya inteeda kale waxba ma geeyaan... sow sidaas macnuhu noqon maayo.

 

Anigu tartiib ayaan ula hadlay, oo waxaan ku iri: Miyaad wax kale igala hadleysaan Raashinka WFP ma ahane.. waa la aamusay.. Haddii aydinaan wax kale igala hadlayn, wax dan ah oo aad Soomaaliya u haysaan ma jirto'e raashinkaas marka aad keeneysaan danta aad ka leedihiin waa ogahay.. Wallaahi in aan Soomaaliyi cunin raashinka aad keentaan, oo masaakiinta aad sheegeysaan loo geyn, ee NGO-yada meesha aad higateen iyo idinka laftiina, WFP lafteeda iyo kuwa xafiisyadiina jooga oo Soomaalida ah oo aad dhigateen magaalooyinka Soomaaliya...

 

Iyagaa ka gardaran ninkaan mar hore ku dhuftay, damiir bini'aadenimo xataa aanan ku harin inay moodeen nin Soomaali xil u haayo, oo macquul ah. Suu lablabanimada ugu hadlaayo igu daran. Wax ka qasan maba jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Abwan, MMA, thanks for doing the dirty work by listening and summarizing the vomit barfed by Cabdul-Zenawi. Listening to that faggot speak is like nails on a chalkboard. Doqon oo microphone loo dhiibay maxaa ka filee ? This is the man they call a 'leader'.

 

Did hear all of them clap?Inailayhi wa inalilahirajicun!

GJ, These are the humanoids that now claim to be our 'leaders'. I mean, think about that for a quick sec. These are the stinkin' so-called xilibaano(MPs) who sycophantly clap for a Xabashi stooge who says the following with a straight face: "xawaaladaha iska dhacsha.......Dugsiyada quraanka xira......wadaaddada afgembiya"

 

Kuwaan maa khayr laga rajeynaa ? Forget khayr, hal nin ama naag oo wax yar caqli iyo diin ku jirto meesha ma joogo. Waa dhabo-dhilif'yaal, calool-u-shaqeystayaal, tuugo, and dad-qalato isa soo aroorsaday. And then have the nerve to call themselves the duly elected representatives of the Somali peoples.

 

Inaalilaah wa Inaa Ilayhi raajicoon is the correct sentiment indeed.

 

Meeshii ay ka bilaabeen. Isbaarooyin ayaa wadoonkiya yaal, Afgooye wax ma geyn karno, Marka wax ma geyn karno, meel kale ama wado kale ka hadli maayaan, Afgooye iyo Marka, wadada Baydhabo iyo Xamar... Wallaahi meel kale oo Soomaaliya ka mid ah in aysan igala hadlin...
Malaha intaas uun bay rabaan in ay wax geeyaan ee Soomaaliya inteeda kale waxba ma geeyaan... sow sidaas macnuhu noqon maayo

^^ :D Haa, Cabdullahi amxaar, waa sidaas, adeer. You'll be given cause to croak out soon enough inshallah. That way you don't have to worry your mind with feeding, clothing, and sheltering the 1 million(and more) IDPs you displaced in the first place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mma what ever was said about you, some of us believed that you still had some decency left in you but apparently not. you make all that fuss about a clans name but not about some one here calling a respected person in somalia a faggot? do your self a favor and and resign from your position as a moderator here, your bias is intolerably obvious!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

LOOOOOOL@ respected person.

 

Naxar, that just hit my funny bone, sxb. Shmuu(Shmii ?) Cabdullahi Amxaar respected noqday ? His inherent dhulinimo will stay with him forever. A ranking member of the ignominious club with guys like Bendict Arnold, Vidkun Quisling, and Philippe Pétain.

 

Is-geeji, abti. There's much more to come.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kashafa, you have nothing to add to the Somali politic if you claim that all the people involved are blah blah... so either do something about it by going there or

stop bad mouthing members of the Somali government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Yes faggot is uncalled for and I agree such words shouldn't be used by the grown up. By do you cry when "respected" Somalis such as Sheikh Shariff are called "looters, moryaans and terrorists"? What about when you claimed that the inhabitants an entire city(MOQ) should be sent to the countryside for "DhaqanCelis"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this