Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Today is the Day ---- Beginning of the Voters Registration

Recommended Posts

It is the first of its kind in a Somali territory that the voters are registered.

 

It is the big day ,,, a really BIG DAY and it will start in Sahil region.

 

All the teams are set to give a go and all the security related issues are held tight.

 

 

Follow this thread for updates ............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saaxil (HWN):- Gobolka Saaxil ayaa lagu wadaa inay maalinta Beri oo ah Salaasa si rasmiya uga bilaabmi doonto Diiwaangelinta codbixiyayaasha, iyada oo ay gaadheen Galabta in ka badan 90 kooxood oo ka hawlgeli doona goobaha ay diwaangelintu ka dhacayso Magaalada Berbera.

 

Kooxahan ka hawlgeli doona goobaha diwaangelinta cod-bixiyayasha ka dhacayso ayaa ka hawlgeli doona goobihii ay hore uga dhacday doorashoyinkii hore, kuwaas oo dhamaa 90 Gobood.

 

Hawlwadeenadan ayaa koox waliba ay dhan tahay 8 xubnood oo ka kala socda 2- xubnood oo ka kala socday komiishanka doorashooyinka, 3 xubnood oo ka kala socda sadexda Xisbi Qaran, 2 Xubnood oo ka socda Wasaaraa Arrimaha Gudaha, 1 xubin ka socota Maxkamada Rafcaanka, iyada oo ay koox waliba ay la raaciyey qalabkii Electroniga ahaa ee diwaangelinta lagu sameynayey iyo Ciidan Boolis ah.

 

Komiishanka doorashooyinka ayaa shaaciyey maanta inay Gobolka Saaxil oo ah gobolkii ugu horeeyey ee ay diwaangelinta Codbixiyayaashu ka bilaabmaysay ay gaadheen 90 kooxood oo ka hawlgeli doona diwaangelinta codbixiyayaasha, iyaga oo intaa ku daray inay ka daba dirayaan 20 kooxood oo kayd ah.

 

Si astaba ha ahaate, Kooxahan ka hawlgelaya Gobolka Saaxil waxa la diray maanta, kadib markii ay dhammaysteen tababarro ku saabsan hawsha ay qabanayaan oo maalmihii la soo dhaafey uga socdey magaalada Hargeysa, iyada oo qofkasta oo kooxda ka mid ah loo tababaray hawsha uu u qabanayo hay’adda uu ka socdo ee uu wakiilka ka yahay.

 

Gobolka Saaxil ayaa waxa Ilaa maanta ilaa shalay ku sii qul-qulayey dadkii deegaankaas ka soo jeeday, isla markaana laga dareemayey saxmad iyo dadweyne aad u tira badan oo magaaladii cidlada ahayd buux-dhaafiyey, sida uu ku soo waramayo Weriyaha Gobolkaasi ee Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com, kadib markii ay hore dadku uga xaggaa baxeen si ay isaga diwaangeliyaan deegaankooda

 

Diiwaangelinta codbixiyayaasha ayaa loogu talagalay inay Gobol kasta a ay ka socoto muddo 5 cisho ah oo lagu dhamaystiro, halka 15 maalmood oo kale-na loo qorsheeyey in hawlwadeennada qaar ay sii joogaan goobaha si ay u diiwaangeliyaan wixii hadha.

 

Gobolkan Saaxil waxa ku xiga waa Gobolka Awdal, isaga oo sida ay komiishanku na xaqiijiyeen in shanta cisho ee diwaangelintu ka socotao Gobolka Saaxil, in tababar loo bilaabi doono hawlwadeena ka hawlgeli doona Gobolkaasi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very excited that the registration has started on time. Hopefully everything will be smooth.

 

Here is a video about how Berbera's registration started.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jaceylbaro, Do citizens of Somaliland own social security numbers? How do they keep in record who registered and who didn’t register? I guess I am asking how do they ensure that fraudulent voter registration doesn't occur?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Qaxootiga Somalida ilaahay ha ugargaaro, wadankoodi haday sidaa kuyihiin, you can imagine what happens to them when they get to Yemen or cross the border to kenya.

 

Garyaqaan sxb long time, ma nooldayna? xagee kudhuntay.

 

Congrats for my peepz in North for doing it again, the 'democratic' process to elect President.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ my ugaas waan joogay nin yahoow kismaayo baan mashquul ku ahaa. Xaafadii biifka ayaan hada joogaa. mardhow baa soo baxayaa insha alaah. how are things with you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xisbiyada UDUB,KULMIYE & UCID Oo Ku Loolamaaya Sool, Iyo Kamooshinka Doorashooyinka Oo Isha Ku Haya

 

Laascanood,(Qarannews)-Waxaa ka socda magaalada Laascaanood iyo qaybaha kale gobolkaba olole balaadhan oo saddexda xisbi qaran ay ka wadaan guud ahaan gobolka.

 

Waxaa dhawaan laga furay magaalada Laascaanood saddex xafiis oo ay kala leeyihiin saddexda xisbi, waxaa kale oo jira xafiisyo hoosaadyo laga furay tuulooyinka ku hareeraysan magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascanood,waxaad ku arkeysaa gudaha Laascaanood calaamada xisbiya oo sudhan meherado iyo xaafado kala taageersan xisbiyada waxaad kale oo aad ku arkeysaa sida ay ula jaan qaadeen shacabka Laascaanood ka qayb galka doorashooyinka, gaadiid badan iyo shaqaale badan ayaa shaqooyin ka helay ololaha dhinacyada kala duwan ay ka wadaan gobolka.

 

Waxaa kale oo iyana socda mashaariic wacyi gelin ah oo ay wadaan hayadaha doorashooyinka ee Somaliland,mashaaricdaas oo siyaabo kala duwan loogu gudbinayo shacabka degmooyinka iyo tuulooyinkaba,waxyaalaha dadka lagu wacyi gelinaya ayaa waxaa ka mid ahaa sida la isu diiwaan gelinayo iyo sida loo codaynayo.

 

Dhinaca dawlada ayaa mashaariic badan ku bixisey sidii shacabka Sool ay uga qayb geli lahaayeen Doorashada Soo socota madama aysan horey wax codayn ah uga dhicin Laascaanood iyo nawaaxigeeda taasi dadka loo sheego in ay xisbiyada qaranka kala taageeraan, iyada oo xisbi kastaaba hada olole baladhan ka wado gobolka .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

I've just came back from Borama. Awdal is ready for the registration this week.

 

let's see .....

Been iyo ballo adigu wad about Boorama. :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes: :mad: propaganda fow-qal propaganda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this