Sign in to follow this  
General Duke

Axmed Walad Cabdalla Cries out as his project unravels

Recommended Posts

Axmed Walad Cabdalla "Xasan Dahir wuxuu doonayaa inuu afgambiyo Dowlad sharci ah, xukunkana la wareego"

 

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla ayaa ku eedeeyay Sheekh Xasan Dahir Aweys inuu doonayo inuu afgambiyo Dowladda KMG, isagoona sheegay inuu ka mas'uul yahay weerarada iyo dagaalada lagala soo horjeedo Dowladda.

 

Isagoo Wariyeyaasha kula hadlayay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia wax yar kadib markii uu dhamaaday Shir uu Midowga Afrika kaga hadlayay xaaladihii u dambeeyay ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaalada Muqdisho.

 

"Xasan Dahir wuxuu doonayaa inuu afgambiyo Dowlad sharci ah, xukunkana la wareego, waana sababta uu Soomaaliya dib ugu soo laabtay, wuxuu abuurayaa qalalaaso"ayuu yiri Axmed Walad Cabdalla oo dagaalada Muqdisho ka socda ku tilmaamay mid la doonayo in Dowladda uu hogaamiyo Sheekh Shariif lagu afgambiyo.

 

Wakiilka Qaramada Midoobey ayaa ka digay in dagaalada Muqdisho loo rogo dagaalo beeleed, isagoona tibaaxay in hadii dagaalku noqdo beelo isku soo horjeedo ay keeneyso dhibaato tii ugu ba'aneyd iyo in Soomaaliya ay dib ugu soo laabato colaadihii dagaalada sokeeye

 

Hadalka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya ayaa ku soo aadaya, kadib dagaalo galay maalintii 6aad oo ay ka qeyb qaadanayaan Kooxaha Mucaaradka iyo Ciidamada Dowladda, iyadoona dagaaladan ay salka ku hayaan gacan ku heynta Magaalada Muqdisho oo ay Mucaaradku doonayaan inay qabsadaan.

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmedou%20Ould%20Abdallah.jpg

In the land of the blind the one eyed man is king

:D

From Addis Ababa he cries out, yet few weeks ago his report stated it was all rossy in Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Duke, I said along time ago this guy was sent to create fitna between ARS alliance. And then he signed kenya deal. But you have to rate him though,wu shaqastay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its easy because the UN is the real power in Somalia. All this talk of fitna I dont buy because these groups you talk about are criminals who used ignorant people to get to power.

 

Walid Abdaalla has failed thus far. Its his job on the line as his lies will be exposed to the UN itself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo lagu eedeeyey in uu afgambinayo Sh. Shariif

 

Hogaamiye diimeedka garhayeenka ka ah xoogaga Islaamiyiinta ee ka soo horjeeda dawlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa lagu eedeeyey in uu damacsan yahay in uu afgambiyo dawlada KMG ah ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay horey u ahaayeen xulufo xaga fikirka ka mideysnaa haatanse dabeysha siyaasadu ay kala waday.

 

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaalida Axmadu Walde Cabdalla ayaa hadal uu galabta ka jeediyey magaalada Adis Ababa wuxuu si ba’an ugu eedeeyey Sheekh Xasan Daahir in uu u tagey magaalada Muqdisho sidii waa sida hadalka uu u dhigay Mr Cabdalle uu u afgambnin lahaa xukuumada sharciga ah ee KMG ah ee Soomaaliya.

 

Mr Walad Cabdallah wuxuu sheegay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho ee ahaa dagaalada xoogan ujeedada laga lahaa ay aheyd in la afgambiyo xukuumada KMG ah oo uu ku macneeyey inay tahay maamul sharci ah oo lagu doonayo in si awood ah oo hub la adeegsanayo in lagu afgambiyo.

 

Hadalkan Axmedu Walad Cabdalah ayaa wuxuu ku soo aadayaa iyadoo maanta magaalada Adis Ababa ay shir xasaasi ah ku yeesheen wasiirada gaashaandhiga ee dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, kuwaasi oo si buuxda u shaaciyey in la taageero ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho, isla markaana lagu kordhiyo laba kun oo ciidamo dheeraad ah.

 

Farxiyo Cali Xuseen

SBC International News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Duke

Do not be crazy!

This man is replaced by Kabila from Kenya. The whole thing is continuation of Bush crusade mission. Your uncle was hired and replaced by Sharif. The whole program is to contain the Somali Islamic movement to spread and safeguard Somali neighbors.

The program not include Somali nation building, if Obama will not change that

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^My uncle did a great job as can be seen by the performance of the happless Sharif. I am not bothered adeer as for your comments then you are a pawn of the pawns of the pawns... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Duke, please refrain from plastering your uncle's name on every thread. There is an entire thread dedicated to the lion of puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

I wish you had better uncle two times he disarmed by his ehtiopian friends. dignity is the best of human nuture.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^My uncle you dont hate its his clan, and thats the issue with most. He fought Ethiopia in two major wars for Somalia.

 

Yusuf has enough supporters and the haters whole arguments have been turned to dust.

 

1 million people have fled Mogadishu. 200 covilians dead, the fake Shiekhs are bombings Mosques and killing anything that moves.

 

Sharif Ahmed is hiding behind the same african's he used to attack when he was in Asmara.

 

Give us a break Yusuf told the truth and never sold the Somali sea. Thats dignity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shariif = 5 days of bloodshed, 200 dead

 

Yusuf = 2 years of bloodshed, 16000 dead

 

Yusuf invited the Ethiopian army in. Shariif signed a peace agreement with Ethiopia to get the troops to leave.

 

Please, this is a very bad time to redeem old man Yusuf. Have some respect for the people who are dying right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

" Soomaliya hada malahn wax dowlada Soomali ah xitaa kuwa ajnabiga ah ee faro gelinta inagu haya ayaa sheegta inay yihiin hogaamiyayaal soomali ah" ayuu yiri aweys isagoo eedeynayay qaramada midoobay.

Outch, Xasan dahir hits a home run.

 

Adeer do the maths at this rate the Sharif has killed more people in his time. Assuming that the 16000 dead were the fault of one group and not the insurgents who killed even more before.

 

You ahve no leg to stand on, as for Ethiopia, AMISOM are shelling Mogadishu now

 

Dont forget the Sea to Kenya deal..Thats the legacy of Sharif.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I could care less about the Sea. Shariif will be remembered as the man who helped rid Somalia of Ethiopian troops, whereas Yusuf will be remembered as the buffoon who brought them in.

 

Give it up, everyone outside of Puntland hates your uncle's guts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You don’t care about the sea? Thus you are someone of no importance and no brains.

You uttered those words, because like many this day you have nothing to support your assumptions. “Ethiopia, Uganda, Burundi” are all Africans who played roles and continue to play roles in the country.

 

The sea is was ours until this clown gave away for a few pennies. Those who care about the sea, will reember this as the greatest treason in history. A few pennies for $ billions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this