Sign in to follow this  
Member-sol-

Daladda Culimada Soomaaliyeed oo si KMG ah ula wareegays Hoggaanka mujaahidiinta guda

Recommended Posts

War Goordhow kasoo baxay Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in si ku meel gaar ah ah ay ula wareegeen Hoggaanka Mujaahidiinta gudaha soomaaliya ee jihaadka xaqa ah ka wada gudaha soomaaliya isla markanaa dib u heshiisiin ugu baaqay garabyada kale Djibouti & Asmara.

 

 

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Daladda Culimada Soomaaliyeed oo ka dhacay qeyabo katirsan Somalia oo aan la sheegin ayaa looga hadlay xaaladda uu Dalku marayo iyo sida ay Culimadu Gacan uga gaysan karto xalinta dhibka Taagan.

 

 

Gudoomiyaha Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyeed Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo warbaahinta lahadlay ayaa Akhriyay Qodobadii ay Maanta soo saareen waana sidan.

 

 

1- Daladda Culimada Soomaaliyeed waxay Go'aamisay in aan la joojin karin Jihaadka Somalia inta ay Somalia joogaan dhammaan Askarta Shisheeye.

 

 

2-in Hoggaanka Ciidamada Mujaahidiinta ku meel gaar ah h ay ula wareegeen Daladda Culimaa'udiinka Soomaaliyed laga bilaabo Maanta oo ay taariikhdu tahay 27.10.2008 ilaa la isaga keenayo hogaanada dibadda jooga sida Eriteria & Djibouti

 

 

3- in Muddo bil Gudaheed ah Shir loo qabto Garabyada Mujaahidiinta ee xariirka la lahayn dibadda

 

 

4-in Labada Dhinac ay kasoo qayb galaan Shirkaas Ciddii ka baaqsatana Talaab laga qaadi doono Shacabkuna wada arki doono

 

 

5-in la joojiyo Dacaayadaha ay Garabyadu isku dhaafsanayaan Warbaahinta qaybeheeda kala duwan.

 

 

6-in la ilaaliyo Masaalixda Umadda sida in aan meel ay ku badanyihiin Shacabka & Hantida aan lagula dagaalamin Ciidanka Cadawga.

 

 

Wabilaahi Towfiiq

 

 

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan

 

 

Guddoomiyaha Daladda Culimada Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oon of course ahayn dad jago iyo lacag raadis ah balse ay dhab ka tahay qaddiyadda ah in Soomaaliya nabadi ka dhalato ummadda Soomaaliyeedna ay aayaheeda ka tashato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There will be a conference held by the somali culama to try to unite the ranks of those on the ground. Those who do not attend (i.e. asmara and djbouti) will be left out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this