Sign in to follow this  
Jacpher

Kismaayo: Qeylo dhaan ka soo yeereyso dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Jacpher   

Kismaayo: Qeylo dhaan ka soo yeereyso dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo

 

Kismaayo(AllPuntland)- Waxaa soo kordhaya dhibaatooyinka xaaladaha nabadgelyo xumo ee ka jira gudaha magaalada Kismaayo, iyadoo falalkaasi ay geysanayaan kooxaha gacanta ku haya magaalada.

 

Dhaca iyo boobka loo geysanayo dadka rayid ah ayaa mudooyinkii danbe ku soo badanayey magaalada Kismaayo iyadoo xiliyada habeenkii dadka ay ka qeylinayaan isbaarada, waxaa sidoo kale qeylo ka soo yeertay dadka masaakiinta ah ee ku jira xeryaha qaxoootiga oo loo geysabayo falal amaan daro.

 

Arintan ayaa waxaa ay ka danbeysay kadib markii meesha ay ka baxeen ciidamadii dowladda KMG ah ee halkaasi howlgalada amniga lagu sugayo ka waday magaalada Kismaayo.

 

labadii maalmood ee u danbeeyay ayaa waxgaradka maliishiyooyinka la wareegay magaalada Kismaayo ay ka wadeen howlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Kismaayo, iyadoo bandow wax looga qabanayo amaanka ay ku soo rogeen walow aysan waxba ka qaban amaan darada ka jirta Kismaayo.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Xaalka Kismaayo oo ka sii daraya iyo wada wadalkii uu ku baaqay Xildhibaan Xiddi

 

Waan waan uu bilaabay Xilibaan c/rashiid Maxamed Xidig wasiir kuxigeenka Howlahad Guud ayaanana wali la guda galin, inkastoo wadahadalkaasi uu yahay mid uu shakhsiyan wasiir ku xigeenku isugu dayayo , taasoo ah mid dowladda FKMG ah aysan waxba kala socon. Mudane Xidig ayaa sheegay in uu shakhsiyan rabo inuu isku dayo in si walaalnimo uu ugu kala dab qaadi doono labada beelood ee isku haysta gacan ku haynta Kismaayo.

 

Xildhibaan Xidig oo ah ergay aanan cidina matalin ayaa sheegay in uu ku rajo wayn yahay in uu shir isugu keeno magaalada Luglow labada beelood oo dagaal uu ku dhexmaray gacan ku haynta magaalada Kismayo, uuna ku rajo wayn yahay in ay wax suurtoobaan.

 

 

Xidig ayaa ku waramay in u kala dabqaadka labada garab uu ka bilaabayo beelaha magaalada ka maqan, walina wax hadal kama soo bixin oo ku saabsan ka qaybgalidda shirkaaan kama soo bixin kooxaha Buulaguduud degan, inkastoo ay shebakadaha qaarkood ay sheegeen in uu isu imaashahaasi bur-buray. Xidig war warbixin ah ma uusan siinin qalabaka warbaahinta.

 

Dhinaca magaalada Kismaayo ayaa xaaladeeda amaan faraha ka baxday. iyadoo habeen iyo maalin cadba aysan kala lahayn dhaca loo gaysanayo dadka ganacsatada iyo rayidka intaba. Bandow ay saareen magaalada qolada maamusha magaalada ayaanan waxba ka suurta galin. "Wax nidaam ah kama jiro Kismaayo, kuwa qoryaha la wareegayo, ee leh amaan baan ilaalinaynaa laftigooda ayaa dhac noo gaysta oo na dhaca" ayay tiri gabar ka mid kuwa ka ganacsada qaadka oo aan khadka fooneyahah kula hadlay.

 

Kismaayo ayaa maleeshiyo beeleed bandow saartay ka dib markii uu amaanka magaalada faraha ka baxay. Iyadoo waliba jawi colaadeed uu magaalada ka muuqdo iyo is diyaarin dagaal ay la galaan maamulkii hore ee magaalada laga saaray oo ku sugan Buulo-Guduud

 

Abu-Ras

Mogadishu

Gedoweb Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

These is sad walaahi. Jimcaale Also I head these

 

 

Masuuliyiin ka tirsan mamulka Gobalka Jubbada Hoose iyo saraakiil qaran oo millatari oo maanta ka bad baaday isku day dil oo ay argagixisadu la damacsanaayeen

