Sign in to follow this  
General Duke

Jedah Saudi: TFG gains support of Arab power: PICS

Recommended Posts

^^^Amazing how they rely on the tea party held in Aferwarki's house as proof of their coming "liberation".

 

Anyhow the Arabs have been a problem its good to have them on board..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seriously, what other options do the Asmara opposition groups have if the message of this report is accurate except to open talks with TFG with no string attached?

 

 

Posted on Monday, September 17, 2007 - 01:56 PM

 

Dawlada Federalka Somalia ayaa wada dadaal ay Boliska Caalamiga iyo Q/M uga dhaadhicinayso in la xanibo Socdaalada ay Dalalka Caalamka ku mari doonaan Xubnaha Tuulada Asmara ( Police-ka Caalamiga oo loo Gudbiyey magacyada Xubnaha ugu cad cad )

 

Sida uu Wargeyska Al-Sharqal –Awsad ee ka soo baxay Magaalada London ka soo xigtay IIo ku dhodhwow Ra’isul-wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Pr: Cali Maxamed Geeddi..

Waxaa ay Dawlada Federaalka wadaa in ay Eedeymo toos ku soo oogto xubnaha tuulada Asmara si loo xanibo dhaqdhaqaqooda ay ku tagayaan Dalalka Dibada ah .

 

 

Waxaa si gaar ah awooda xanibaada ama dhaqdhaqaqa lag joojin doonaan Xubno ay ka mid yihiuin Guddoomiyaha Isbahaysiga Tuulada Asmara, Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir Aweys oo Caalamka si weyn looga baadigoobayo lana rumeysanyahay in uu yahay Ninka 1-aad ee taagera Argagaxisada iyo Shariif Xasan oo isna laga qaaday xilkii Gudoomiyanimada Barlamaanka kadib markii uu gudan waayey xilkiisi.

 

Ilo Wareedka uu Wargeyska Alsharqal-awsad, helay ayaa waxaa kaloo lagu shegay in Dawlada Federaalka Somalia tallabadaasi uga Gol leedahay sidii Kooxda Tuulada Asmara looga joojin lahaa in ay galaan Safar kastaa oo u muuqda mid ay beesha Caalamka ku beerlaxawsan karaan.

 

Sarkaal ka gaabsaday in la xuso Wargeyska Asharqal-awsad u sheegay inay Dawlada Federaalka Somalia ka codsatay Beesha Caalamka sidii ay taageero uga geysan lahaayeen sidii loo qaban lahaa xubnaha Tuulada Asmara oo ay ku jiraan kuwa danbiilayaal ah oo Dalka ka soo galay iyo kuwo Caalamkana si weyn u baadigobayo.

 

Sarkaalkaas ayaa sidoo kale sheegay in la tuhunsan yahay inay Kooxdaasi galeen Dembiyo dagaal iyo xaadgudubyo ballaaran oo liddi ku ah Xuquuqda Aadanaha iyo taageeradda ay siiyaan Hawlgalladda Argagixisadda.

 

Talaabadaan ayaa hadey dhaqan gasho waxa ay tahay talaabo wiiqi kartaa hawl kastaa oo ay ku dhaqaaqi lahaayeen Kooxda Tuulada Asmara

 

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think the TFG is following the old law. "Give your enemy enough rope to hang himself", thus all this moves by this group will come to haunt them. Their constant attacks on Ethiopia, AU forces will isolate them further, this is a global world and one has to be carefull if he wnats to play, the political role.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I truly believe that this group of Asmara and those detached from them are a menace to Somalia's peace and stability and in fact there are countries behind their stern opposition to the TFG regardless of all the resolution modalities that were braught before them. They are just determined to be resistant extremists at the expense of civilians. But they will never be able to harm the government except the defenseless civilians who will bear much of the brunt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

One thing is for sure. Sh. Sharif has reacted hastily and without further ado to the pact signed under the supervision of King Abdulla. He should have insisted only that Ethiopian troops have to go home. But to question the legitimacy of TFG and the results of the Somali Reconciliation Talks is just a farce. No Islamic emotional outburst is going to help him or help Somalia.

 

The world sees that TFG was formed on a foreigner soil with the participation of more that 2500 Somalis three years ago. The world sees that main opposition the Alliance for the Liberation of Somalia has recently been conjured up abroad but with far less number of Somali participants (300-400 persons). The world sees Somalia has been the problem child of Africa for the last 17 years during which she has become homage for humanitarian disaster where anarchists use the power of gun to settle political, economic and moral conflicts the result of which millions of Somalis have been killed, maimed, starved to death or forcefully relocated from their habitats. The world sees that more than 17 conferences were financed by the international donors for Somalis to seek solutions for their political confrontations and to recreate public institutions for a federal government. The world sees that all other political conceptualizations and formulations failed Somalia except the weak TFG. The world sees that she is the only thing Somalis have at this moment and the international community is supporting her. Sh. Sharif the leader of the alliance can not see or does not want to see that King Abdulla’s endorsement of Yey and Geed’s government is a score for the TFG that will be hard for them, the opposition, to beat.

