Sign in to follow this  
Jacaylbaro

And how many times do they have to disarm this guy horta ??

Recommended Posts

Max’ed Dheere oo hub ka dhigis lagu sameeyay maanta

 

Ciidamo Ethiopian ah ayaa maanta hub ka dhigis ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Dheere.

 

 

Sida ay idaacada shabelle u xaqiijiyeen madax ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya ciidamo Ethiopian ah ayaa waxaa ay barqadii maanta tageen guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) kaasi oo ku yaala agaagaarka Isgoosyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

 

Ciidamada Ethiopia oo watay gadidka dagaalka ee Cabdi Bilayaasha iyo 2-ka mid ah gaadiidka Cul culus ee Taankiyada ayaa waxaa ay gudaha u galeen guriga Max’ed Dheere halkaasi oo ay ka qaateen hub uu lahaa Max’ed Dheere kaasi oo qeyb ka ahaa amar ay horay u siiyeen oo ahaa In uu hubkiisa ku wareejiyo dowlada kmg Soomaaliya.

 

Ka hor inta aysan ciidamada Ethiopian-ka tagin guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ahaa mid ka tagay gurigiisa kaasi oo aan la ogeyn meel uu abaaray waxana isku day aanu ku dooneeynay in aan kula xiriirno ay taleefanadiisa ahayeen kuwa hawada ka maqan.

 

Hada waxaa ugriga Max’ed Dheere ku sugan ciidamada Ethiopia oo baaritaano kala duwan ku sameeyay inta ay ku sugnaayeen gurigaasi.

 

Arintani maanta ciidamada Ethiopia ay ku sameeyeen guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ka danbeeyay muran soo jiitamayay oo u dhexeeyay isaga iyo ciidamada Ethiopia,waxnaa ay arintani soo bilaabay kadib markii Max’ed Dheere uu isku dayay in uu xilalka ka qaado qaar ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka oo xiriir dhow la lahaa ciidamada Ethiopia.

 

Waxaa la xasuustaa in qodobadii ay isku mari waayeen madaxweynihii iscasilay ee Cabdullaahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Nuur Cadde ay ahaayeen xil ka qaadista Max'ed Dheere.

 

Hub ka dhigista Max’ed Dheere Maanta lagu sameeyay ayaa waxaa uu imanayaa xili maalin un laga joogo iscasilaadii ninka ay sida weyn isugu dhawaayeen ee Cabdullaahi Yuusuf oo uu la kulmay ka hor inta uusan ka dhoofin magaalada Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^You are praying to God that these boy don't come back to Puntland because you know what's coming to you, waa kasii qaxaysiin Laascanood before they even arrive Mudug :D

 

Aside the jokes, there is actually a bit of truth in that report, Sheikh Shariif and Nuur Ade are pleading with Puntland forces to stay and have paid an oustanding large amount of money to their leaders and individual troops as well, but the troops have decided to leave, and no one can change...

 

The International community, IGAD and Ethhiopia wished Yey to stick and stay for a while, since he's gone they are trying everything to keep the boys, and we are getting the news that they have been receiving dollars since Odaga resigned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The most powerful army in Somalia right now is led By Gen Sacid Dheere. Of course fake secessionist sites will report such nonsense.

 

They are coming to a SOOL near you soon.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^“Good. Then we will fight in the shade." :D

 

 

Emperor,

Col. Yey's tantrums will put Puntland in a precarious situation politically and militarily.

 

You see the Ethiopians provided Col. Yey the man-power and support that enabled him to stay in Vila Somalia. They expect him (or Puntland) to toe the line or else... But it looks like Col. Yey and Puntland for that matter is pushing itself into a corner. I am affraid, Puntland is risking to become another Eritrea in the region - cut-off and excluded and potentially destablised.

 

We will see halkay cago dhigato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Saaxib, no one can cut Puntland, we know how to gamble and have been through much taugher critical moments than this... no worries mate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

^Saaxib, no one can cut Puntland,
we know how to gamble
and have been through much taugher critical moments than this... no worries mate

lachen70.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this