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maanta ay dil lala damacsanaa ka badbaadeen masuul sare sare oo ka tirsan maamulka magaalada Kismaayo,iyo taliye yaal ciidanka xoogg adalka ah iyadoo fashilinta isku daygaa dilna ay dhaliyeen dadweynaha nabadda jecel oo soo gudbiyay macluumaad ariinkaa ku aadan

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maanta ay dil lala damacsanaa ka badbaadeen masuul sare sare oo ka tirsan maamulka magaalada Kismaayo,iyo taliye yaal ciidanka xoogg adalka ah iyadoo fashilinta isku daygaa dilna ay dhaliyeen dadweynaha nabadda jecel oo soo gudbiyay macluumaad ariinkaa ku aadan

.Wararka ayaa intaa raacinaya in masuuliyiintani ay ku sugnaayeen Tuulada lagu magacaabo Buulo Gaduud ee isla gobalka Jubbada hoose ka tirsan,waxaana isku daygaa dil uu fashil ku yimid kaddib markii laga war helay shir qoolkii ay dhagar qabayaashu maleegayeen.

Isku daygan dil ee dhagar qabayaashu damacsanaayeen ayaa baajiyay shir maanta lagu waday in uu ka dhoco xerada tababarka ciidamada ee Luglow oo ka tirsan isla gobalka Jubbada hoose,kadib markii dadka deegaanku ay masuuliyiinta qaranka gaarahanna kuwa ciidamada kusoo war geliyeen in maliishiyooyin ay jidka u galeen islamarkaana u dhigeen wal xaha qarxa sida kooxaha argagixisdu ay adegsadaan.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in isku daygaa dil ee fashilmay ay ka dambeeyeen haraadigii kooxdii argagixisada Soomaaliya ee sheegan jirtay maxaakimta Islaamiga oo wali ku dambeeya qeybo ka mida goballada dalka

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maliishiyooyinka haatan ku sugan magaalada Kismaayo ay yihiin kuwii maxaakimtii Islaamiga sheegan jiray uuna hoggaaminayo Taliye maliishiyadeed argagixiso ah oo ka yimid dhanka dalka Kenya oo lagu magacaabo Sheekh Cali Dheere.

Saraakiil sar sare oo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyed oo ku sugan Tuulada Buulo Guduud ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo buuxa oo la xiriira falkii argagixisanimo ee maanta lala damacsanaa in lagu laayo qar ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeeed eek u sugan meelo ka mida gobalka Jubbada Hoose

.

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.

 

Contact:info@carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Puntlander propoganda bullsh1ts

 

Hadalka inta iska daayaan haddii aay wax dhacsan karaan may meesha tagaan. Koleey xabashi diiday in reer Gedo loogeeyo e.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ allamagan abti faanka badan waa lagu kufaa maad iska kala aayartid.

 

How do me and my fellow somalis get in on this . I suspect there are millions like me who are not polled. REER WAAMO OR REER PUNTLAND have definitely run out of patience……..with REER GEDO AMA WALAALAH GALGADUUD . But our only option is waiting till we are 100% sure peace and dialog to slove the issue. We don’t want TFG to compromise on any of the KILLING AND RAPING INCENT REER KISMAYO more than they already have. The REER GEDO only care about winning or losing. To me I think they don't care all those wrong told incent kids who will die in war not about the issues. They stall, block and impede at every opportunity. They legislate by ambush always trying to sneak something into a politic C/O afgaduud did that Afgaduud baa halkaan ku kaadsgay sh#@$%^&T that clearly was never meant to be there. TFG want them out. Can’t begin to tell you how many REER LUUQ AND CABUD WAAQ won’t be CRYING ANYMORE REER GEDO in the NEAR FUTURE.

 

In politics, everybody has his own ideology and ambition, but at the end of the day, the smaller parties who have no foundation would merge with the bigger parties ;) SXB ANIGA XABAD KUGU MARIDAAYO. XASAN TURKI BAAN KUUGU YEERAA HAKU BURSADO ILAA BAARDHEER :D

 

 

REMEMBAR I AM THE ONE WHO IS RUNING THE SHOW IN SOMALIA NOT YOU. :cool: MADAX WEEYNAHAADA KA XISHOOW.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdi_Xaafid:

REMEMBAR I AM THE ONE WHO IS RUNING THE SHOW IN SOMALIA NOT YOU. :cool: MADAX WEEYNAHAADA KA XISHOOW.