 

I say to them let us talk sense….

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by me:

Duke your taking things too lightly sxb, carabtan casiirka ayaa laga soo matajinayaa, yaga iyo diracyadooda meeshooda ha iska joogaan.

 

Nothing can safe the TFG, because its a corrupt entity, its Un-Somali and it will not survive.

You nailed it "me" - A/Y bilaashuu gacmaha la taag taagaa, walle inusan nabad ku fadhinayn Villa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its a marked change from, "he will never arrive in Mogadishu", "He ran away from Mogadishu", to "he will not stay safely". Progress indeed, next it will be "his trees will not grow in the garden"..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jiddah8.jpg

Boqorka Sacuudiga oo Ku tilmaamay Heshiiskii aay Gaareen Hoggaamiyaasha Soomaaliyeed Mid Taariikhi ah (Daawo Sawirada Munaasadda)

 

Riyaad ,Talaado , September 18 2007 SMC

 

Wargayska Alxayaat ee Dalka Sacuuudiga wuxuu cadadkiisii maantay ku qoray maqaal xiiso badan oo uga hadlayo Heshiiskii uu goobjooga ka ahaa Boqorka Sacuudiga oo ka Dhacay magaalada Jiddah aayna ka soo qaybgaleen saddexda masuul oo ugu sarreysa dalka soomaaliya ,waxaana heeshiiskaas saxiixiddiisa Goob joog ka ahaa

Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin cabdicasiis iyo ninka iska leh Dhaxalka Boqortooyada Al-amiir Suldaan Bin cabdilcasiis heshiiskaas oo dorraad ka dhacay Jiddah oo aayna qalinka ku duugeen Siyaasiyiinta iyo Hoggaamiyaasha Beelaha Soomaaliyeed oo imminka booqashada ku maraaya dalka Sacuudiga

Wafdigaas oo Tiradadiisu Gaarayso 410 qof oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya .

 

Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla wuxuu ku tilmaamay heshiiska as aay Gaareen Hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed tallabadii ugu horreysay oo wax ku oolka ahayd taa oo ah in aay dhawraan labada dhinac oo heshiiskaas gaaray iyagoo albaabada u laabaya tagtadii dhiiga badnayd oo soo martay.

 

Boqorka dalka Sacuudiga Cabdalla Bin cabdilcasiis wuxuu ku tilmaamay heshiiska aay Gaareen Hoggaamiyaasha Soomaaliyeed mid sharaf mudan oo taariikhi ah ,mid joojinaya dhiiga qubanaya isla markaana ka badbaadinaya dalka Soomaaliya Xaaladda uu ku sugan yahay .

 

Heshiiskaas waxaa saxiixay Madaxweeynaha ,Raiisulwasaaraha iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed.Waxaana Madaxweyne Cabdullahi Yusuf ka codsaday Boqor Cabdalla in Sacuudigu sii wado kaalmada uu u fidiyo dalka Soomaaliya ee ku saabsan dibuheshiisiinta isagoo xusay in loo baahan yahay in dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo hoos yimaada Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa oo ka socda Jaamicadda carabta iyo Qaaradda Afrika si aay u beddelaan ciidamada dalka Itoobiya oo imminka ku sugan dalka Soomaaliya isagoo intaa raaciyey in kaalmada deeqsinnimada leh oo sacuudigu u fidiyey dalka Soomaaliya in aay ku soo began tahay xilli munaasib ah .

 

Waxaa Madaxda Soomaaliyeed aay sheegeen in sababta loo doorty in dalka Sacuudiga dibu heshiisiinta lagu saxiixo aay tahay Sacuudiga oo Madax u ah xilligaan jaamacadda Carabta aayna ku kalsoon yihiin Madaxda Sacuudiga

 

Halka ka Akhriso Maqaalkii oo Af-Carabi ah oo faahfaahsanh

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Gothenburg/ Sweden

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cbdallka.JPG

Madaxweyne Yusuf oo amaanay kaalinta boqorka Sucuudigu uu ka qaatay dib heshiisiinta Somalida (Iyo su'aal cajiib ah oo la waydiiyay)

Last Updated::2007-09-18 17:38:59

 

Jeddah:- Madaxweynaha Somaliya Cabdulahi Yusuf

Axmed oo waraysi gaar ah siiyay wargeyka Cukaad ee ka soo baxa dalka Sucuudiga ayaa si weyn ugu amaanay boqorka dalka Sucuudiga Boqor Cabdalah Bin Cabdil Casiis, dadaalkiisa ku aadan dib u heshiisiinta Somalida.

