Sign in to follow this  
Gabbal

The U.S State Department opposes including immediate neighbors in peacekeeping.

Recommended Posts

Gabbal   

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ka soo horjeeddo in ciidan ka socda dalalka deriska ah la geeyo dalka Soomaaliya..

 

War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanku la wadaago beesha caalamka iyo dad badan oo Soomaaliyeed walaaca ay ka qabaan ciidan shisheeye oo la geeyo Soomaaliya.

 

Warku waxaa uu sheegay in dalalka Soomaaliya la deriska ahi ay dano iyaga muhiim u ah ay ka leeyihiin Soomaaliya, kuwaas oo sida ugu wanaagsan ee ay ku ilaashan karaan ay tahay dhismaha dowlad dhexe oo Soomaaliyeed oo waxqabad leh oo laga hirgeliyo Soomaaliya.

 

Si kastaba ha ahaatee, Mareykanku waxaa uu sheegay in ciidan kasta oo la geynayo Soomaaliya aan laga qeyb gelin ciidan ka socda dalalka la deriska ah.

 

Haddii ciidammo dalalka deriska ah lagu daro hawlgalka, waxay dowladda Soomaaliyeed ku noqoneysaa ayuu warku yiri caqabad aan laga tallaabsan karin oo uga gudban taageerada iyo kalsoonida ay uga baahan tahay shacabka Soomaaliyeed.

 

Doodda ku saabsan ciidammada Soomaaliya la doonayo in la geeyo, waxaa maalmahanba ka taagnaa khilaaf sii kordhaya.

 

Waxaa uu khilaafku u dhexeeyaa gaar ahaan Madaxweynaha, Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Raiisal Wasaaraha, Cali Maxamed Geeddi, oo daafacayay kana dhaadhicnayay dadweynaha in la keeno ciidan shisheeye oo aan loo kala saarin saf hore iyo mid dambe.

 

Dhinaca kale waxaa ka soo horjeeda ra'yigaas hoggaamiyayaal hubeysan oo hadda Wasiirro ka ah dowladda oo ka soo horjeeda in ciidan laga keeno dalalka deriska ah.

 

Hoggaamiyayaashaas oo dhammaantood ka soo jeeda magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah, Ra'iisal Wasaare ku xigeen isla markaana ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Caydiid, oo isaga oo Baydhaba jooga BBC-da u sheegay in aanuu qabin in la keeno ciidan shisheeye.

 

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maalmaha foodda nagu soo haya go'aan ka gaaro waxa laga yeelayo ciidan shisheeye.

 

Rajo wanaagsan Si kastaba ha ahaatee, Mareykanku markii sannadkii 2000 dalka Djibouti lagu dhisay dowlad Soomaaliyeed sidaa uma daneyn.

 

Laakiin intii ka dambeysay weerarkii argagixso ee dalkiisa lagu qaaday Sebtembar 2001, waxaa u muuqata khatarta ka imaan karta Qaran burbura.

 

Hadalka Mareykanku uu soo saaray, waxaa uu muujinayaa in Mareykanku hadda daneynayo waxa ka socda Soomaaliya.

 

Waxaana dadka qaar u arki karaan karta rajo laga qabi karo in uu gacan ka geysto dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan qaabka uu warku tilmaamay oo ah wadaxaajood iyo dib u heshiin.

 

Isha Warka bbcsomali.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Thanks for posting.

 

I think the United States weighed the interests it has with Ethiopia vs Egypt and concluded to take this position.

 

 

Here is the Official Press Release

 

Somalia’s neighbors have legitimate national interests that are best protected by the successful establishment of a stable and effective central government in Somalia; however, any external force should exclude troops from those countries. To include troops from neighboring countries at this time could pose an insurmountable obstacle to the Transitional Federal Government’s ability to gain the support and trust of the Somali people due to the perception within Somalia that some neighboring countries may be biased towards one or more elements of the Transitional Federal Government.

 

We urge all Somalis involved in the creation of a new Somali government to focus on the needs of the Somali people while respecting the peace, governance and security that exists in areas not currently participating in the reconciliation process. We hope all Somali participants will continue their efforts towards the reestablishment of effective governance in Somalia through a sustained process of reconciliation and dialogue. It is in the interest of the international community to support the establishment of regional stability and the peaceful return of governance to Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

I think the United States weighed the interests it has with Ethiopia vs Egypt and concluded to take this position.

What an irony, the United States is finally standing up to Ethiopian domination of Horn :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

damn how i hate americans, they think they rule the world or something? first they ignore us and than they think they have the right to say something about the situation. since 9/11 i hoped somalia would be finally in the radar and somalia would be freed like afghanistan and be a country again. they never did.

 

MARAYKAN= help us and if you dont, shut the hell up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think its worded in the right way, it gives the Somali government and people reassurance that the worlds only great power will not support any Ethiopean hegomony over Somalia.

 

Its posative and it does not stop the current plans for peace keepers deployment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Safiirka Mareykanka ee dalka Itobiya Mr. David Shinn ayaa soo dhoweeyay qorshaha IGAD ay ku doonayso iney ciidamo u dirto Soomaaliya, nabadna ku soo dabaalaan.

 

 

March 4, 2005 Radio Free Somalia.

 

 

Safiirka Mareykanka ee dalka Itoobiya ayaa soo dhoweeyay qorshaha IGAD ay ku doonayso iney Soomaaliya nabad ku soo dabaasho iyo la dagaalanka argagixisada caalamka.

