Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Militia Hijacking Ships

Recommended Posts

Dablaydii dhowaan afduubatay Markab laga leeyahay wadanka Ruushka xeebaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanka Eyl ee gobolka Nugaaal ayaa iyaga oo taleefoon kula soo xidhiidhay Radio Garoowe,waxay sheegeen inay yihiin ciidan ka tirsan ciidamada bada ee Puntland.

 

Dhinaca kale Wasiirka Kalumeysiga DGPL ayaa sheegay in shirkadaha iska leh maraakiibta la qafaasho ay dhiiri galinayaan Burcad badeedka madaama toos ula xaajoodaan kooxaha wax afduuba.

 

Nin u hadlay nimanka qafaashay markabka ayaa idaacada Garoowe u sheegay in markabka oo alaab xamuul ah boosaaso ku dejiyey,uu hadana sidao 70,000 oo tan iyo Kaluun kale.

 

Markabkan ayaa waxa saaran kabtan u dhashay UK,farsamo yaqaan Irish ah,iyo 4 nin oo shaqaale ruush ah.

 

Waxaa sidoo kale meel aan sidaa uga fogayn markabkan isna lagu haystaa mid kale oo isna dhowaan la afduubtay oo laga leeyahay wadanka Cumaan.

 

 

 

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

iyaga oo taleefoon kula soo xidhiidhay Radio Garoowe,waxay sheegeen inay yihiin ciidan ka tirsan ciidamada bada ee Puntland.

Very intersting given that the puntland forces were nationalised and have been revered as the TFG national Army. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Lets see all of your president Riyaales assests and President Cades. Riyaale own homes abroad and within your enclave, that's why he extended the elections, life is too good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

What's with constant Bugland appellation?

They can't admit there are other places in Somalia that is peaceful and organized. So since they can't use the tribal name that their highest gov't officials use they got to say Bugland lol. They also love flooding the site with negative news from Puntland and absolute nonsense from their tribal land. Such as, "Somaliland Airforce", I truly believe this is a cult now. They majority of their capital doesn't even have paved roads and they send us an article about an airforce?? Is this the talk of a mentally stable gov't?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by somalipride:

quote:What's with constant Bugland appellation?

So since they can't use the tribal name that their highest gov't officials use they got to say Bugland lol.
Or the "SNM GANG"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this