 

Waxaa Madaxweyne Cabdulahi Yusuf uu sheegay in Boqorka Sucuudigu uu yahay hogaamiyaha carbeed ugu dananayn badan arrimaha Carabta iyo islaamka.

 

Waxaa Madaxweyne Yusuf uu Eebe ka baryay inuu ku galadayso Boqorka Sucuudiga caafimad wanaagsan oo suurta geliya inuu sii wado dadaalada uu ku taakulaynayo dalalka Carbeed.

 

Madaxweynaha Somaliya Cabdulahi Yusuf Axmed uu ku tilmaamay heshiishi lagu saxiixay Jeddah uusan Somalida oo keliya u ahayn heshiis taariikhi ah balse uu heshiish taariiki ah uu u yahay dhamaan dalalka Carbeed.

 

Waxana uu intaa ku daray inuu quud daraynayo in heshiiskani soo afjari doono dhibaatadii daba dheerayd ee ku habsatay ummada Somaliyed

 

Waxaa ugu damayntii Madaxweynaha Somaliya uu sheegay in taageerada Boqor Cabdala u fidinayo ummada Somaliyeed ay ka dhigayso shacabka Sucuudiga iyo Somaliya kuwa siweyn isugu xiran.

 

Su'aashii iigu la yaabka badanayd ee wargeysku waydiiyay Madaxweyne Yusuf waxa ay ahayd <<...Had iyo goor waxaa jira in Maxkamaduhu ay si weyn u baahinayaan in DFKS ay wado qorshe ay Somaliya diinta kaga bedelayso...?>>

 

Madaxweyne Yusuf waxaa uu kaga jawaabay inuu yiri "...waan ka xumay dhamaan dadkii ka soo qayb galay shirkii dib u heshiisiinta Somalida waxa ay hoosta ka xariiqeen in DFKMS ay masuul ka tahay xushmaynta diinta Islaamka iyo ilaalinteedaba..... sidoo kale ay DFKMS ay ka hortagto waxkasta oo keeni kara qilaafyo diinta la xiriira....isla markana lagu saleeyo manhajka waxbarashada diinta Islaamka ayna dawladu dhisi doono gudiyaal masuul ka noqon doono Fatwooyinka diiniga ah lagana dheereeyo goobaha milateriga masaajidada iyo xarumaha diinta, dalkana laga asaaso dugsiyo lagu xifdinayo quraanka kariimka iyo macaahid diini ah iy jaamacado Islaami ah..."

 

C/hi Caaqil

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Madaxweyne Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalal Carbeed u socdaalaya todobaadyada soo socda.

20. september 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa todobaadyada soo socda usocdaalaya dalal Carbeed ,sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Xaafiiska Madaxtooyada dowlada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

 

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa madaxda wadamadaasi wuxuu kala hadlayaa taageerida dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo sidii ay ugu qeybqaadan lahaayeen nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya iyo taageero dhaqaale oo ay siiyaan dowlada Soomaaliya si nabadgalyada loo soo celiyo.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsan doona sidoo kale ciidamo Carbeed oo lakeeno dalka Soomaaliya si ay ubadalaan kuwa dowlada Itoobiya ee jooga Soomaaliya ,waxaana Madaxweyne Yuusuf lafilayaa in uu wadamadaasi ka helo balanqaadyo ku wajahan soo dirida ciidamo loo soo diro gudaha dalka Soomaaliya.

 

Wadamada uu booqanayo sida lasheegay Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Masar,Yemen,Al-Jeeriya iyo dalka Urdun.

 

Madaxda dalalkaasi oo kala ah Madaxweynaha Masar Max’ed Xusni Mubaarak, Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax, Madaxweynaha Al-Jeeriya C/casiis Batulfiiqa iyo Boqor Cabdalla labaad ee wadanka Urdun ayaa Madaxweynaha Soomaaliya todobaadkan isagoo jooga Magaalada Riyadh waxa ay kula soo xiriireen khadka Telfoonka lamase sheegin wax ay ka wada hadleen.

 

Wuxuu Safarka Madaxweynuhu noqonayaa kii ugu horeeyey uu ku tago wadamo Carbeed oo intaa fara le’eg oo uu kala hadlayo sidii ay dowlada Soomaaliya iyo Shacabkeeda taageero usiin lahaayeen.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this