Maba ogeyn inaa Xabash ahayd maadaama those who are 'running the show' maanta in Soomaaliya ay yihiin Xabasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Xafid, bootadii cidda ahaa. Orda aada xay tahay "patient" aad sheegaysaan? Ta kale leave the locals alone ka daaya filimka waxan aad la wareegaysaan ee kabta & Laxda ah ee aad awrkiina rabtaan inaad ku kacsataan. Markii diyaaradada amxaarada iyo mareykanku garaacayeen oo xatta geelodii iyo reer miyigoodiba la laayey ma aydan isticmaali jirin term-kan Kabta & Laxda ah balse markii reer Gedo xoog wax looga qaadi waayo maxaad u isticmaasaan waxani, ma isla yaabtaan? :D

 

Originally posted by Abdi_Xaafid:

REMEMBAR I AM THE ONE WHO IS RUNING THE SHOW IN SOMALIA NOT YOU. :cool: MADAX WEEYNAHAADA KA XISHOOW.

Yeah, agree adeerkaa YEY amxaar together his puntlanders runs the coffe shop for zenawi but the question is for how long will he run for him. For Zenawi is already on look to find his replacement.

 

The cauntdown started adeer.... iiga qor. Bookmark this post for future reference smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

^^Xafid, bootadii cidda ahaa. Orda aada xay tahay "patient" aad sheegaysaan? Ta kale leave the locals alone ka daaya filimka waxan aad la wareegaysaan ee kabta & Laxda ah ee aad awrkiina rabtaan inaad ku kacsataan. Markii diyaaradada amxaarada iyo mareykanku garaacayeen oo xatta geelodii iyo reer miyigoodiba la laayey ma aydan isticmaali jirin term-kan Kabta & Laxda ah balse markii reer Gedo xoog wax looga qaadi waayo maxaad u isticmaasaan waxani, ma isla yaabtaan?
:D

 

quote:

Originally posted by Abdi_Xaafid:

REMEMBAR I AM THE ONE WHO IS RUNING THE SHOW IN SOMALIA NOT YOU. :cool: MADAX WEEYNAHAADA KA XISHOOW.

Yeah, agree adeerkaa YEY amxaar together his puntlanders runs the coffe shop for zenawi but the question is for how long will he run for him. For Zenawi is already on look to find his replacement.

 

The cauntdown started adeer.... iiga qor. Bookmark this post for future reference
smile.gif
somai waxeey tiraah daa aabo kan yar iga celi aan kan weey iska celiyee. allamagan abti if it cames to a war!!!! I don't have to tell you who will have the uper hand. once again STOP hiding under Amxaaro.couse you know the one who cried for the help of amxaaro waa adeerkaa :D Hiiraale. Yahuud xataa noo keena ? Oraah aan la iloobi doonin. Sifiican u xasuus noow coffe shop for zenawi Ayaan walaalah gal gaduud kaga safeeye. adiganah fursada aad heesato ka faa iideeyso. waxaan ku dhihi lahaa inteey goori goor tahay Jilbaha dhulka dhigo. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Wax haddad difaacankarto Gaalkacyo ayaad difaacan lahayd waagii aad ka carartay. Adeer my intention is not to give you a flashback of those painful days, however If you believe in yourself why did your jabhad been chased away from the city after they gave only 1 hour fight? Why did Af-Cas surrender to the Gedo boys?

 

Adeer reer Gedo waxay magaalada ku haystaan xoggooda baryo kuma joogaan ee wax kale ma ihaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol @ Che. I am KIMBO Abdullah, am already in the ring to give him one way ticket of no return. Tell the negga to get in so he gets his

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

Tell the negga to get in so he gets his
:D

:D maganooooow sheekada meeshaas hadeey gaartay hadhoow marabo magangalyo in aad raad satid ee inagu kala kaxeey.

 

 

Jimcaale going back to the topic

To me, what was said can not be put back into the genie's bottle. So here is my request as a waamo citizen, and really only a minor, minor player in the whole reer waamo scheme of things: Mayar Timi jilic and col Afgaduud , both seem like good and honest men, and the MAYAR especially seems like someone with a bit of courage (I'm sure GOVERNER KISMAYO is brave as well). Know my segetion is to act faster Clean up this mess, they need to use their power and authority as elected leaders, and make transparent what really happened. they must do this to respect 50 ppl were killed and let reer gado know how.

 

 

But reer GEDO does not care. Unable to empathise, THEY does not fully experience the outcomes of their wrong doing action.

 

 

The time has come for the REER GEDO .......

 

I heard they were requsting or i shall say beging for peace negotion. But!!!! Following are our terms. We will not deviate from them. There are no alternatives. We shall brook no deal peace . . . . this was the excet word of Kismayo mayer yesterday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this