 

Safiirka Mareykanka oo ka qaybgay xalay casho sharaf ay isugu yimaadeen safiirada dowladaha horey umaray kana dhacay magaalada Adisababa , casho sharaftaa oo uu ka soo qayb galay Ra'iisul wasaaraha dalka Itobiya Miles Zanawi, shirkaa oo inta badan looga hadlayay arimaha argagixisada caalamka iyo la dagaalankeeda .

 

Safiirka mareykanka ee dalka Ethiopia Mr. David Shinn oo halkaa qudbad dheer ka jeediyay ayaa wuxuu sheegay in dalka mareykanka uu aad ugu faraxsan yahay kaalinta wax ku oolka ah ay Ethiopia ka qaadanayso la dagaalanka argagixisada iyo taageerada balaaran ee ciidamo gaynta Soomaaliya.

 

Mr. David Shinn isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri waxaan dalalka IGAD la garab taaganahay qorsha ciidamada ay ugu diraayaan Soomaaliya iyo in la xoojiyo dowlada loo sameeyay Soomaaliya.

 

Gabagabadii R/wasiirka dalka Itoobiya ayaa siwayn ugu mahad celiyay Mr. David Shinn iyo dowladiisaba balanqaadyada dhaqaale ay u fidinayaan Soomaaliya iyo ciidamada IGAD .

 

Waxaa halkaa ka cad in Soomaaliya haday doonayso ciidamo iyo inkale aanay cidina kala tashanayn, saf hore iyo saf dambe , qudbadihii casho sharaftaa laga soo jeediyay ayaa waxay u muuqatay mid Mareykanka uu taageero buuxdo ku siiyay dalalka IGAD iney la dagaalamaan argagixisada, Soomaaliyana nabad lagu soo dabaalo

 

editorial@radiofreesomalia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

State department?

State department is too complex a department to have its official policy decided by a lower level circulation vouching for keeping the status quo.

 

What did the Pentagon and the White House say about the issue of foriegn/IGAD peacekeepers in Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

What did the Pentagon and the White House say about the issue of foriegn peacekeepers in Somalia?

 

 

Libaax

 

none, the pentagon said nothing about any peacekeeping in somalia.

 

 

If we are somalis we make big deal even if one of the local ploce officer say. In my opionio is not good idea to send peackiping to somlia. As long as he is An american wooow the American said we don't what peackiping :confused: How would the lower level membar of the US government decides :confused:

 

lets wait and see what hapens

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by HornAfrique:

quote:

What an irony, the United States is finally standing up to Ethiopian domination of Horn
:DI thought this was obvious that United States has sought the domination of Ethiopia in the horn man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cousin Tolstoy,

 

My comments on these threads are usually derived from contemplation of the reality on the ground without admixture of any personal prejudices. On the issue of FT, I confess that I am not at all of the opinion of a quick fix by Ethiopia/IGAD as far as the present condition in the Horn is concerned. However, I am delighted the “Amxaaro†talk has helped expose the crude alarmist tactics some warlords have always practiced as a way of continuing mayhem. Seldom had the issue of “fawdo†in the South been flung so passionately into the face of a genuine political discourse. Many do realize that having normalcy, with which the rule of law is upheld, is essential for the survival of this nation. Implementing changes, or how, is a whole different issue many don’t find to be on the same spectrum.

 

As for the State Department vs. Pentagon/White House, Somalia is “not that important†so far as official US policy is concerned, for if it was, the Pentagon and the White House would be hell bent on pushing for “a meaningful line of policy†as you articulated. And rightly: for it is the white house and co. which ultimately carry out any policy, not the Doves at State Department. Perhaps there was, in the dim past, a more urgent policy towards the Horn, but Somalia has relatively fallen back into the shadows of such hot spots as Iraq and the likes. Not that there is not a “watchful eye†on a nation so frail in physique and the rule of law; that would be a let down on the “war on terror†as Bush would say it with a smile, however the old talk of an imminent threat by “Alqeida terrorist†in Somalia is just worm-eaten with difficulties.

 

ls

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

however the old talk of an imminent threat by “Alqeida terrorist†in Somalia is just warm-eaten with difficulties.

Precisely why the United States is not currently inclined to see and hear Horn of Africa news through the "eyes and ears" of Ethiopia! Somalia, generally, is a third-rate country in importance to the American government. However, contained in every press release of every department (especially the two most important of Defense and State) is the official policy of the United States toward any one nation. In this case, the official policy of the United States toward Somalia's would be peace-keepers.

 

Ethiopia is forced to heed the subtle message contained in the press release, because Ethiopia, like all other third-world countries, will most doubtedly believe that certain consequence will arise if they do not. Ethiopia is also keen on getting American support for the current Nile tensions between her and Egypt. Ethiopia understands that Egypt is one of America's biggest client states in Africa/Middle East, and in a sense want to be the "best they can be" to not ward off any more American support then they could afford.

 

Mark my words, you will not be hearing of any more news headlines alleging Ethiopia's "offer" of foreign troops is on the table. However minuscule this press release might have been to us in the western world, it is more then enough on the front lines ;)

 

 

To think that any of us would have the audacity to willingly support any Ethiopian soldiers for whatever reason to legitimately enter Somalia! Taasu baa ciil iga keenta :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this