Sign in to follow this  
checkmate

Shukaansi.....Break Up...Make Up..

Recommended Posts

alla RAULA xabiibti yaa xayaati am speachless waaaaw waan kaa cabsaday yarta..markaan is dhahay geed baa ku xirxaratay..ayaa kur ka kuleel iigu shubtay... :D:D

 

anigana wanaag lee adi kuu wadaaa

adigana sakiin lee ani igu wadaaa

war yaraa isoo gaaray

wajigaa ma fiicnee

yaa hoosta kaa waaley :D:D

 

u can't beat that babe.......ha ha ha ha

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Shoobaro kaalay adi raula sees mee kuu heysaa sxb. canjeero bir kaawo ku dhagtay camal aa ugu dhagan tahee.

 

Dawaco, Ayeeyo habaar fool xumidaa ma islaamihii dagmoyinka baa ka hartay. Cuudu bilaah..Magaca hanaga ceynin dawaco yahee raadka qaabka daran.

Anigoo ina dooli lagde ah baad maanta magac foolxumo igu shegtay, Aloo yaa xijaabka ka dafa oo alfalaax madaxa u gasha.

 

Haruun wlc sxb..waa anigiiyee ina baqti lagde AKA Tuujiye or Garab Tuujiye..

 

Wareer badanaa shukhul shukaansigaan.Ha :confused: !

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

The "baro" above me...

 

 

Eeboow nin ina baqti lagde la dhahaayo oo dooli ka dabo ordaayo habaar uma dhimno... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool@above baro

 

dawoco caqli leeey gacaliso ..nin kaan feebaro la dhoho waxba yuuu ku waabsan......hala yaaabina wax yar waa qalqaali wiilka towards the gabdhaha....sheeko uu ii sheegay feebaro:

 

This took place 1972...feebaro was NINE years old...when his mum n dad went ta KISMAAYO for thier wedding anniversity for one week...and left him with a baby sitter who was eightEEN year old Gal... so i yall can see the story is self explainatory...FEEBARO was molested by thaat baby sitter.....he was raped over n over again the whole one week(maskiin).....i guess yall can see now ..why FEEBARo is always so hostile when it comes to yall ladies ... don't blame him please....i think after all that's happened to him ..he really turned out OK....

 

Ps:i hav told yall this story, because i felt it was time, time ta let the truth out

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Shoobare kaalay adiga kashifitaanka maxaa ka falee. Ani markii bajaqdaas gees igu kuuseysay adi waa oo neysay oo waaxaa dhaheysay "took tee waaye" adoo wili kastuumo qaanjeer leh wato. Kashif kii ahaa anuu igu cireystay.

 

 

Dawaco ani habaar waa ii dhiman yahay ee ha i habaarin asbax yahee. Doolina ma bursado ee waan lagdaa.

 

wareer badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

shoobaro :D wixi laga doonay aas qabaa isma dhihin miyaa? aniga hadii aan ahaa lahaay,,,waaba shake gareen lahaa for better result..

 

As for that other person,,,,Asbax nimo waa lagu dhaqmaa laakinse...doqon nimada waa loo dhashaa.

So chill bro, ragga naago lama tirsadaanee :rolleyes:

macbuudkoow :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

waraa feebaro, warabulkacba you skating on baraf qafiif ah. if you don't turn ur miciyo else where, dufteeydaa lagaa kor gurbihaa.

 

mama juxa does not approve any form of juq juq muluq muluq, miiq miiq (especially when it is against the love of her life, dawoco)

 

gone to change into garees and shaash ee is keen bacaadka :mad: :mad: :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooool@madam juxa

mama juxa does not approve any form of juq juq muluq muluq, miiq miiq (especially when it is against the love of her life, dawoco)

so i was wondering if u approve of buluq buluq and falaq falaq......just asking :confused: Feebaro wants ta know

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

igarkiis SHAFBAROON, mesha botaa wadaa iyah :cool:

 

Falad falad aad wadaaa

fa'ida falaxo aad wadaa

WAR WAAD IS FANFANISAA

Fagaarta lagu faafiya furugeede

Faxshirka NAAG waaye FARDHERIDAA

 

fagfaglow wad fuduudatee, ma fatuurad wadaata

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ loool @raula,

 

 

juxa looooooooooool, maxaa akhrinaysaa acuudkoow, waaba kaa yaabay adiga horta :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loooooooooooooooooooool raula respect sis..lol..

 

Juxaa looooooooooooool waa kaa baqay bas. ani iyo hadii isku duufno aduunka nagu dhamaanaa daahyada aa nagu xirmaa yaan. bas bas waa kaa baqay..looooooool

 

Dawaco waan kula kaf tamooyaa abaayo see kaa noqotay adi :( .Latirsiga aa sheegeysid maxaa waaye mowlac maan joognaa?

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

Feebaro,,,,nin Shoobaro la dhahaayo aa sidi habrihi suuqa siinay yaanyoda ka goobeey jiray oo hadalka sunta lahaa dadka ku mudi jiray, iskugu keen diray,

 

Yaaqayoow ninkaas waxaanba is dhahay maseer aa haayo, ee iska ilaali.

 

Af macaan badanaa,,,ileen sun oo hoos ka wataa :D

 

dawoco caqli leeey gacaliso

asoo iga dhaadhiciyay oo aan aaminay... oo ii isii raaciyay

 

nin kaan feebaro la dhoho waxba yuuu ku waabsan

...suntii waa taas...weeyna i qaadayee feebaroow gacan barfuun leh aan kugu salaamay, bun iyo cambuulo raali galis neh waa diyaar icon_razz.gif

 

As for the beast, shoobaro :mad: Kal magacaada ku qorantahay oo bir laga suubiyay (for multiple use) aan kugu salaami doonaa..Waqtigi wa shamsi hadii aan kusoo xasuusi waayo cajuus yohoow :mad:

 

anywayz guys, im not accountable for all i say, ,,my dr refused to renew my prescriptions icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooooool@dawoco.............looooooool

 

waxaad socoto maanta aad waxaad tiri...afkeeyga macaan waa sun.....tola'ayooo tol beelay...markaan madaxa kaan dhunkaday(meesha qof bini aadanka ugu sharaf badan ee laga dhunkado)...markaan dhulka kugu aamini waayey oo aan dhabarka ku saaray...ma saan ayaa iigu abaal guday....wale oo wale mar hore ayaa yir...qofkaad kabtiisa tolleysid oo isna karfantaada toolaayo.....maanta korkeeyga meel la saro maqo.....waxaa la yiri (shinbir waligeed mar bay dab qaadoo markaasna guriga hooyadeed bay gubtay)...hadaba dawocoooy waad iga kaaftoon tee ...bal aan aragno meeshuu FEEBARO ku geeyo.... :mad: :mad:

 

dadka waa dagaalaan dibna waa hishiiyaan...in aad duul kale raacdo..ma wax loo duqaataa.... :mad:

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Dawaco madaxee bun lagu shubo mar hore aan iigu danbeysay yaaqee..Goormaa isla buneysanenaa hee..

 

wareer badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this